illegal buy accutane onlineWelcome to Cadale site

Ku soo dhawaaw Bogga Cadaleomeprazole cheap online

cheap prevacidDaawo Quruxda Cadale

Group creation
G

dekedda cadale oo dib u habeeen lagu sameyhaayo

DAKADDA CADALE OO DIB U HABEYN  EY KU SAMEYHEYSO DOWLAD GOBOLEEDKA HIRSHABEELEbuy accutane america

Akhriso Liiska Musharaxiinta u taagan Madaxweynaha Soomaaliya

Guddiga Qaban qaabada Doorashada ayaa ku dhawaaqay inay isdiiwaan galiyeen 24-Musharax oo u taagan q..buy benicar hct 40 25.

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Oo Muqdisho Kula Kulmay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”, Guddoomiye ..order celexa line.

XAFLAD TAAGEERO AH OO LAGU QABTAY WADANKA NETHERLAND

XAFLAD TAAGEERO AH OO LAGU QABTAY WADANKA NETHERLAND Waxaa xalay oo taariikhdu eheed 04/01/2017 lag...

Horumarinta Qorshaha Qaranka ee Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo laga hadlayo

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo daaqa ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Hay’..can you buy a hiv test kit.

  • dekedda cadale oo dib u habeeen lagu sameyhaayo

    vrijdag 10 februari 2017 00:00
  • Akhriso Liiska Musharaxiinta u taagan Madaxweynaha Soomaaliya

    zondag 29 januari 2017 00:00
  • Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Oo Muqdisho Kula Kulmay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban

    zondag 15 januari 2017 00:00
  • XAFLAD TAAGEERO AH OO LAGU QABTAY WADANKA NETHERLAND

    donderdag 05 januari 2017 00:00
  • Horumarinta Qorshaha Qaranka ee Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo laga hadlayo

    woensdag 28 december 2016 00:00

seroquel xr for sale 

buy depakote online

melatonin dogs saleHordhac :

Waa Maxamed Maxamuud Geeddow oo idin leh kusoo dhawaada saytka degmada Cadale. cheap viagra sale

Saytkaan Cadale.com waxaan ugu talagalay dhamaan reer Cadale inaan ku matalo shabakada internet-ka oo ah meel lagu kobcin karo jiritaanka iyo taariikhda degmada Cadale iyo dadka dego.

Waxaan soo dhawayhaa dhamaan reer Cadale wixii talo, tusaale, sixitaan inay isoo gudbin karaan. Waxaan kaloo ka codsanayaa in haddii ay jiraan dad haayo taariikho, maclumaad ama masawiro ay isoo gudbiyaan, anigana waxaan balanqaadayaa inaan soo gelin doono saytka Cadale.com.buy eos lip balm ontario

buy benadryl-d online Haddii aad la kulanto aqbaaro, ama macluumaad kale oo quseeyo Cadale, fadlan isoo gudbiya si aan ugu gudbiyo dhamaan dadka ay qusayso.

Nagala soo xeriir Halkaan waraaqada waraaqada hoos ku taal.use of cystone tablets

order cialis online overnight 

buy augmentin genericWaxaan rabaa inaan iska kiin baro:

Magac: Maxamed Maxamuud Caddaawe (Geeddow)

coumadin discount couponsKu dhashay: degmada Wardhiigley, magaalada Xamar

Dhashay: 1945benzac ac wash buy online

waxaan ahay nin xaas iyo caruur leh, haddana abkow ah kuna nool waddanka Nederland (Holland) magaalada Breda.

lamictal buy cheapWaxbarasho

Dugsi quraan: Macalin Xaaji Cumar Indho gaduud (alaha ha u naxariisto) 

Dugsiga Hoose: sanad dugsiyeedka 1954-1955 ayaan bilaabey ilaa 1960-1961, anoo ka kala dhigtey: iskool wardhiigley, Boondheere iyo Xamar jajab.

Dugsiga dhexe: sanad dugsiyeedka 1961-1962  ilaa 1963-1964 ayaan dhigtey oo markaas  loo yaqaaney  scuola commercial, shahaadana ka qaatey.

Dugsiga sare: sanad dugsiyeedka 1964-1965 ilaa 1967-1968 ayaan dhigtey oo markaas loo yaqaaney Istituto tecnico per ragioneri, tipo Italiano oo ku yiilay isbitaalka Digfer aktiisa, Shahaadana ka qaatey.

 

Jaamacad: sanad dugsiyeedka 1968-1969 ilaa 1969-1970 ayaan dhigtey Jaamacada ummadda qeybta dhaqaalaha.

 

Shaqo

 

1968:  xafiiskii ra'iisu wasaaraha u qaabilsanaa arrimaha shaqaalaha (dirizione

          generali del personale, oo aan ka ahaay shaqaalo caadi ah.

 

1969: wasaaradda xannaanada xoolaha, oon kanaqday madaxa  Xisaabka

          (financial manager)

 

1973: sanad ayaa waxaa ley direy aqoon korosi dibada ah, waxaan aadey  

          waddanka midowga sofiyeeti (Russia), halkaas oo ka dhigtey dugsi sare

          Comsomoolka.

 

1974: maamulaha xisaabaadka (chief financial manager ) ee Dugsiga

          Xannaanada Xoolaha oo ahaay Masharuuc ey iskakaashahaayeen

          Jamciyadda Qurumaha iyo Dowladda Soomaaliya kaasoon ka

          shaqeyhaayay ilaa bishii Juunyo1977.

 

1977: Xiriirka Guud ee ururada shaqaalaha soomaaliya, oon kanaqday

          Guddoomiye ku xigeenka Ururka Shaqaalaha Beeraha,Xoolaha iyo

          Macdenta.

1977: Guddoomiyaha Ururka Shaqaalaha Beeraha,Xoolaha iyo Macdenta.

1979: Agaasimaha waaxda maamulka iyo lacagta ee Wakaaladda Horuumarinta

          Xoolaha oo loyiqiin (L.D.A.)

1979: waxaan 1979-1981 ka mid ahaay garsoorayasha kubadda cagta (Arbiter)

1982: Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Lacagta ee Wakaaladda  Keenidda ,

          Soosaaridda iyo Dhoofinta daawooyinka oo looyiqiin(ASPIMA).

1986: waxaan dalbaday shaqo ka tegid (ruqso) waana la iga ogolaadey.

1986: waxaan bilaabey inaan ganacsado anoo ka ganacsan jirey Talyaaniga

          (Italy) iyo sacuudi carabiya (Saudi Arabia).

 

 

 

 

 

 

 

 

Search

Sollar

Hambalyo

 

 

 

Bogga Hambalyada

Xayesiin

A/C. Waxaan idiin heynaa Biraha Cagafyada (tractors Parts).

Cagafyadaas oo kala ah: Fiat, Ford, John deere,New Holland, iyo kuwa kale oo badan.

Dalabkaaga waxaad kusoo diri kartaa E-mailkaan: geeddow@gmail.com

Xeyeysiis Ganacsi

  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN