illegal buy accutane onlineWelcome to Cadale site

Ku soo dhawaaw Bogga Cadaleomeprazole cheap online

cheap prevacidDaawo Quruxda Cadale

Group creation
G

dekedda cadale oo dib u habeeen lagu sameyhaayo

DAKADDA CADALE OO DIB U HABEYN  EY KU SAMEYHEYSO DOWLAD GOBOLEEDKA HIRSHABEELEbuy accutane america

Akhriso Liiska Musharaxiinta u taagan Madaxweynaha Soomaaliya

Guddiga Qaban qaabada Doorashada ayaa ku dhawaaqay inay isdiiwaan galiyeen 24-Musharax oo u taagan q..buy benicar hct 40 25.

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Oo Muqdisho Kula Kulmay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”, Guddoomiye ..order celexa line.

XAFLAD TAAGEERO AH OO LAGU QABTAY WADANKA NETHERLAND

XAFLAD TAAGEERO AH OO LAGU QABTAY WADANKA NETHERLAND Waxaa xalay oo taariikhdu eheed 04/01/2017 lag...

Horumarinta Qorshaha Qaranka ee Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo laga hadlayo

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo daaqa ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Hay’..can you buy a hiv test kit.

  • dekedda cadale oo dib u habeeen lagu sameyhaayo

    vrijdag 10 februari 2017 00:00
  • Akhriso Liiska Musharaxiinta u taagan Madaxweynaha Soomaaliya

    zondag 29 januari 2017 00:00
  • Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Oo Muqdisho Kula Kulmay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban

    zondag 15 januari 2017 00:00
  • XAFLAD TAAGEERO AH OO LAGU QABTAY WADANKA NETHERLAND

    donderdag 05 januari 2017 00:00
  • Horumarinta Qorshaha Qaranka ee Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo laga hadlayo

    woensdag 28 december 2016 00:00

seroquel xr for sale 

Waa Maxay cudurka sonkorowga ?

 buy depakote online

melatonin dogs sale 

cheap viagra saleHaddii aad qabto sonkorow sannado badan iyo haddii lagu yiri sonkorow baad hadda qabtaa, keligaa ma tihid. Inta u dhaxaysa 170 – 180 malyan oo qof ayaa qaba sonkorow dunida. Xogta hoose ayaa kaa caawimi doonta garashada sonkorowga iyo sida loogu noolaado horumar adigoo qaba.

buy eos lip balm ontarioQoraalkan waxaan uga jawaabi doonnaa su’aalahaan hoos ku qoran:

• WaaMaxaySonkorow?
•SideeBaanuDareemDoonaaSonkorowga?
•SideeBuu Dhakhtarku Ku Ogaanahayaa Inaan Sonkorow Qabo?
• Sidee Baa Loo Daweeya Sonkorowga?
• Maxaa Keena Sonkorowga?
• Ma Waxaa Jira Hal Nooc Kabadan oo Sonkorowga ah?
• Caruurtaydu Ma Ku Dhici Doonaa Sonkorowgu?
• Ma Jirta Daawo Sonkorowga?
• Maxaan Kalo u Baahanahay iInaan Barto Xukunka Sonkorta?

Waa Maxay Sonkorow?

buy benadryl-d onlineSonkorowgu waa cudur uusan jirku si haboon uu isticmaali karin cuntada quwad ahaan. Unugyada tirada badan ee jirka ku jira waxay u baahan yihiin shidaal ay ku noolaadaan oo ku koraan.

Jirku wuxuu u jejebiyaa cuntada aad cunto inta badan nooc quwad ah oo loo yaqaan sonkor (glucose). Glukoos waa eray kale oo la yaqaan sonkorta. Insuliin waa hormoon ku caawiya sonkorta inuu ka wado dhiigga oo geeyo unugyada jirka.
Insuliinka jirka waxaa sameeya beeryarta (Pancreas). Qof ma noolaan karo Insuliin la’aan.

Sonkorowga, waxaa jira hal dhibaato ama ka badan oo insuliinka ah. Kuwaas waxaa ka mid ah:use of cystone tablets

• Beeryarta oon insuliin samayn (Nooca 1 sonkorowga)
• Beeryarta oon samayn insuliin ku filan, ama jirka oon isticmaali karin insuliinkii uu sameeyey (Nooca 2
sonkorowga).

Sidee Baan u Dareemi Doonaa Sonkorowga?

order cialis online overnightQof walba si gooni ah ayuu uga jawaabaa sonkorowga. Qaar ka mid ah calaamadaha digniinta ee sonkorowgu waa:

• Biskood soo daaha (tartiib)
• Awood darro (awood la’aan ama kacsi la’aan)
• Fursad culays (kordhid ama lumid)
• Aragti caad leh
• Kaadi tiro badan
• Oon
• Noog xad dhaaf ah / daalid
• Hurgun jirka ah iyo cuncun


Dadka qaarkood ma oga inay sonkorow qabaan waayo ma qabaan calaamadaha digniinta. Sonkorowgu dhakhso ayuu soo baxaa, asagoon digniin lahayn. Mararka kale si aayar ah ayuu u soo baxaa, dhawr bilood.
buy augmentin generic

Sidee Buu Dhakhtarku Ku Ogaanahayaa Inaan Sonkorow Qabo?

Waxaa jira dhawr dariiq oo dhakhtarku u baari karo hadaad sonkor qabto. Waxaa ka mid ah:coumadin discount coupons

Baaridda Dhiiggabenzac ac wash buy online

Baaridda dhiigga ee ugu caansan oo la sameeyo si loo helo haddii aad qabto sonkorow waa heerka sonkortaada. Haddii aad soomantahay heerka sonkortu waa 126 ama ka badan, inta badan sonkor baa la tuhmaa. Dadka aan qabin sonkorowga waxay leeyihiin in sonkorta markaad waxba cunin ay ka yartahay 110. Baaritaan dhiigag kale ayaa la samayn. Inta badan waxay u baahan yihiin inaadan cunin ama cabin waxba habeenkii. Maalinta xigta waxaad u aadi doontaa xaafiiska ama shaybaarka baaritaan dhiigag socda 2 ama 3 saacadood.lamictal buy cheap

Baaritaan Guud

Dhakhtarku mararka qaarkood wuxuu kaa heli karaa calaamadaha sonkorowga korkaaga asago samaynaya baaritaan.

Calaamadaha iyo Sumadaha Sonkorowga:

Asago kula hadlaya, dhakhtarku wuxuu heli kara inaad qabto dhawr calaamadood oo sonkorow ah sida kabuubyada ama gubasha cagaha iyo lugaha iyo kacsi la’aanta.
Isticmaalka baaritaanka dhiigga, baaritaan jireed iyo weydiinta calaamadaha digniinta iyo sumadaha, dhakhtarku wuu ogaan doonaa haddii aad qabto sonkorow.

Sidee Baa Loo Daweeya Sonkorowga?

Natiijada daaweynta noocyada sonkorowga oo dhan waa inaad heerka sonkorta ku haysa sida ugu dhaw caadiga (heerka qiyaasta 80-120). Si loo sameeyo tan waa cuntada laysu dhelli tiro, daawada (insuliin ama tan afka / kiniin) iyo jimicsi ayaa loo baahan yahay.

Aad bay muhiim u tahay in aad loo barto sonkorowga inta aad awoodo. Meelaha ugu muhiimsan waa cuntada, daawada iyo dhaqdhaqaaqa. Barashada sonkorowgu waxay kaa caawimaysa helida xogta, xirfadda iyo isku filaanshaha aad u baahan tahay. Wax badan ood ka ogaato sonkorowga, si wanaagsan ayaad u xadidi doontaa.

Maxaa Keena Sonkorowga?

Qofna ma yaqaan waxa keena sonkorowga oo saxa ah. Waxaanu ognahay in sonkorowga uusan ahayn cudur fudud. Waxaa jira sababo badan oo keena. Cilmi baarista waxaa lagu helay dhowr sababood oo qofka gelin kara khatar weyn si u qaado sonkorowga. Khatarahaas waxaa ka mid ah:

• Kolostrooka HDL oo le’eg ama ka yar 40 iyo/ama heerka triglyceride oo ka weyn 20 mg/dl
• Dhiig kar le’eg ama ka koreeya 140/90
• Taariikh qoys ee sonkorow (Dhaxal)
• Walaac iyo walwal (cudur, dhaawac)
• Fayrus (nooca I sonkorowga)
• Daawooyinka qaarkood (steroids)
• Dhibaato sistamkaaga difaaca (nooca I sonkorowga)
• Cimri (40 sano iyo ka kor)
• Aad u cayilan iyo/ama fadhiya
• Qabitaan sonkorow inta Uurka leedahay ama dhalid cunug ka culus 90lbs.
• Midabka (sonkorowgu wuxu ku badanyahay Madowga, Isbaanishka, iyo Maraykan dhaladka ah)

Ma Waxaa Jira Hal Nooc Kabadan oo Sonkorowga ah?

Haa, waxaa jira noocyo badan oo sonkorowga ah:


• Nooca I Sonkorowga
• Nooca II Sonkorowga
• Sonkorowga Shinka Mellitus
• Liiska hoose wa qodobo ka mid ah noocyada ugu badan sonkorowga. Nooca 1 Snkorowga
• Waxaa loogu yeeri jiray sonkorowga ku tiirsan insuliinka ama sonkorowga Dhallin yarada ee Mellitus (JODM)
• Inta badan wuxuu ku dhacaa inta ka horaysa 30
• Ma samayn beeryartu insuliin
• Inta badan waa miisan yaryahay
• Laga helay 5-10% dadka qaba sonkorowga Nooca 2 Sonkorowga
• Waxaa loo aqoon jiray sonkorowga Mellitus ee Dadka waaweyn (AODM)
• Inta badan wuxuu dhaca da’da 40 ka dib
• Xooga insuliin ah bay beeryartu samaysa
• Qofku inta badan miisan weynyahay
• Waa nooca ugu caansan sonkorowga. Waxaa laga hela 80-90% dadka sonkorowga qaba. Sonkorwoga Shinka Mellitus (GDM)
• Wuxuu dhacaa Uurka
• Haweenka inta badan culus
• Heerka sonkorta caadi bay ku noqota inta badan marka cunuggu dhasho
• Khatarta in uu gudbo nooca sonkorowga II hadhow nolosha (khaasatan haddad culustahay iyo/ama aad fadhido)
• Noocyada kale ee sonkorowga waxaa ku jira Dhaawaca Dulqaadka Sonkorta (IGT) iyo sonkorowga la socdaan xaalada ale.

Dhakhtarkaaga ayaa kuu sheegi doona nooca sonkorowga aad qabto.

Caruurtaydu Ma Ku Dhici Doonaa Sonkorowgu?

Inkasto sonkorowgu isu maro reeraha, waxaa jira fursad aad u yar in caruurtaadu Qaadan.
Fursadda caruurtu ku qaadi karto Nooca I ee sonkorowga waa:
2% haddii hooyadu qabto
6% haddii aabuhu qabo
5% haddii labada waalidba qabaan
Fursadda ay caruurtu ku qaadayso noca sonkorowga 2 waa 50% haddii hal ama 2 waalid qabaan. Aad bay caadi u tahay in nooca sonkorowga 2 uu reer isu maro. Sababtan darteed, reerkii leh taarikh sonkorowga nooca 2 waa inay yareeyaan isirrada khatarta ah.
Luminta culayska, haddii aad u culustahay, ayaa ugu muhiimsan.

Daawo ma leeyahay ?

 Ma laha daawo sonkorowga, laakiin waxaa lagu xakameyn karaa:
◦ Cunto qaadasho
◦ Jimicsi ama cayaar
◦ Daawo
• Dhakhtarkaaga iyo kooxda daryeelka caafimaadka ayaa kaa la shaqayn doona adiga iyo reerkaagaba si
aad u barato sida fiican loogu noolaado sonkorowga.
• Cilmi baarista sonkorowgu waxay u shaqaynaysa si loo helo daawo. Waxaa kaloo jira shaqo la qabtay oo
lagu soo saaray tallaal Nooca I sonkorowga.

• Waxaan kugu caawimi doona si aad wax badan uga barato sonkorowga. Weydiiso cashiro dheeraad ah
iyo dariiqado loo barto sonkorowga.

Xigasho: SomaliDoc
Waxaa idin soo diyaariyey: Dayib

 

 

Search

Sollar

Hambalyo

 

 

 

Bogga Hambalyada

Xayesiin

A/C. Waxaan idiin heynaa Biraha Cagafyada (tractors Parts).

Cagafyadaas oo kala ah: Fiat, Ford, John deere,New Holland, iyo kuwa kale oo badan.

Dalabkaaga waxaad kusoo diri kartaa E-mailkaan: geeddow@gmail.com

Xeyeysiis Ganacsi

  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN