illegal buy accutane onlineWelcome to Cadale site

Ku soo dhawaaw Bogga Cadaleomeprazole cheap online

cheap prevacidDaawo Quruxda Cadale

Group creation
G

dekedda cadale oo dib u habeeen lagu sameyhaayo

DAKADDA CADALE OO DIB U HABEYN  EY KU SAMEYHEYSO DOWLAD GOBOLEEDKA HIRSHABEELEbuy accutane america

Akhriso Liiska Musharaxiinta u taagan Madaxweynaha Soomaaliya

Guddiga Qaban qaabada Doorashada ayaa ku dhawaaqay inay isdiiwaan galiyeen 24-Musharax oo u taagan q..buy benicar hct 40 25.

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Oo Muqdisho Kula Kulmay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”, Guddoomiye ..order celexa line.

XAFLAD TAAGEERO AH OO LAGU QABTAY WADANKA NETHERLAND

XAFLAD TAAGEERO AH OO LAGU QABTAY WADANKA NETHERLAND Waxaa xalay oo taariikhdu eheed 04/01/2017 lag...

Horumarinta Qorshaha Qaranka ee Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo laga hadlayo

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo daaqa ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Hay’..can you buy a hiv test kit.

  • dekedda cadale oo dib u habeeen lagu sameyhaayo

    vrijdag 10 februari 2017 00:00
  • Akhriso Liiska Musharaxiinta u taagan Madaxweynaha Soomaaliya

    zondag 29 januari 2017 00:00
  • Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Oo Muqdisho Kula Kulmay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban

    zondag 15 januari 2017 00:00
  • XAFLAD TAAGEERO AH OO LAGU QABTAY WADANKA NETHERLAND

    donderdag 05 januari 2017 00:00
  • Horumarinta Qorshaha Qaranka ee Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo laga hadlayo

    woensdag 28 december 2016 00:00

Dhalinyaradani oo ah kuwa ka baxay jaamacadaha dalka una istaagay waxbarida caruurta Soomaaliyeed ee isugu jira agoon iyo danyar ayaa degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir waxa ay ka hirgaliyeen xarun si lacag la aan ah wax loogu baro caruurtaasi, iyadoo dhalinyaradni ay ku midoobeen urur lagu magacaabo ururka mideynta Umadda Soomaaliyeed ee UHUMSOseroquel xr for sale.

buy depakote onlineMar aan booqanay xarunta wax ay ku bartaan caruurtaasi ayaa waxaa isoo jiitay sida ay ugu heelan yihiin horumarinta waxbarashadooda, waxaana xiligaasi ay qaadayeen heesta Soomaaliyeey Toos oo runtii qiiro wadaniyadeed I galisay sida quruxda badan ay u qaadayeen.

Mid ka mid ah dhalinyaradaasi u istaagay caawimaada caruurtaasi Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Kaamil Cabdi oo aan wareysanay ayaa  sheegay in dhalinyaro Soomaaliyeed iyagoo ah ay is tuseen in muhiim ay tahay in aqoontooda ay ku garab istaagaan caruurta Soomaaliyeed ee danyarta ah ee aan iska bixin Karin qarashaadka laga qaado dugsiyada waxbarashomelatonin dogs sale.

Caruurta Soomaaliyeed ee danyarta ah ee Waalidkoodu uusan awoodin in uu ka bixiyo qarashaadka laga qaado goobaha waxbarasho ayaa u baahan in xil la iska saaro waxbarashadooda, waxaana dhalinyaradani is xilqaamay iyo xaruumaha kale ee Muqdisho ku yaala kuwaa oo wax lagu baro caruurta danyarta ah ay tahay mid dhiira galin ah oo u baahan in dadaaladaasi la kordhiyocheap viagra sale.

Kulanka baarlamaanka ee maanta waxa ay xildhibaanadu guda galeen u codeynta hindise sharciyeedka maalgashiga Shisheeye oo soo maray marxaldooyinkii kale duwanaa ee loogu talo galay in ay maraan sharciyada ka gudbaya baarlamaanka, waxaana u codeeyay sharcigani codeyn gacan taag ku ogolaatay 143 Xildhibaan hal xildhibaan ayaa diiday halka 3 kalena waa ay ka aamuseen sida uu ku dhawaaqay guddoomiyaha golaha shacbaka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo shir guddoominayay shirkii maantabuy eos lip balm ontario.

buy benadryl-d onlineU codeynta  hindise sharciyeedka maalgashiga shisheeye kaddib waxaa xildhibaannada baarlmaanka ugu mahadceliyay in sharcigaasi ay meel mariyaan oo ay guteen waajib Dastuuri ah Wasiiru dowlaha wasaaradda ganacsiga iyo maalgashiga Soomaaliya mudane Maxamed Xasan Aadan.

use of cystone tabletsAfhayeenka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo ku hadlayay magaca guddoonka iyo kan xildhibaanadda ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Safiirka Soomaaliya ee u fadhiyay dalka Masar iyo suldaan ka mid ahaa isimadii soo xulay xildhibaannada Baarlamaanka ee hadda jira oo isaguna geeriyooday kaasi oo lagu magacaabi jiray Suldaan C/llaahi Kibaar Faarax, waxaana uu ilaah uga baryay labadaasi marxuum in naxariistee eebe uu siiyo Qabrigana uu ilaah u nuuriyo.

Ugu dambeyn, xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa guddigii xaqiiqo raadinta ahaa ee dhawaan soo kormeeray xuduudda ay Kenya iyo Soomaaliya wadaagaan ka dhageystay warbixin ku saabsan xaaladda ka jirta xuduuddaorder cialis online overnight.

Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Waxaana wareegtadan ku xusan isbadal kooban iyo xilka-qaadis lagu sameeyey qaar ka mid ah Golaha Wasiiradda ee Xukuumada Federaalka Soomaaliyabuy augmentin generic.

coumadin discount couponsWareegtadan ayaa waxaa saxaafada u aqriyay Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xarbi Cali Kullane.

Waxaa xilka qaadistan iyo magacaabida lagu sameeyey qaar kamid Golaha Wasiiradda ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya aqbalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuudbenzac ac wash buy online.

Waxaa xilka Wasiirnimo ee Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha Laga qaadey Mudane Cabdiraxman Cabdi Cusmaan, waxaana xilkaas loo magacaabey Mudane Eng. Cabdirashiid Maxamed Axmed inuu noqdo Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadahalamictal buy cheap.

Sidokale, Waxaa xilka Wasiirnimo ee Wasaaradda Korontoda iyo Biyaha laga qaadey Mudane, Maxamed Xasan Aaden (Shaahiyow) waxaana xilkaas loo magacaabey Mudane Maxamed Mursal Sh. Cabdiraxmaan in uu noqdo Wasiirka Wasaaradda Korontoda iyo Biyaha.

 

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Suudaan Mudane Maxamed Cabdulaahi Ugaas Faarax oo ku hadlaya magaciisa iyo magaca Diblumaasyiyiinta ka howlgasha Safaaradda, waxa uu uga tacsiyeeyay Umadda Soomaaliyeed geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee Marxuum Cabdulaahi Xasan Maxamuud oo maanta u geeriyooday xanuun uu muddo bil iyo bar ah la jiifay.

Danjire Maxamed Ugaas ayaa sheegay in Safiirka uu ahaa Diplumaasi u Soomaaliyeed oo ka shaqeeyay xariirka wanaagsan ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo wadamada Carabta.

Dhanka kale Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Kuwait Danjire Cabdiqaadir Amiin Sheekh oo isagana qoraal kasoo saaray ku aadan Tacsida Marxuumka ayaa  waxa uu uga tacsiyeeyay Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ay ka wada tirsanaayeen, Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed, iyo Eheladii iyo qaraabadii uu marxuumka ka tagay.

Danjire Cabdiqaadir Amiin Sheekh ayaa sheegay in Marxuumka uu waqtigiisa u huray u adeegidda shacabka Soomaaliyeed hadii ay ahaan lahayd dhinaca Waxbarashada, iyo Diplumaasiyadda intaba.

Marxuumka ayaa ka mid ahaa Diblumaasiyiinta Soomaaliyeed kuwooda ugu waa wayn oo wax badan lagu xasuusan doono kaalintii uu ka qaatay isku xirka Soomaaliya iyo Carabta.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta si rasmi ah u furay istuudiye casri ah oo ay qalabeysay dowladda Finland, kaasi oo loogu talagalay in si toos ah looga baahiyo barnaamiyada xaasaasiga ah ee dowladda iyo kuwa kale ee arrimaha bulshada ah.

Munaasabad kooban oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda Warfaafinta ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxda Wasaaradda, howlwadeenno iyo marti sharaf kale, waxaana u jeedka xafladda ay ahayd furista istuudiye laga baahin doono tebin toos ah.

Agaasimaha Telefishinka Qaranka Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-cadaala oo ugu horeyn xafladda hadal kooban ka jeediyay ayaa dowladda Finland uga mahadceliyay sida ay u suurta gelisay tababarsiinta shaqaalaha iyo qalabeynta istuudiyaha, isagoo si gaar ah ugu mahadceliyay dadkii lahaa fikirka ah in lagu guuleysto hirgelinta istuudiye cusub oo loogu adeego bulshada.

“Waxaan rabaa in aan hortiina u mahadceliyo Cabdullaahi Cabdi Faarax Sujuud oo ah runtii shaqsigii suurta geliyay in howshan ay mira dhasho oo la hirgeliyo Istuudiye casri ah oo ka dhaadhiciyay dowladda Finland in howshan ay tahay mid la qaban karo” ayuu yiri Agaasime Cadaala.

Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa wakiilada ka socda dowladda Finland uga mahadceliyay hirgelinta istuudiye casriga ah, isagoo xusay in bilooyinkii ugu dambeeyay Warbaahinta Qaranka ay sameysay horumar muuqda.

“Waxaa jirta barnaamijyo toos ah oo aan tebino, waxaa socda horumar kale waxaan dhawaan la furayaa Wakaaladda SONNA, runti barnaamijyo dhaxal gal ah ayaa iminka ka baxa Warbaahinta  Dowladda, Istuudiyahan wax weyn ayuu ku soo kordhin doono dalka, waxaan si gaar ah u mahadcelinayaa, wakiilada ka socda dowladda Finland iyo hay’adda Viks oo ah hay’adda fulisay howshan”ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta oo hadalkiisa ku daray in uu u mahadcelinayo dhamaantii mas’uuliyiintii isaga ka horeeyay ee soo bilaabay howshan

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo xariga ka jaray istuudiyaha cusub ayaa uga mahadceliyay intii suurta gelisay hirgelinta istuudiyaha cusub, waxaana isaga oo ku hadlaya magaca golaha shacabka Soomaaliyeed uu xusay inay tahay talaabo horumar leh.

“Sharaf weyn ayay ii tahay in aan idinkala soo qeyb galo xafladda, runtii Baarlamaanka aad iyo aad ayuu uguu baahnaa tebinta tooska ah, muwaadinka waxa uu xaq u leeyihay in marka Baarlamaanka uu doodayo oo ka hadlayo sharciyada, dastuurka ayaa qaba in uu ka so qeyb galo xarunta golaha, balse daruufta ayaa diidaysa, arrintan waxa ay fursad u siineysaa in muwaadinka uu si toos ah ula socdo barnaamiyada ka dhacaya xarunta Baarlamaanka” ayuu yiri Guddoomiyaha Baarlamaanka.

Gabogabadii waxaa shahaadooyin la guddoonsiiyay Wakiiladii ka socday dowladda Finland iyo howlwadeenada Telefishinka Qaranka ee tababarka loo soo gabo gabeeyay.

Madaxweynaha Jamhuuriyaa Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in bulshada Soomaaliyeed ay go’aan ka gaari doonaan aayaha dalka iyo doorashooyinka 2016, isagoo ku baaqy in la adkeeyo midnimada Ummadda.

Madaxweynaha oo shir jaraa’id u qabtay saxaafadda ayaa bogaadiyay wadatashiyadii ka dhacay qaar ka mid ah gobollada ee looga hadlayay aayaha dalka, waxaana uu Madaxweynuhu xusay in bulshada ay yihiin kuwa go’aan ka gaaraya aayaha 2016-ka.

“Labo waddo ayaa noo furan, tan koowaad waxa ay tahay Muqdisho ayaan joognaa ee aan dhahno halkan halagu qabto talada kale ee aayaha dalka oo aan wada gaarno go’aan, tan labaad waxa ay tahay Muqdisho oo kaliya ma ahan dalka, dalka wuu balaaranyahay ee bulshada inteeda kale haloo geeyo talada, oo aan wada gaarno go’aan mid ah, wadatashiga wadada loo marayo haka taliyeen, midda ay u bataana taladeeda iyo go’aan ka gaaristeeda iyo dowladnimada cusub go’aan haka gaareen” ayuu yiri Madaxweynaha.

Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in ay muhiimtahay ahmiyada ay bulshada u leedahay in ay noqdaan kuwa midnimada ka shaqeeya, waxaana uu intaa ku daray in wadatashiyadii ka dhacay gobolada dalka iyo caasimadda ay muujineyso inay jirto midnimo siyaasadeed.

“Waxaan dadka Soomaaliyeed ku bogaadinayaa, iyo maamulada heer federal iyo heer gobol inaan sii xoojinayo midnimada oo aan hal far wax ku wada maamulno, wixii yar yare e jirana aan u xalino si hoose, amuuraha heer Qaran oo dhan waxaan u wajahaynaa anagoo mid ah” ayuu Madaxweynuhu hadalkiisa ku daray.

Uhuru Kenyatta, Madaxweynaha Kenya, ayaa wuxuu markale uu ku celiyay in Ciidanka Militariga Kenya ay sii jooggi doonaan dalka Somaliya, isagoo dhinaca kalana sheegay inaanay Kenya duulaan ku ahayn dhulka Somaliya.

 “Dadka Somaliyeed waxaan u xaqiijinayaa in qaswadayaasha ay si wada jir ah inoo dhaawacayaan. Waxaan kaloo idin cadeynayaa inaysan Kenya wax dan ah ka lahayn Somaliya, xitaa taako ka mid ah dhulka Somaliya.” Ayuu yiri Madaxweynaha Kenya.

Ujeedada Kenya ee Somaliya waa nabad iyo xasilooni inaan helno. Danta keliya ee Kenya waa nabad iyo midnimo. Waxaana dadka Somaliyeed ugu baaqayaa in ay nabadda nala qaataan, nala-na raadiyaan.” Ayuu yiri Madaxweynaha.

Haddii dadka Somaliyeed ay xasilooni hellaan, anaguna waan heli doonnan xasiloonida. Waana hadafka Kenya ay u joogto dalka Somaliya.” Sidaasi waxaa yiri Madaxweynaha Kenya.

Ciidanka Kenya way sii jooggi doonaan Somaliya, waxa ay u jooggaan waa nabadda iyo xasiloonida labada dal, waxaana loo baahan yahay in si wada jir aan sidaa u fahano.”  Ayuu sii raaciyay Uhuru Kenyatta.

Tani, ayaa waxay ku soo aadaysaa, iyadoo shalay uu Baarlamaanka Somaliya uu meelmariyay qaraar ka dhan ah Ciidanka Kenya, laguna dalbanaayo in Ciidanka Kenya dib dalkoodu loogu celiyo.

Waxaa si habsami leh u socdo Shirka Hiigsiga 2016-ka oo Magaalooyinka Baydhabo, Kismaayo, Cadaado iyo Garowe ka socdo, iyadoo Garoowe iyo Kismaayo maanta ay ka furmeen shirarkaan.

 Ujeedada guud ee shirarka ayaa ah in shacabka deeganadaas ay aragti ka dhiibtaan sida looga gudbi karo Marxalada siyaasadeed ee dalka Somaliya, gaar ahaan 2016-ka.Madaxweynaha Puntland ayaa Magaalada Garowe shirkan ka furay, isaga oo ka qaybgalayaasha shirka u sheegay inay aragti hufan ka dhiibtaan Marxalada kala guurka Somaliya.

Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa sheegay in lagu jiro xilli kala guur ah oo loo baahan yahay in go’aanka laga qaadanayo laga fekero,wuxuu xusay in Soomaaliya ay muddo badan kuso dhaqmaysay Nidaam aan xaq ahayn ee xal loo arkay. 

Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in dadweynaha reer Puntland ay u Madaxbannaan yihiin go’aanka ay ka qaadanayaan hannaanka doorasho ee ay doonayaan inay dalka ka dhacdo sanadka 2016-ka.

Kismaayo ayuu shirkaan isna ka socda, waxaana ka qaybgalaya qaybaha kala duwan ee Bulshada Jubbooyinka ku nool. 

Magaalooyinka Baydhabo iyo Cadaado shalay ayuu ka furmay shirkaan, waxaana furay Madaxweynayaasha Maamulada Galmudug iyo Koonfur Galbeed. 

Madaxweynaha Somaliya ayaa ugu baaqay Bulshada ka qaybgalaysa shirarkaan inay dhiibtaan afkaarahooda rasmiga ah oo ku aadan marxalada looga gudbaayo Siyaasada Somaliya.

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada waraaqihii aqoonsiga kaga guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Jamhuriyadda India wakiilka uga noqon doonta Soomaaliya, HE. Ms Suchitra Durai.

Madaxweynaha ayaa u xaqiijiyey Danjiraha cusub in dowladda Soomaaliya ay iskaashi buuxa iyo wadashaqeyn u fidin doonto inta ay ku guda jirto gudashada waajibaadkeeda, isagoo sidoo kale uga mahad celiyey dowladda India sida ay ay uga go’an tahay xoojinta xiriirka labada dal.

Waxaa uu Madaxweynaha sidoo kale soo dhoweeyay dhambaal ay Danjire Durai ka sidday Ra’iisul Wasaaraha India, Narendra Modi oo ahaa in dowladdiisa ay Soomaaliya u soo direyso guddi qiimeyn ku sameeya dhinacyada ay labada dal iska kaashan karaan, sida iskaashiga dhaqaalaha, maalgashiga, dib u dhiska, amniga, waxbarashada iyo adeegyada kale ee arrimaha bulshada.

“Aad baan ula dhacsanahay xiriirka wanaagsan ee nagala dhexeeya India. Dhowaan markaan tegey New Delhi, waxaa uu Ra’iisul Wasaare Modi muujiyey sida uu u doonayo in labada dal ay u sameystaan xiriir iskaashi oo dhinacyo badan leh, kaas oo aan aaminsanahay inuu muhiim u yahay Soomaaliya oo u baahan dib u dhis iyo maalgashi. Waxaan haatan sameysmaya sharciyadii maalgashiga iyo iskaashiga dhaqaale, waxaana gacmo furan ku soo dhoweynayaa shirkadaha iyo ganacsatada India inay maalgashi ku sameeyaan Soomaaliya’’, ayuu yiri Madaxweynaha.

Danjire Suchitra Durai, ayaa iyana dhankeeda sheegtay in adeegyada ugu horeeya ee ay Soomaaliya ka caawin karaan ay ka mid tahay helista tamarka korontada, waxbarashada, iyo in labada dhinac ay isla daraaseeyaan dhinacyada ay iska kaashan karaan.

Waxay intaa ku dartey in labada dal ay haystaan fursado ay ku abuuri karaan iskaashi mira-dhal ah oo shacabka labada dal ay ka manaafacaadi karaan.

Munaasabadda waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya, Dr Cabdisalaam Hadliye Cumar, Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada, Mudane Mahad Maxamed Salaad, iyo mas’uuliyiin kale oo labada dhinac ka socotey.

Kulanka Baarlamaanka ee maanta waxaa shir Guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”  ayadoo goobjoogna ay ka ahaayeen Guddoomiye ku xigeennada Koowaad iyo Labaad ee Golaha, waxaana furitaankii kulanka Xildhibaannada loo qeybiyey qaraar ay Guddiyada arrimaha dibadda iyo gudaha ee Baarlamaanka kasoo diyaariyeen arrinta derbiga Kenya ay ka dhiseyso xuduudda, ayadoo qaraarkaasina uu Xildhibaannada u akhriyey Guddoomiye ku-xigeenka guddiga arrimaha dibadda ee Baarlamaanka Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa.

Qaraarkaasi markii la akhriyey kadib waxaa Xildhibaannada Baarlamaanka ay bilaabeen iney tallooyinkooda soo jeediyaan, ayadoo soo jeedinta Xildhibaannaduna ay u badneyd in qaraarka lagu bedello sharci, maadaama uusan  horey u meel marin qaraar uu Baarlamaanka kasoo saaray arrinta derbiga Kenya ay ka dhiseyso Xuduudda dhammaadka bishii June ee sanadkan 2015.

Tallooyinka Xildhibaannada kadib Guddoonka Baarlamaanka waxa uu Xildhibaannada weydiistay iney u codeeyaan soo jeedinta Xildhibaannada ee aheyd in qaraarka Baarlamaanku kasoo saari lahaa dhismaha derbiga la sheegay in Kenya ay ka dhiseyso Xuduudda loo rago sharci, waxaana taasi ay Xildhibaannadu ku meel mariyeen cod aqlabiyad ah, waxaana afhayeenka Baarlamaanka oo ku dhawaaqay natiijada codeynta uu xusay in sharcigan ay soo diyaarin doonaan guddiyada Arrimaha dibadda iyo arrimaha gudaha ee Baarlamaanka mudo 48 gudahood ah.

Wasiiru-dowlaha Arrimaha dibadda iyo dhiiragelinta maalgashiga Soomaaliya Khaalid Cumar Cali oo Baarlamaanka ka hor hadlay ayaa tilmaamay in haba yaraatee aanay jirin heshiis ay Xukuumaddu hada qorsheyneyso iney Kenya kala gasho arrimaha Badda ama Xuduudda dalka.

Inkastoo Baarlamaanku go’aamiyey sameynta sharci si deg deg ah looga soo saaro derbiga ay Kenya ka dhiseyso xuduudda, hadana Dastuurka dalka u degsan qodobkiisa 7aad oo ka hadlay dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya farqadiisa afaraad ay amreyso “Xuduudaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waa xuduudihii ku astaansanaa Dastuurka 1960kii ee Soomaaliya”.

Bogga Hambalyada

Xayesiin

A/C. Waxaan idiin heynaa Biraha Cagafyada (tractors Parts).

Cagafyadaas oo kala ah: Fiat, Ford, John deere,New Holland, iyo kuwa kale oo badan.

Dalabkaaga waxaad kusoo diri kartaa E-mailkaan: geeddow@gmail.com

Xeyeysiis Ganacsi

  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN