illegal buy accutane onlineWelcome to Cadale site

Ku soo dhawaaw Bogga Cadaleomeprazole cheap online

cheap prevacidDaawo Quruxda Cadale

Group creation
G

dekedda cadale oo dib u habeeen lagu sameyhaayo

DAKADDA CADALE OO DIB U HABEYN  EY KU SAMEYHEYSO DOWLAD GOBOLEEDKA HIRSHABEELEbuy accutane america

Akhriso Liiska Musharaxiinta u taagan Madaxweynaha Soomaaliya

Guddiga Qaban qaabada Doorashada ayaa ku dhawaaqay inay isdiiwaan galiyeen 24-Musharax oo u taagan q..buy benicar hct 40 25.

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Oo Muqdisho Kula Kulmay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”, Guddoomiye ..order celexa line.

XAFLAD TAAGEERO AH OO LAGU QABTAY WADANKA NETHERLAND

XAFLAD TAAGEERO AH OO LAGU QABTAY WADANKA NETHERLAND Waxaa xalay oo taariikhdu eheed 04/01/2017 lag...

Horumarinta Qorshaha Qaranka ee Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo laga hadlayo

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo daaqa ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Hay’..can you buy a hiv test kit.

  • dekedda cadale oo dib u habeeen lagu sameyhaayo

    vrijdag 10 februari 2017 00:00
  • Akhriso Liiska Musharaxiinta u taagan Madaxweynaha Soomaaliya

    zondag 29 januari 2017 00:00
  • Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Oo Muqdisho Kula Kulmay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban

    zondag 15 januari 2017 00:00
  • XAFLAD TAAGEERO AH OO LAGU QABTAY WADANKA NETHERLAND

    donderdag 05 januari 2017 00:00
  • Horumarinta Qorshaha Qaranka ee Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo laga hadlayo

    woensdag 28 december 2016 00:00

Kulan ay maagaalada Qaahira, ee caasimadda dalka Masar ay ku yeesheen xubnaha baarlamaanada Jaamacadda Carabta ayaa waxaa ay ka soo saareen bayaan dhowr qodob ka kooban oo ku saabsan Soomaaliya, ayagoo sheegay in laga hortago kala qeybsanaanta ka dhex jirtay Soomaalida, isla markaana la ilaaliyo midnimada dalka Soomaaliyaseroquel xr for sale.

Bayaanka, ayaa lagu sheegay in Jaamacadda Carab ay garab taagan tahay Soomaaliya, maadaama Soomaaliya ay kamid tahay 22 wadan oo kujira ururkaasibuy depakote online.

Qodobadan bayaanka ayaa waxaa kamid ah sidan:melatonin dogs sale

  • In laga hortago kala qeybsanaanta ka dhex jirta Soomaalida.
  • In la xaqiijiyo, lana raadiyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed.
  • In loo sameeyo dib u heshiisiin Soomaalida, si ay isugu soo dhowaadaan.
  • In lala dagaalamo kooxaha argagaxisada iyo kuwo kale ee diidan midnimada ummadda Soomaaliyeed.
  • In ay muhiim tahay in la ilaaliyo badda iyo xasiloonida Soomaaliya guud ahaan.
  • In laga hortago cid kasta oo isku dayaysa in ay fara-geliso madax banaanida Soomaaliya.

 cheap viagra sale

buy eos lip balm ontarioMadaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furey Madasha Wadatashiga Qaran ee lagu go’aamin doono nooca doorasho ee uu dalka yeelanayo sannadka 2016-ka.

buy benadryl-d onlineShirkan ayaa waxaa ka soo qeybgaley madaxda maamullada gobollada ee Jubba, Galmudug, Puntland , Koonfuur Galbeed Soomaaliya, maamullada gobollada Banaadir, Shabeellaha Dhexe, Hiiraan, ururrada bulshada, wakiillada beesha caalamka iyo marti sharaf kale.

use of cystone tabletsKhudbad uu furitaanka shirka ka jeediyay Madaxweynaha, ayaa waxaa uu shacabka ku xusuusiyey in tani ay tahay fursad muhiim ah oo ay kaga tala bixin karaan mustaqbalkooda siyaasadeed.

“Madasha Wadatashiga Qaran waa mid muhiim u ah taariikhdeena dowlad dhisidda ee aan muddo soo wadney. Waxaan idin sheegayaa in ka hor inta aanan halkan imaan, aniga iyo madaxda maamullada aan muddo saddex maalmood ah ku jirney wadatashiyo adag oo aan ku gorfeyneyno mustaqbalka siyaasadeed ee dalkeena. Maantana waxaan halkan u joognaa inaan aaraadiina dhegeysano, talo isku darsano, aan faaqidno talooyinkii laga soo uruuriyay shacabka labadii bilood ee la soo dhaafay, ugu dambeytiina aan qaadano talo mid ah,’’ ayuu yiri Madaxweynahaorder cialis online overnight.

buy augmentin genericWaxaa Madaxweynaha intaa ku darey in loo baahan yahay in kulamada noocaan ahi ay noqdaan kuwo abuuraya rajo cusub oo Soomaali ay leedahay, aakhirkana horseedi kara inaan dib cagaheena isku taagno, aana soo dhisno nidaam dowladeed oo sal adag, kuna dhisan nabad, caddaalad iyo horumar.

coumadin discount coupons“Inagoo wadajirna ayaan horumar ku gaari karnaa. Waddankeena dhibaatooyin badan oo xanuun badan ayuu soo marey. Ma dooneyno in xusuusta murugada leh aan ku saleyno mustaqbalkeena. Waxaan u baahanahay inaan la imaanno is-cafin, wada noolaansho, iyo inaan abuurno jawi nabadeed oo naga saara cabsida iyo kala aamin baxa nagu jira. Waa dhab inaan wajahayno amaba aan dhammaanteen wada dooneyno inaan qaadano nidaam cusub oo siyaasadeed oo aan horey loo tijaabin. Waa inaan cabsida iyo shakiga meel iska saarnaa, lana imaanaa geesinimo aan ku wajahno mustaqbalkeena, waana hubaal inaan guuleysaneyno, inagoo wadajirna oo ummad mid ah’’.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbaddiisa ku xusay in hannaankan socdaa uu yahay mid Soomaali leedahay, talo Soomaaliyeedna lagu shaqeynayo, loona baahan yahay in laga wada faa’iideystobenzac ac wash buy online.

“Beesha caalamka iyo waddamala kale ee ina taageeraya kaalintooda waa fududeyn. Talada gacanteena ayay ku jirtaa. Waxaan halkan isugu nimid inaan ku gaarno talo Soomaaliyeed, taas ayaana keentay in gobollada kala duwan ee dalka ay ka dhacaan kulamo wadatashi ah oo shacabka fikradahooda lagu dhegeysanayo. Fikradahaasi kala duwan ayaa lagu dhisi karaa hannaan dimoqraadiyeed oo talada ay shacabka leeyihiin. Waa Ilaahay mahaddii in safar dheer kadib aan maanta soo gaarney meel muhiim ah oo shacabkeena ay mustaqbalkooda ku go’aaminayaan, talana ay ku leeyihiin’’, ayuu hadalkiisa raaciyey Madaxweynahalamictal buy cheap.

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaa uu u mahadceliyay beesha caalamka, kaalinta ay ka qaadatey fududeynta wadatashiyadan muhiimka u ah mustaqbalka siyaasadeed ee Soomaaliya, isagoo dhanka kalena ka codsadey shacabka Soomaaliyeed inay sida saxda ah uga faa’iideystaan taageerada beesha caalamka ee dib loogu dhisayo Soomaaliya.

Munaasabadda waxaa kale oo khudbado ka jeediyay Guddoomiyaha Baarlamanka, Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari,Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke, Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa, madaxda maamul goboleedyada, diblomaasiyiinta iyo mas’uuliyiin kale.

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta tababar kor loogu qaadayo aqoonta garsoorayaasha u furay qaar ka mid ah garsoorayaasha dalka.

Kulankan wadatashiga ah oo looga hadlayay tayaynta garsoorka dalka iyo sidii bulshada ku nool gobollada dalka loo gaarsiin lahaa dhismaha Maxkamadda wareegta, ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirada Cadaalladda ee Maamul goboleedyada dalka ka jira, garsoorayaal maxkamadeed iyo xubno kale, iyadoo kulankan uu goob joog ka ahaa Wasiirka Cadaaladda ee Xukuumadda Federaalka.

Kulanka oo socon doono muddo labo cisho ah oo ay iska kaashanayaan Maxkamadda sare ee dalka iyo hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka horumarinta UNDP ayaa mudada uu socda waxaa la isku dhaafsan doonaa aragtida ku aadan sidii bulshada Soomaaliyeed ay u heli lahaayeen nidaam cadaalad ku suleysan.

Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Bashiir Maxamed Jaamac oo ka mid ah mas’uuliyiintii goobta ka hadashay ayaa soo jeediyay inay lagama maarmaanta tahay in la tayeeyo ciidanka Asluubta, taasi oo lagu gaari karo cadaalad,.

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa sheegay inay muhiimtahay in la dhiso Maxkamadda wareegta, si looga fogaado in bulshada ay kala tabato cadaalad darri.

Wasiirka Cadaaladda ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Axmed Jaamac Ilka-jir oo isna ka hadlay kulanka ayaa tilmaamay in ka qeyb galayasha kulanka looga fadhiyo inay tallooyin ku biriyaan hanaanka loo marayo dhismaha maxkamadda wareegta.

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Abuukaate Ceydiid Cabdullaahi Ilka-xanaf oo furay kulanka ayaa hoosta ka xariiqay in ujeeddada laga leeyahay dhismaha maxkamaddasi ay tahay in shacabka ku nool gobolada dalka, gaar ahaan deegaannada iyo degmooyinka dhawaan laga xoreeyay Al-Shabaab ee aysan ka jriin Maxkamad la gaarsiiyo adeegga garooska.

Markii uu kulanka soo idlaaday kadib ayuu Guddoomiyaha maxkamadda sare waxa uu tababar lagu fahamsiinayo wadada loo marayo dhismaha maxkamadaasi u furay garsoorayaal iyo wakiilo ka kala socday maamul goboleedyada dalka ka jira.

WhatsApp

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay wajiga labaad ee Shirka madasha wada-tashiga heerka Qaran ee looga arrinsanayo doorashada sanadka 2016 lagu wado inay ka dhacdo dalka.

Shirka oo socon doona muddo labo maalmood ah waxaa ka qeyb-galaya madaxda dowladda federaalka, kuwa maamul goboleedyada, bulshada rayidka ah iyo wakiilo ka kala socda beesha caalamka, waxaana inta uu socda shirka lagu falaqeyn doonaa aragtida doorashooyinka ka dhici doona Soomaaliya,

Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa si isku mid ay u soo jeediyeen in doorashada sanadka 2016-ka ay noqoto mid lagu saleeyo dhanka deegaanka oo laga gudbo nidaamka qabiilka ku saleysan ee 4.5.

Sidoo kale Madaxweynayaasha Dowlad goboleedyada Galmdug iyo Koonfur galbeed ayaa dhankooda soo jeediyay in hanaanka doorashada sanadka 2016-ka laga dhigo mid ku saleysan nidaamkii la maray doorashadii sanadkii 2012-ka ee ah nidaamka qabiilka 4.5, inta laga gaarayo doorasho guud oo lagu qaban karo guud ahaan gobolada dalka.

Wakiilada beesha caalamka oo shirka ka hadlay ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan go’aanada ka soo baxay shirka.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo isna shirka hadal kooban ka jeediyay ayaa tilmaamay in xukuumadda ay dadaal ugu jirto sidii doorasho ay uga dhici lahayd guud ahaan dalka.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in madaxda ka qeybgalaysa shirka looga fadhiyo inay la yimaadaan aragti mid ah, si loo helo hanaan doorasho

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay shirka ayaa sheegay in dowladda ay tixgelineyso aragtida laga soo uruurriyay shirarkii wada tashiga, waxaana uu Madaxweynuhu rajo wanaagsan ka muujiyay in shirka ay ka soo bixi doonaan guulo wax ku ool ah

Doodani oo lagu qabtay magaalada Pretoria ayna iska kaashadeen Safaaradaha Soomaaliya iyo Sweden ee Dalka Koonfur Afrika, loogana hadlayay iska dhexgalka bulshada gaar ahaan Soomaalida Koonfur Afrika iyo dadka South Africanka iyo waliba sida ay Soomaalida ganacsiga ku leh dalkan u soo kordhiyeen Horumar iyo in laga bartaa khibradda ay u leeyiihiin ganacsiga, ayaa ka qeybalay labada Safiir ee Soomaaliya iyo Sweden, qaar ka mid ha madaxda labada Safaaradood, xubno ka socda Wasaaradda Arimaha Dibadda  Koonfur Afrika, qaar mid ah ganacsatada Soomaalida, Xubno matalayay Ururada bulshada, Khuburo ka socotay Dalka Sweden iyo marti sharaf kale.

Safiirka Dowladda Sweden u fadhiya K/Afrika Danjire   Anders Hagelberg  oo furay shirka ayaa ugu horeyntii u mahadceliyay Safaaradda Soomaaliya oo qeyb weyn ka qaadatay qabashada doodani, waxa uuna sheegay in shirkani muhiim yahay, Soomaalida ay yihiin dad maskax furan  oo mudan in laga bartaa habka ay ganacsiga u sameeyaan, isagoo carrabka ku dhuftay in Soomaalida Sweden ku dhaqan ay yihiin bulsho ka dhexmuuqata shucuubta kale inkastoo aan ganacsi la mid ah kan K/Afrika sameynin.

“Marka ugu horeysa waxa loo baahanyahay in la fahmaa waa in is dhexgalka bulshada la bartaa waxaan sidoo kale hadlayaa dhinaca dhaqaalaha,maanta waxaan rabnaa inaan fahano sida wax loogu baran lahaa Soomaalida ku dhaqan Koonfur Afrika dhinaca ganacsiga ugu baran lahaayeen Soomaalida degan Sweden”ayuu yiri Safiirka Dowladda Sweden u fadhiya Koonfur Afrika.

Cabdifitaax Sheekh Maxamed Xikam oo ka mid ah Aqoonyahanada Soomaalida Koonfur Afrika oo qeyb ka ahaa martidii kasoo qeybgashay kana hadlay baartiaan uu horey ugu sameeyay ganacsiga iyo ganacstada Soomaalida ayaa si weyn ugu hadlay sida ay Soomaalida u abuuraan ganacsiga iyo horumarka ay kusoo kordhiyeen dalkani.

Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow ) oo ka mid ahaa marti sharaftii lagu casuumay madasha ayaa si weyn ugu hadlay Soomaalida Qurbaha iyo horumarka ay ka sameeyeen dalalka magangalayada siiyay.

“Soomaalida waa dad u maskax furan leh hal abuurka ganacsi, iyagoo mararka qaar la kulma caqbado,waa dad ku wanaagsan xaga iskaashiga sidoo kale waxa ay abuuraan fursado iyo ganacsiyo yar yar meelaha tuulooyinka ee South Africa”ayuu yiri Eng Yariisow.

Qaar ka mid ah ganacstada Soomaalida ee soo galay K/Afrika sanado badan ka hor ayaa iyagane dhankooda sheegay in Soomaalida ay kasoo bilaabaan ganacsigooda meel hoose ugu dambeyntiina ay noqdaan dad wax la qeybsada bulshada inteeda kale.

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Koonfur Afrika Danjire Jamal Maxamed Barrow oo isna halkaasi qudbad ka jeediyay waxa uu u mahadceliyay Safaaradda Sweden iyo  kasoo qeybgalaayasha,waxa uuna sheegay in Soomaalida dalkaan kusoo kordhiyeen horumar wanaagsan oo la taaban karo.

“Waxaan dhiiragalinaynaa dadkeena ganacsatada ah inay dhexgalaan dadka deegaanka u dhashay,ha noqoto kuwa leh ganacsiga yar yar ama kuwa waaweyn ayna la wadaagaan khibradooda,waxaan Dowladda Koonfur Afrika iyo Shacabkooda u sheegaynaa in ganacsatada Soomaalida ay si dadban u wax ugu soo kordhiyaan iyagoo abuuraya fursado bixiyanaya canshuuraha.ayuu yiri Danjire Jamal Barrow.

Doodan  oo socotay  hal maalin ayaa kusoo idlaaday jawi wanaagsan iyagoo dadkii kasoo qeybgalay madashad Shirka ay wadaageen fikirado kala duwan oo wax ku ool ah.

Xigasho

Muqdisho, 09 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir laba maalmod socon doona oo ku saabsan xoojinta waxqabadka hay’adaha iyo hufnaanta maaliyadeed ee dalka.

Madaxweynaha oo halkaasi hadal ka jeediyay ayaa ka warbixiyay xaaladda dalka iyo muhimadda ay leedahay in si hufan loo dhiso hay’adaha, isla xisaabtanna uu jiro, arinkaas oo uu sheegay inay sal u tahay in dhidibada loo taago hannaan dowladeed oo mustaqbalka waxtar u leh Soomaaliya.

“Waxaan u baahanahay inaan hoos ka soo dhisno dhaqanka dowladnimada iyo ku shaqeynta sharciga iyo kala dambeynta. Shacabkeena waxay soo mareen waayo mugdi ah oo keenay in la kala aamin baxo. Hawsha inoo taalla ma ahan mid yar, ee waa inaan u wada istaagnaa sidii aan dib kalsoonidii dadka ka dhexeysey u soo celin lahayn, dalkana aan ugu sameyn lahayn dowlad tayadeedu ay sareyso’’.

Waxaa uu Madaxweynaha sheegay inay jiraan caqabado isku wada xiran oo u baahan in xal guud loo helo , isagoo tusaale u soo qaatey sida ay mar walba isugu xiran yihiin horumarka, amniga iyo dib u soo kabashada dhaqaalaha dalka.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa beesha caalamka ku ammaanay taageerada ay Soomaaliya la garab taagan tahay, balse loo baahan yahay in waddanka laga caawiyo waxyaabaha muhiimka ah ee dib u dhiska dedejin kara.
“Ma jiro dal dunida ka mid ah oo intuu burbur ku dhacay soo kabtey, iyadoon kaalmo caalami ah la siin. Hadaan nahay Soomaaliya waan qireynaa in wax la inoo qabtey, laakiin waxaan doonaynaa in tixgelin gaar ah nala siiyo, iyadoo loo eegayo baaxadda dhibaatada nagu dhacday iyo waqtigan la joogo oo wax badan ay is beddeleen’’, ayuu yiri Madaxweynaha.

Madaxweynaha ayaa sheegay in si dhaqaalaha horey loogu mariyo ay lagama maarmaan tahay in la kobciyo kaabeyaasha dhaqaalaha, lana taageero qeybaha kala duwan ee bulshada ee ku hawlan ganacsiga, beeraha, kalluumeysiga iyo adeegyada kale ee wax soo saarka dalka.

Waxaa uu intaa ku darey in muhiim ay tahay in dhalinyarada loo abuuro fursado shaqo iyo barashada xirfado kala duwan, isagoo dhanka kalena xusay in qoriga caarraddiisa oo qura aanu xal u ahayn dhibaatooyinka dhinaca amniga.

“Waxaa waajib inaga saaran yahay inaan xooogga saarno laba arrimood oo kala ah dib u soo kabashada dhaqaalaha iyo horumarinta dhaqaalaha. Dhalinyaradeeda intooda badan qoriga ayay noloshooda ka raadsadaan, ha noqdeen ciidan ama kuwo la shaqeeya kooxo fal dembiyeed wada. Waa inaan dhalinyaradeena fursad u siinnaa inay dib u dhiska dalkooda kaalin ka qaataan. Waana inaan maanka ku haynaa in mustaqbalkeena uu ku xiran yahay hadba waxa aan haatan beerano’’.

Waxaa uu ugu dambeyn Madaxweynaha sheegay in dhibaatada Soomaaliya ku habsatey inteeda badan loo aaneynayo siyaasad xumo, si taasi looga gudbana loo baahan yahay in siyaasadda waddanka ay dejiyaan dadka aqoonta u leh, ee ay ka go’an tahay inay waddankan ka saaraan marxaladda adag ee uu ku jiro.

Madaxweynaha ka hor waxaa halkaasi hadalo ka soo jeediyay Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya, Mr Nicholas Kay, Wakiilka Baanka Adduunka ee Soomaaliya, Hugh Riddle, madaxda hay’adaha HESPI iyo ASAL ee soo abaabulay shirkan, Ali Issa Abdi , Raxma Axmed , mas’uuliyiin, diblomaasiyiin iyo marti sharaf kale.

Wasiir kuxigeenka wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta mudane Jamaal Xasan Ismaaciil oo ay wehelinayaan Agaasimaha Guud ee wasaaradda Mudane Axmed Xaaji Cabdi iyo saraakiil ka kala socda Wasaaradda Maaliyadda iyo Xafiiska Ra’isul Wasaaraha  ayaa magaalada Nairobi heshiis kula saxiixdey bangiga Hormarinta Afrika.

Heshiiskan ay wasaaraddu la gashay Bangiga hormarinta Afrika ayaa kusaabsan sidii ay wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiintu kor ugu qaadi lahayd awooddeeda farsamo isla markaana u hormarin laheyd adeegga Isgaarsiint guud ahaan dalka oo dhan.

Heshiiskan oo uu dhanka wasaaradda u saxiixay Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Mudane Jamaal Xasan Ismaaciil ayaa  ku kacaya adduun dhan $139 Milyan  oo ah caawimaad uu bangiga hormarinta Afrika ku tala jiro in lagu caawiyo dawladda Soomaaliya sidii ay isku filaansho uga gaari lahayd dhanka isgaarsiinta.

Madaxa Hormarinta Isgaarsiinta ee bangiga Hormarinta Afrika Mr. Nicholos Williams oo u saxiixay heshiiska dhanka Bangiga ayaa sheegey inuu ku faraxsan yahay iney dawladda Soomaaliya ka caawiyaan hormarinta dhanka Isgaarsiinta waxuuna sheegey in kaalmadan ay qayb ka tahay mashaariicda uu bangigu ugu tala galay waddamada Afrika gaar ahaan kuwa ksoo kabanaya dhibaatooyinka.

Heshiiskan dhexmaray wasaaradda iyo Bangiga Hormarinta Afrika ayaa xoogga saari doona sidii ay wasaaraddu u heli lahayd qalab casri ah oo ay wasaaraddu ku maamusho kulana socoto Isgaarsiinta dalka, Kobcinta awoodda wasaradda, dhisitaanka hay’adda Isgaarsiinta iyo gaarsiinta adeegga Internet-ka dhamaan dawlad goboleedyada dalka.

Sanadka 2016 ayay wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiintu ku tala jirtaa iney ku talaabsato qorshe balaaran oo waxbadan kusoo kordhin doona Isgaarsiinta dalka iyadoo xeerkii Isgaarsiintuna horyaallo baarlamaanka laguna wado in la meelmariyo si ay wasaaraddu u gaarto himilooyinkeeda .

Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta oo wadda dadaallo badan ayaa 13-ka Bishan December shir ugu yeertay dhamaan shirkadaha Isgaarsiinta si ay ugu gudbiso qorshaha wasaaradda ee sanadka 2016.

( Xigasho )

Maanta oo Isniin ah waxaa magaalada Paris ee xarunta France laga furay shirweynaha caalamiga ah ee looga hadlayo cimilada Adduunka iyo dhibaatada Warshadaha u geystaan bay’ada.

Shirweynahan waxaa ka qeyb galaya 140 hogaamiyaasha dalalka Warshadahaleh iyo dalalka kale ee saameyn weyn ku yeelatay cimilada isbedaleysa ee Adduunka. Shirkan ayaa socon doona labada asbuuc ee soo socda, waxaana ka qeyb galaya ergo gaaraysa 10.000.

Shirkan ayaa diiradda lagu saarayaa in Beesha Caalamka ay ku heshiiso shuruuc cusub oo lagu xakameenayo wasakhda Warshadaha u geystaan bay’ada ee saameynta ku yeelatay cimilada.

Wadamada qaar ee aaminsan in heerka biyaha bada ee sare usii kaceysa ay burbur ku keeni doonto wadamadooda ayaa lagu wadaa in shirkan ay warbixino kusoo bandhigaan, sidoo kale wadamada horumaray ee Warshadahaleh kuwaasi oo geysta dhibaatada ugu weyn ee bay’ada ayaa soo bandhigi doona qorshahooda ay ku xakameenayaan warshadahooda.

Marar badan oo horey la isgu dayey in heshiis laga gaaro arrimahan ayaa lagu guuleysan waayey kadib markii dalalka ugu warshadaha badan sida Maraykanka uu ka baxay heshiisyadii horey loo gaaray.

Khubarada dhanka cimilada iyo cilmi-baarayaasha caalamiga ah ayaa ku sheegay in shirka sanadkan uu yahay fursadii ugu danbeysay ee wax looga qaban karo dhibaatadan.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaalka Gaalkacyo, isagoo ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya halkaasi inay muwaafaqo ka gaaraan colaadda dhexdooda ah.

Mudane Sheekh Shariif ayaa sheegay in maanta ay aheyd in laga shallaayo wixii shalay dhacay, isla markaana aan loo baahneyn dagaal cusub oo ka dhaca Soomaaliya.

“Waxaan aad uga xumahay dagaalada ka dhacay Gaalkacyo, dadna ku dhinteen, dadna ku barakaceen, waxaa codsanayaa in dagaalka la joojiyo, maanta waxay tahay inaan ka shalayno wixii shalay naga dhintay oo gacmaheena aan ku dilnay, maanta ma aheyn in dagaal cusub Soomaaliya ka bilaabmo, waxaa leenahay nafta iyo sheydaanka ha lala dagaalamo, dadka waa walaalo deegaanka waligeed waa la wada degenaa, dadka wada degana, xuquuq gaar isku leeyihiin ama iska dhex gal, kala guursasho, iyadoo hadana xuquuqda islaamka meesha taalo”ayuu yiri Madaxweynihii hore Sheekh Shariif .

Sidoo kale waxaa uu ugu baaqay dowladda Soomaaliya inay qaadato kaalinteeda, isla markaana la joojiyo dagaalka, isagoo xusay in aanay habooneyn inaan inay dhacaan dagaalo cusub, dadkana ay sii barakacaan, waxaana uu xusay inay tahay mid adduunyo iyo aakhiro qasaaro ah.

“Dowladda kaalinta saaran waa isu keenid, isu soo dhoweyn dadka walaalaha ah, dagaalada in la joojiyo, inay xoog uga shaqeyso waa waajibaadkeeda koowaad iyo labaad waayee waxay dowladda u taagan tahay inay shacabka is jecleysiiso, shacabka nabadeyso, nabad kadib ayaa horumar imaan karaa, nabad la’aan waxba ma imaan karo, dadka soomaaliyeed cudurka dilaayo, Alshabaabka dilaayo, gaajada u dhimanayo in xabad loogu sii daro lama rabee waxaa la rabaa nabad in laga shaqeeyo, waxaa rajeyneynaa in dowladda ay qaadato mas’uuliyadeeda ku aadan nabadeynta iyo xabad joojinta dagaalada”ayuu yiri.

Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid, iyo Madaxda Maamul goboleedyada ayaa Gaalkacyo ka wada dadaallo ku wajahan sidii loo soo afjari lahaa dagaallada ka dhacay halkaasi.

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqey xabbad joojin degdeg ah oo waarta oo ka dhaqan gasha magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, halkaas oo ku dagaalameen ciidammada maamullada Puntland iyo Galmudug.

“Waa ayaan darro in mar kale si micno la’aan ah loo daadiyo dhiigga muwaadiniin Soomaaliyeed oo xaq u leh inay nabad iyo xasilooni ku noolaadaan. Waa in degdeg xabbadda loo joojiyaa, wax kastana wadahadal lagu dhammeeyaa’’, ayuu yiri Madaxweynaha.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale tacsi u diray dadkii ku waxyeeloobay dagaalkan.

“Ilaahay ha u naxariisto intii ku dhimatey dagaalkan ka dhacay Gaalkacyo. Anigoo ku hadlaya magaca Dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo keygaba, aad ayay ii dhibeysaa inaan arko dad Soomaaliyeed oo naftooda ku weynaya colaad sokeeye oo laga baaqsan karey, dad Soomaaliyeed oo dhaawacyo ula jiifa colaaddaa awgeed, kuwo qaxaya iyo hantidooda ay burburtey intaba. Waana in maskaxda lagu hayaa in Ilaahay nagula xisaabtamayo fal kasta oo aan sameyno, ha noqdo mid san iyo mid xun intaba’’.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda ay garowsan tahay baaxadda dhibaatada halkaasi ka jirta, sababtaasi awgeedna ay halkaasi uga bilowdey dadaalo nabad raadin ah oo uu horkacayo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke.

“Colaad kasta oo xilligan la abuuro waxay dib u dhac ku tahay dadaalka ay Soomaaliya doonayso inay dib u soo kabato, iyo barnaamijyada kale ee muhiimka u ah dhismo qaran cusub oo Soomaaliyeed oo caalamka la tartami kara. Waxaa colaaddan ay si toos ah u dhaawacaysa barnaamijyada iskaashiga caalamiga iyo Soomaaliya ee dib u dhiska dalka, barnaamijka Madasha Wadatashiga Qaran ee lagu go’aaminayo mustaqbalka siyaasadeed ee waddankeena iyo kuwo kale oo aan nabad iyo xasilooni la’aantood aan la dhaqan gelin Karin”.

Waxaa uu Madaxweynaha ugu baaqey maamullada Puntland iyo Galmudug inay si buuxda ula shaqeeyaan, gacanna uga geystaan dadaalaka Ra’iisul Wasaare Sharma’arke, Dowladda Federaalka ee Soomaaliyana aanay marnaba u dulqaadan doonin in mar kale la daadiyo dhiigga shacabka iyo barakicinta ummadda u oomman nabadda ee dagaalada ay saameeyeen 25-kii sanno ee la soo dhaafay.

Bogga Hambalyada

Xayesiin

A/C. Waxaan idiin heynaa Biraha Cagafyada (tractors Parts).

Cagafyadaas oo kala ah: Fiat, Ford, John deere,New Holland, iyo kuwa kale oo badan.

Dalabkaaga waxaad kusoo diri kartaa E-mailkaan: geeddow@gmail.com

Xeyeysiis Ganacsi

  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN