illegal buy accutane onlineWelcome to Cadale site

Ku soo dhawaaw Bogga Cadaleomeprazole cheap online

cheap prevacidDaawo Quruxda Cadale

Group creation
G

dekedda cadale oo dib u habeeen lagu sameyhaayo

DAKADDA CADALE OO DIB U HABEYN  EY KU SAMEYHEYSO DOWLAD GOBOLEEDKA HIRSHABEELEbuy accutane america

Akhriso Liiska Musharaxiinta u taagan Madaxweynaha Soomaaliya

Guddiga Qaban qaabada Doorashada ayaa ku dhawaaqay inay isdiiwaan galiyeen 24-Musharax oo u taagan q..buy benicar hct 40 25.

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Oo Muqdisho Kula Kulmay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”, Guddoomiye ..order celexa line.

XAFLAD TAAGEERO AH OO LAGU QABTAY WADANKA NETHERLAND

XAFLAD TAAGEERO AH OO LAGU QABTAY WADANKA NETHERLAND Waxaa xalay oo taariikhdu eheed 04/01/2017 lag...

Horumarinta Qorshaha Qaranka ee Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo laga hadlayo

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo daaqa ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Hay’..can you buy a hiv test kit.

  • dekedda cadale oo dib u habeeen lagu sameyhaayo

    vrijdag 10 februari 2017 00:00
  • Akhriso Liiska Musharaxiinta u taagan Madaxweynaha Soomaaliya

    zondag 29 januari 2017 00:00
  • Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Oo Muqdisho Kula Kulmay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban

    zondag 15 januari 2017 00:00
  • XAFLAD TAAGEERO AH OO LAGU QABTAY WADANKA NETHERLAND

    donderdag 05 januari 2017 00:00
  • Horumarinta Qorshaha Qaranka ee Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo laga hadlayo

    woensdag 28 december 2016 00:00

seroquel xr for saleShirkii Golaha Wasiirada ee aan caadiga ahayn ee socday saddexdii maalmood ee la soo dhaafay, oo uu shir guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, laguna Casuumay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo loogu kuur-geliyey xaaladda amni ee dalku hadda ku sugan yahay.

Waxaa la isku raacay baahida loo qabo in hoos loo daadajiyo sugidda amniga dalka, sidii ay horeba u ahaan jirtey iyo in fursad loo siiyo Shacabka Soomaaliyeed in ay kaalin mugleh ka qaataan sugidda amniga, loona helo isla xisaabtan dhab ah,waxaana la go’aamiyey;buy depakote online

1.Waxaa dajiyey qorshe dhamaystiran oo lagu sugayo amniga iyo nabad-gelyada guud ahaan dalka, gaar ahaana magaallo madaxda dalka ee Muqdishomelatonin dogs sale.

2.In Talisyada Ciidamadda Nabad gelyada ee Booliska iyo Nabad-sugidda ee heer gobol, fadhigooduna yahay Gobolka Banaadir (Muqdisho) ay si toos ah ula shaqeeyaan Maamulka Gobolka Banaadir, iyagoo ku howl galaya awaamiirta iyo tilmaamaha maamulku ku sugayo Nabad-gelyada iyo Amniga magaalo madaxda dalka ee Muqdisho.

cheap viagra sale3.Si loo fuliyo qoshaha Nabadeynta iyo Xasalinta guud ahaan dalka, gaar ahaan Magaalo madaxda dalka ee Muqdisho, waxaa la mamnuucay;

  • In Ciidan aan ka tirsanayn ciidanka loo qoondeeyey degmo kasta, aanay wax hub ah oo aan shaqo la og yahay ku jirin lala dhex-mari karin degmooyinka Gobolka Banaadir.
  • In Ciidamadda ay wataan Wasiirada, Xildhibaanada iyo madaxda kale ee dawladda ay sitaan aqoonsi u gaar ah.
  • In Ciidamadda iyo Hubka ay leeyihiin shirkadaha amniga ee gaarka loo leeyahay ay iska diiwaan geliyaan Wasaaadda Amniga Gudaha, haddii ay wax dhaq-dhaqaaqa sameynayaana ku wargeliyaan maamulka degmada ay ka baxayaan iyo degmada ay tagaaan.
  • Guud ahaan dalka, waxaa reebay haysashada hub sharci darro ah oo aan ka diiwaan gashanayn Wasaaradda Amniga.
  • Golaha Wasiirradu waxay isla garteen in dib-u-dejin loo sameeyo Barakacayaasha, iyadoo lala kaashanayo Hay’adaha Caalamiga ah, si ay uga qeyb qaataan horumarka iyo Nabad-gelyada dalka.

Baaqbuy eos lip balm ontario

Waxaa loogu baaqayaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, in ay taageeraan, gacanna ka geystaan qorshaha dawladdu ku sugeyso amniga iyo xasilinta dalkabuy benadryl-d online.

use of cystone tabletsMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhoweeyay go’aamadii ka soo baxay Golaha Wasiirada ee la xiriiray amniga magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha oo horkacayey kulamo deg-deg oo ay yeesheen Golaha Wasiirada saddexdii maalmood ee la soo dhaafay, laguna gorfeynayey tallaabooyin cusub oo lagu xoojinayo amniga, ayaa ku bogaadiyey Golaha Wasiirada sida deg-degga ah ee ay u soo diyaariyeen talooyin wax ka tari kara amniga caasimaddaorder cialis online overnight.

Go’aamada ka soo baxay Golaha Wasiirada ayaa waxaa ka mid ah in ciidammada booliska iyo nabadsugidda ee heer gobol ay door weyn ku yeeshaan amniga magaalada Muqdisho, iyado hawshaasina ay kala shaqeyn doonaan maamulka gobolka Banaadir, degmooyinka, iyo bulshadabuy augmentin generic.

coumadin discount couponsWaxaa qodobada go’aamadaasi ku xusan ka mid ah xakameynta hubka lagu dhex wato magaalada.

Golaha Wasiirada ayaa iyaguna si dhow ula shaqeyn doona maamulka gobolka iyo degmooyinka gobolka Banaadir, si loo xaqiijiyo amniga, loogana hortago shirqoolada iyo carqaladaha ay wadaan kooxaha nabadda ka soo horjeedabenzac ac wash buy online.

lamictal buy cheapHoggaamiyeyaasha dalalka ay ciidammada ka joogaan Soomaaliya, ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Djibouti ka soo saarey war murtiyeed ay ku caddeeyeen baahida loo qabo xoojinta, tayeynta iyo ka guul gaarista hawlgalka AMISOM ee xasilinta Soomaaliya iyo burburinta kooxda argagixisada ee Al Shabaab.

Shirkan oo ay martigelisey Djibouti, ayaa waxaa ka soo qeybgaley Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya, Uhuru Kenyatta, Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia, Hailemariam Desalegn iyo wakiilo ka kala socday Uganda, Burundi, Midowga Afrika, IGAD, Qaramada Midway iyo diblomaasiyiin kale.

Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay kulanka ayaa sheegay in hawlgalka AMISOM uu guulo badan soo hoyey, balse haatan loo baahan yahay in la tayeeyo , sarena loo qaado waxqabadkooda si guul kama dambeys ah looga gaaro dagaalka lagula jiro kooxaha argagixisada, nabad buuxdana loogu soo dabaalo dalka iyo gobolka Geeska Afrika.

“Soomaaliya horumar la taaban karo ayay sameysey, waxaana taa abaalkeeda leh dalalka maanta halkan fadhiya oo go’aansadey inay wiilashooda iyo gabdhahooda inoo soo diraan, kuwaas oo naftooda u huraan nabad ka aslaaxinta Soomaaliya. Waxaa Soomaaliya 9-kii sanno ee AMISOM ay dalka joogtay la gaarey guulo siyaasadeed oo ay ugu weyn tahay qorshaha sannadkan la doonayo in muddo 47 sanno kadib doorashooyin ay waddankeena ka dhacaan’’.

Madaxweynaha ayaa sheegay in si loo xajiyo guulaha la gaaray loo baahan yahay in hawlgal milateri oo si wanaagsan la isugu soo dubbariday lagu qaado kooxaha argagixisada.

“Al Shabaab waxay doonayaan inay shacabka niyadda ka jebiyaan, isla markaana ay carqaladeeyaan hadafka aanu leenahay sannadkan 2016-ka. Waxaa naga go’an inaan meesha ka saarno argagixisada. Iminka oo aan idin la hadlayo ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM waxay u dhaqaaqeen goobaha ay ku dhuumaleysanayaan Al Shabaab, waxaana hubaal ah in dhowaan la soo afjari doono weerarada ay wadaan kooxda naf la caariga ah ee dhiigga shacabka baneystey’’.

Madaxweynaha ayaa madaxda shirka ka qeybgashey u soo jeediyay talooyin ay ka mid yihiin wadashaqeyn iyo xiriir hufan oo dhex mara taliska dhexe ee AMISOM iyo ciidammada Soomaaliya, in la xoojiyo taageerada la siinayo barnaamijka dib u dhiska ciidammada Soomaaliya oo iyagu aakhirka hawsha kala wareegi doona AMISOM, xoojinta sirdoonka, tababarka ciidammada iyo in weerarada la qaadayo ay noqdaan kuwo lagu beegsanayo bartilmaameedyada muhiimka ah ee cadowga.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo isna kulankaasi ka hadley ayaa sheegay in ujeedka shirkan uu yahay mid lagu taageerayo dadaalka Madaxweynaha Soomaaliya iyo dowladdiisa ay ugu jiraan xasilinta dalka, isagoo si gaar ah hoosta uga xariiqey muhimadda ay leedahay barnaamijka dib u dhiska ciidammada Soomaaliya.

Ismail, Chergui, oo ah Madaxa Guddiga Midowga Afrika ugu qaabilsan amniga iyo nabadgelyada ayaa sheegay in la xoojinayo awoodda ciidammada AMISOM dhan kasta, la iskuna afgartey in tas-hiilaad badan oo soo dedejin kara guulaha ciidammada Midowga Afrika iyo kuwa Soomaaliya la bixiyo.

Waxaa kale oo uu Mr Chergui sheegay in ciidammada AMISOM ee jooga Soomaaliya mar walba la xusuusinayo, loogana fadhiyo inay dhowraan xuquuqda aadanaha, difaaca shacabka iyo inay ka fogaadaan in la waxyeeleeyo dad shacab ah inta ay socdaan hawlgalada Al Shabaab looga soo horjeedo iyo kuwa dalka lagu aslaaxinayo intaba.

Madaxdii kale ee ka soo qeybgashey shirka ayaa iyaguna soo dhoweeyay horumarka Soomaaliya ka jira, isla markaana beesha caalamka ugu baaqey inay sii wadaan taageerada lagu xajinayo nabadda Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ganacsatada Turkiga u xaqiijiyey in Soomaaliya ay si buuxda ugu furan tahay inay maalgashadaan, taasina ay dani ugu jirto labada dal.

Madaxweynaha ayaa magaalada warshadaha leh ee Bursa ee ku taalla waqooyiga galbeed ee dalka Turkiga kula kulmey Rugta Ganacsiga ee Bursa iyo ganacsatada, isagoo kala hadley fursadaha ay ka heli karaan Soomaaliya, xilligan uu dalku ku jiro dib u dhis iyo dib u soo kabasho.

“Ganacsatada Turkiga waxay si fudud uga faa’iideysan karaan fursadaha maalgashi ee Soomaaliya ka jira, waxaana idinku bishaareynayaa in waddankeena uu leeyahay sharciyada maalgashiga, isla markaana aan gacmo furan ku soo dhoweenayno ganacsatada Turkiga’’.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Soomaaliya ay leedahay kheyraad kala duwan, isla markaana maalgashi lagu sameeyo ay tahay waddada keliya ee dib buuxda Soomaaliya ku gaari karto, isagoo intaa ku darey in tixgelin gaar ah la siin doono ganacsatada ugu soo horeeya ee fursado maalgashi ka soo raadsada Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale ka jawaabey su’aalo ay weydiinayeen qaar ka mid ah ganacsatada kulankaasi ka soo qeyb gashey, kuwaas oo doonayey inay wax ka ogaadaan adeegyada kala duwan ee ay Soomaaliya ka fulin karaan.

Kulankaasi waxaa sidoo kale ka hadley Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Bursa, Ibrahim Burkay oo sheegay in ganacsatada Turkiga ay diyaar u yihiin in la xoojiyo xiriirka ganacsi ee labada dal ka dhexeeya.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulanka ganacsatada ka hor waxaa uu khudbad ka jeediyay Jaamacadda Uludag ee magaalada Bursa, isagoo ka warramey xaaladda Soomaaliya , fursadaha maalgashi iyo doorka wanaagsan ee Turkiga uu ka qaatey taageerada Soomaaliya.

Jaamacadda Uludag oo ay wax ka bartaan in ka badan 60 kun oo arday, ayaa Soomaalida ay ka mid yihiin ardayda wax ka barata.

Waxaa kale oo uu Madaxweynaha oo ay wehliyaan madaxda magaalada Bursa ay tageen goobaha taariikhiga ee magaalada, iyadoo Bursa ay ahayd caasimaddii ugu horeysey ee Boqortooyadii Islaamka ee Cusmaaniyiinta.

1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga ka hortaga lacag dhaqidda iyo maalgelinta Argagixisada.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay in sharcigan uu ahmiyad gaar ah u leeyahay dalka, kaasi oo ay meel mariyeen Goloyaasha Wasiirada iyo baarlamaanka ee dowladda Soomaaliya.

Sharciga ka hortaga lacag dhaqidda (dhaqidda lacagaha been abuur ah ee doolarka) iyo maalgelinta Argagixisada ee uu Madaxweynuhu saxiixay waxa uu awood siinayaa bankiga dhexe ee dowladda, si ay u qaabeeyaan hanaanka maaliyeed ee dalka iyo la socodka dhaq dhaqaaqa maaliyeed ee dalka.

Shaqada uu bankiga qabanayo waxaa ka mid ah

In la hubiyo qofka lacagta soo diraya, si loo hubiyo cidda ay ku socoto lacagta, haddii uu shaki yimaado.

In la hubiyo wixii shaki gala iyo qaabka looga soo warbixiyo

In macluumaadka u qofka soo gudbiyo ee arrimaha lacagta ku saabsan la ogaado iyo

In uu sameeyo xarun loogu warbixiyo arrimaha dhaqaalaha

Bankiga dhexe waxa uu wadayaa dadaallada ku aadan hay’adaha dhanka dhaqaalaha ee dowladda iyo lana xoojiyo xirirada u bankiga la leeyahay hay’adaha kale ee dunida.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  ka qeyb galay shirka Madasha 6-aad ee Heerka Sare ee Soomaaliya iyo waddamada/hay’adaha iskaashiga la leh ee dhinaca dib u dhiska Soomaaliya (High Level Partnership Forum), kaasi oo si rasmi ah uga furmay magaalada Istanbul.

Madasha HLPF ayaa waxaa martigelinaysa dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, ayaa waxaa si rasmi ah u furay  Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, waxaana wadajir u shir guddoomin doona Madaxweynaha Soomaaliya iyo dhigisa Turkiga.

Shirka Waxaa ka qeybgalay in ka badan 200 oo ergo oo ka socda in ka badan 50 dal, hay’adaha caalamiga iyo hay’adaha Qaramada Midoobay.

Shirka oo socon doona muddo laba maalmood ah, ayaa waxaa qiimeyn iyo dib u eegis lagu sameyn doonaa horumarka laga sameeyay Barnaamijka Cahdiga Cusub ee Soomaaliya (the Somali Compact), kaas oo markii ugu horeysey lagu ansixiyey magaalada Brussels bishii September sannadkii 2013. Barnaamijka Cahdiga Cusub ayaa waxaa ka abuurmey iskaashi ku saleysan isla xisaabtan, wadaagidda khatarta iyo mas’uuliyadaha ee dhinacyada Soomaaliya iyo beesha caalamka si loo hago horeyna loogu dhaqaajiyo ajendaha siyaasadda, amniga iyo horumarka Soomaaliya.

Waxaaa sannadkiii hore uu barnaamijkan ku tallaabsadey horumar la taaban karo, dhinacyada siyaasadda, amniga iyo agendaha horumarinta.

Madasha Heerka Sare ee Soomaaliya iyo waddamada ay iskaashiga leeyihiin ayaa la filayaa in lagu taageero go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee nooca doorasho ee dalka ka dhacaysa sannadkan 2016-ka, inuuu ka doodo, khariiddad la isku wada raacsan yahay oo ku saabsan doorashada 2020-ka, dib u qaabeynta amniga, dardar-gelinta dadaalka dib u eegista iyo dib u qorista dastuurka federaalka, isla markaana wax laga qabto baahiyaha aasaaska u ah dhinaca horumarinta si loo xaqiijiyo mustaqbalka nabadda iyo barwaaqada Soomaaliya.

istanbul-1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalay barnaamijka daahfurka dowladda oo dadweynaha ay su’aal ku weydiinayaan Madaxweynaha iyo Wasiirka Maaliyadda ayaa sheegay in dowladda ay ka go’antahay sidii dalkan cadowga looga cirib tiri lahaa.

Madaxweynaha oo ka hadlayay aaminaadda shacabka ee dowladnimada ayaa tilmaamay inay muhiimtahay in shacabku ay kalsooni ku qabaan madaxdooda, waxaana uu intaa ku daray in barnaamijka daahfurnaanta dowladda ay qeyb weyn ka qaadan karto in la is aamino, isla markaana la isla xisaabtamo.

“Nidaam iyo qaab aan isku aamino aan sameysano, Nidaamka dowladnimada ayaa u baahan in la aamino, shaqsiga xilka haya beri wuu ka tegayaa, howshan aan maanta u jogno waa tallaabada lagu sixi karo nidaamka dowladnimada”

Madaxweyne Xasan oo ka hadlayay arrimaha amniga iyo mushaaraadka ciidanka ayaa yiri “Arrinta amniga iyo bixinta mushaaraadka ciidanka waa waajiban, waa suurta gal in mushaarka ciidanka uu dib u dhac ku yimaado, balse way naga go’antahay bixinta mushaarkooda, maadaama ciidanka ay u taaganyihiin sidii cadowga Ummadda uga difaaci lahaayeen”

“Waxaan ka cudur daareneynaa marka ay socoto howlgallada cadowga lagu beegsanayo dadka ay waxyeelada ka soo gaarto, markasta dowladda way ka go’antahay cirib tirka cadowga shacabka Soomaaliyeed” ayuu hadalkiisa ku daray Madaxweynaha.

Madaxweynaha oo ka hadlayay arrimaha qaadka ayaa sheegay in qaadka uu dalka ku hayo dhibaato aad u weyn, waxaana uu intaa ku daray in meelo badan oo dunida ka mid ah qaadka laga mamnuucay, balse dowladda ay sameyn doonto qorshe bulshada looga wacyigelinayo dhibaatada uu qaadka leeyahay.

“Dowladda marka ay go’aan ka qaadaneyso ee ah in la mamnuuco qaadla waxa ay u baahantahay waqti badan, balse culimada iyo bulshada rayidka waxaan ka rabnaa inay door ka qaataan ka wacyi gelinta bulshada dhibaatada uu leeyahay qaadka, dowladduna waxa ay sameyn doontaa in lacagta ugu badan ee canshuur ah laga qaado qaadka, si dadka sida sahlan ku baran lahaa, ay isaga dhaafaan” ayuu yiri Madaxweynaha.

Mar uu Madaxweynah ka hadlayay Arrimaha garsoorka ayaa sheegay in Nidaamka dowladnimada ee 30-kii sano ee lagu dhaqmayay la badalay, lana keenay nidaam cusub oo xukunka baahsanyahay, taladu baahsantahay, dastuurka dalka uu qorayo in adeega garsoorka uu ka madax banaanyahay xukuumadda, sameynta guddiga ayaa waqti badan nagu qaadatay, balse meel fiican ayuu marayaa.

Madaxweynaha oo ugu dambeyntii soo xiray barnaamijka daah furka oo ay soo qaban qaaabisay Wasaaradda Maaliyadda, isla markaana ku saabsanaa isla xisaabtanka oo qeybaha bulshada ay su’aalo ku weydiinayeen Madaxweynaha iyo Wasiirka maaliyadda ayaa sheegay in dowladu ay wax badan u qabsoomeen, ayna jiraan waxyaabo kale oo dhiman.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in bulshada ku nool gobolka banaadir ay wax la qabaan shacabka kale ee ku nool 18-ka gobol ee dalka, isla markaana la sameyn doono maqaamka gaarka ah ee ay caasimaddu leedahay.

“Gobolka Benaadir waxa uu ka midyahay 18-ka gobol ee dalka, gobolkasta xaqa uu leeyahay ayay leeyihiin bulshada gobolkan, balse waa caasimadda Jamhuuriyadda, Maqaam gaar ah ayay yeelaneysaa, inkasta oo aan weli diyaarsaneyn maqaamka, dowlad goboleedyada qaar dadka ku nool, waxaa ka tiro badan kuwa caasimadda ku nool, in xuquuqdooda la duudsiiyo xaq ma ahan, waxaa socoto qorshe ah in la sameeyo gole deegaan, bulshadana ay isu abaabusho sidii ay isu dooran lahaayeen” ayuu Madaxweyne Xasan hadalkiisa ku soo gabo gabeeyay.

Xigasho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgaley munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo Wasaaradda Maaliyadda ee Soomaaliya ay ku soo bandhigtey Barnaamijka Daah-furnaanta Dowladda.

Barnaamijkan ayaa hadafkiisu yahay diyaarinta macluumaadka guud ee dowladda, meel marinta sharciyo, xeerar iyo habab keeni kara in dowladdu xilkasnimo muujiso, shacabkana laga qeybgeliyo ka tala bixinta arrimaha qaranka.

Soomaaliya oo ah dal ka soo kabanayaa colaado sokeeye , kuna jira marxalad dhib u dhis ballaaran, ayaa muhimadda barnaamijkan daahfurnaanta u leeyahay ay tahay in waddanku noqdo kan ugu horreeya qaaradda Afrika, dhanka hufnaanta marka la gaaro sannadka 2020-ka.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal ka jeediyay munaasabadda ayaa sheegay in hufnaanta iyo daahfurnaanta ay qeyb ka yihiin dowlad wanaagga ay Soomaaliya hiigsaneyso.

“Hufnaanta iyo daahfurnaanta dowladda waa qeyb ka mid ah dhowrista ammaanada, waana sida ay diinta islaamka ina fareyso. Sameynta macluumaadka guud ee dowladda waa mid horseedeysa xog-ogaalnimada muwaadiniinta, hufnaanta maaliyadeed iyo inaan caalamka tusno hadafka aan leenahay inuu yahay sameynta nidaam adag oo isla xisaabtan ku saleysan’’, ayuu yiri Madaxweynaha.

Aqoonyahannada iyo khubaradda ka qeybgashey daahfurka munaasabadan qaran, ayaa fursad loo siiyey inay Madaxweynaya su’aalo ka weydiiyaan qaabka ugu habboon ee barnaamijkan dalka looga hirgelin karo.

Madaxweynaha oo ka jawaabayey qaar ka mid ah su’aalaha , ayaa sheegay in shacabka iyo dowladda loo baahan yahay inay ka wada shaqeeyaan sidii sharciga loo dhowri lahaa, haddii taasi la helana ay hubaal tahay in geeddi-socodka dib u dhiska Soomaaliya uu guuleysanayo.

Waxaa kale oo uu Madaxweynaha ugu baaqey dhammaan hay’adaha dowladda inay waxqabadkooda u soo bandhigaan shacabka si loo abuuro jawi is- aaminaad, daahfurnaan , isla xisaabtan iyo wacyigelinta shacabka.

Munaasabadda waxaa kale oo hadal ka jeediyay Wasiirka Maaliyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Aadan Ibraahim.

Waxaa sharaf weyn u ah Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya inay dunida u bandhigto maanta Siyaasadda Qaran ee Arrimaha Dibadda.

Siyaasadda Arrimaha Dibadda Soomaaliya waxa ay ku dhisan tahay tiirarka xoojiya nabad-gelyada iyo ammaanka qaran ee heer gobol iyo heer caalami ah, iyadoo ka qeybgal rasmi ah laga sameynayo diblomaasiyadda laba geesoodka iyo midda dhinacyada badan . oo uu barbar socdo fulinta waajibaadka la xiriira balamada, heshiisyada caalamiga iyo dhiirigelinta howlaha ganacsi iyo dhaqaale si loo gaaro horumar waara .

Waa Markii ugu horeysay Siyaasadda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la qoray, laguna saleeyay howl wadajir ah oo hubineysa nabadda , horumarka iyo barwaaqada gobolka iyo caalamka . dhabahan waa mid u suura-gelinaya Soomaaliya inay wax wadaag faa’ido leh sameyso si dawo loogu helo caqabadaha balaaran ee hortaagan dunida maanta sida horumar waara , ilaalinta deegaanka ,xuquuqda aadanaha iyo ka hortagidda argagaxisada .

Soomaaliya, iyadoo ka guul-keeneysa ujeeddooyinka Siyaasadda Arrimaha Dibadda, waxa ay la shaqeyn doontaa dhammaan dowladaha iyo Ururada wax wadaaga kala dhaxeeya si loo hubiyo fulin guul huwan oo ku qotanta aragtideena, si loo gaaro horumar qaran, mid gobol iyo mid caalami ah.

Siyaasadda Arrimaha Dibadda Soomaaliya waa mid cad dhex dhexaadnimadeeda iyo waajib gudashadeeda ee ah ilaalinta Madax banaanida , qaranimada iyo midnimada dalka Soomaaliya .

Xigasho

Bogga Hambalyada

Xayesiin

A/C. Waxaan idiin heynaa Biraha Cagafyada (tractors Parts).

Cagafyadaas oo kala ah: Fiat, Ford, John deere,New Holland, iyo kuwa kale oo badan.

Dalabkaaga waxaad kusoo diri kartaa E-mailkaan: geeddow@gmail.com

Xeyeysiis Ganacsi

  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN