illegal buy accutane onlineWelcome to Cadale site

Ku soo dhawaaw Bogga Cadaleomeprazole cheap online

cheap prevacidDaawo Quruxda Cadale

Group creation
G

dekedda cadale oo dib u habeeen lagu sameyhaayo

DAKADDA CADALE OO DIB U HABEYN  EY KU SAMEYHEYSO DOWLAD GOBOLEEDKA HIRSHABEELEbuy accutane america

Akhriso Liiska Musharaxiinta u taagan Madaxweynaha Soomaaliya

Guddiga Qaban qaabada Doorashada ayaa ku dhawaaqay inay isdiiwaan galiyeen 24-Musharax oo u taagan q..buy benicar hct 40 25.

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Oo Muqdisho Kula Kulmay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”, Guddoomiye ..order celexa line.

XAFLAD TAAGEERO AH OO LAGU QABTAY WADANKA NETHERLAND

XAFLAD TAAGEERO AH OO LAGU QABTAY WADANKA NETHERLAND Waxaa xalay oo taariikhdu eheed 04/01/2017 lag...

Horumarinta Qorshaha Qaranka ee Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo laga hadlayo

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo daaqa ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Hay’..can you buy a hiv test kit.

  • dekedda cadale oo dib u habeeen lagu sameyhaayo

    vrijdag 10 februari 2017 00:00
  • Akhriso Liiska Musharaxiinta u taagan Madaxweynaha Soomaaliya

    zondag 29 januari 2017 00:00
  • Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Oo Muqdisho Kula Kulmay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban

    zondag 15 januari 2017 00:00
  • XAFLAD TAAGEERO AH OO LAGU QABTAY WADANKA NETHERLAND

    donderdag 05 januari 2017 00:00
  • Horumarinta Qorshaha Qaranka ee Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo laga hadlayo

    woensdag 28 december 2016 00:00

Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo maalinti labaad booqasho ku jooga magaalada Baydhabo ayaa maanta kormeeray saldhiga Booliiska ee degmada Baydhabo, isagoo halkaasi kula kulmay saraakiil ka tirsan Booliiska Federaalka iyo kan maamulka Koofur Galbeedseroquel xr for sale.

buy depakote onlineTaliyaha ayaa warbixin ku saabsan xaaladda ciidanka iyo duruufaha ay ku shaqeeyaanba ka dhageeystay saraakiisha booliiska ee uu kula kulmay saldhiga booliiska degmada Baydhabo.

Sidoo kale Jeneraal Xaamud ayaa xarunta qeybta guud ee booliska koofur galbeed kulan gaar ah kula qaatay saraakiil ka tirsan booliska maamulka Koofur galbeed, wuxuuna kala hadlay dar dargelinta howlaha adag oo ay u hayaan bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan deegaanada ay ka howlgalaanmelatonin dogs sale.

cheap viagra saleTaliyaha booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Xaamud ayaa saraakiisha booliiska ku wargeliyay iney u diyaargarooban sanadkan tababarro sare loogu qaadayo aqoontooda la xiriirta xirtfadda booliiska, kuwaasoo uu sheegay in lagu kala qaban doono gudalha dalka iyo dibadda.

Jeneraal Xaamud ayaa ammaanay dadaallada dheeraad ah oo ay muujiyeen saraakiisha iyo ciidamada booliiska ee ka howlgala meelaha uu maanta booqday, wuxuuna kula dardaarmay iney sii kordhiyaan dadaalkooda, isagoo xusay iney heli doonaan qalab dheeraad ah oo u adeegsandoonaan howlahoodabuy eos lip balm ontario.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa warqadihii aqoonsiga kaga guddoomay danjiraha cusub ee waddanka Xiriirka Russia wakiilka uga noqon doona Soomaaliya, Mr Sergey Kuznetsovbuy benadryl-d online.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Soomaaliya ay gacmo furan ku soo dhoweyneyso Danjire Kuznetsov, isla markaana Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ay si buuxda ula shaqeyn doontouse of cystone tablets.

“Dowladda Soomaaliya way soo dhoweyneysaa tallaabadan ay Russia dib ugu soo nooleyneyso xiriirka ay Soomaaliya la leedahay, waxaana filayaa inaan iska kaashan doono dhinacyada dhaqaalaha, kaabeyaasha dhaqaalaha, macdanta, waxbarashada, dhaqanka iyo in xukuummada Moscow ay gacan ka geysato dib u dhiska dalka’’, ayuu yiri Madaxweynahaorder cialis online overnight.

buy augmentin genericDanjire Sergey Kuznetsov ayaa dhankiisa sheegay inuu si weyn u daneynayo xoojinta xiriirka labada dal, shirkadaha ganacsiga ee Russia-na ay diyaar u yihiin inay maalgashadaan kana qeyb qaataan dhismaha kaabeyaasha dhaqaalaha Soomaaliya.

coumadin discount couponsWaxaa uu danjiraha sheegay inuu soo dhoweynayo horumarka dhanka siyaasadda, amniga iyo xasiloonida ee ay Soomaaliya ku tallaabsaneyso.

Ugu dambeyn Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxaa uu danjiraha ka codsadey inuu salaam diiran ka gaarsiiyo Madaxweynaha Xiriirka Russia, Vladimir Putinbenzac ac wash buy online.

Munaasabadda waxaa goobjoog ka haa Wasiir Ku- Xigeenka Arrimaha Dibedda, Mudane Axmed Cali Kediye, Wasiirk Ku-Xigeenka Gaashaandhigga, iyo mas’uuliyiin kalelamictal buy cheap.

Dowladda Russia, ayaa dal Soomaaliya xiriir aad u wanaagsan uu kala dhaxeyn jirey xilligii Soomaaliya uu ka talin jirey madaxweynihii geeriyooday Allah u naxariistee sareeyo gaas Maxamed Siyaad Barre, iyadoo Ruushka lagu xasuusto sida uu u qalabeeyay ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya gaar ahaan ciidanka xooga dalka Soomaaliya.

Booliska dalka Beljamka ayaa baadi goobaya nin la rumeysan yahay in uu ka dambeeyay  qaraxyadii Talaadadii ka dhacay magaalada Brussels ee xarunta dalka Beljamka.

Ninkaasi ayaa sawirkiisa waxaa laga arkay kaamirooyinka ammaanka ee ku rakibnaa garoonka caalamiga ah ee magaaladaasi  ay qaraxyada ka dheceen.

Saraakiisha dalkaasi Beljamka ayaa sheegaya in labo nin oo kale oo ninkaasi ku wehliyay weerarkii garoonka ay is qarxiyeen,

Qaraxyadii ka dhacay garoonka diyaaradaha iyo goob tareennada laga raaco waxaa ku geeriyooday 34 qof halka 250 qof oo kalena ay ku dhaawacmeen.

Booliska ayaa ugu baaqay dadkii qaraxyadaasi ku duubay moobeeladooda iyo kaameerooyinka in ay ka caawiyaan baaritaanka.

Ciidamo dheeraad ah ayaa la geeyay gudaha magaalada, waxaana booliska ay gacanta ku soo dhigeen kiimiko, waxyaabaha qarxa iyo calanka kooxda khilaafada islaamka kaddib markii ay hawlgal ka fuliyeen xaafad ka mid ah magaaladaasi Brussels.

Weeraradani ayaa waxaa sheegtay kooxda Khilaafada Islaamka, waxa ayna ku soo beegmayaan afar maalmood kaddib markii Brussels lagu qabtay Saalax Cabdisalaam oo baarayaasha dalkaasi ay sheegayaan in uu ku lug lahaa weerarkii sanadkii hore ka dhacay magaalada Paris ee dalka Faransiiska.

Barnaamij looga doodayay Hirgelinta xeerka cusub ee Saxaafada Soomaaliya oo ay soo qaban qabisay Xarunta warbaahinta iyo wada hadalka ee (CMD) ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiir ku xigeenka  wasaarada warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska  Cabdullaahi Colaad Rooble iyo Agaasimaha wakalada wararka soomaaliyeed ee SONNA Cabdiraxmaan Yuusuf Shiikh Al-cadaala,Xogahayaha guud ee xarunta CMD Cabdulahi Maxamed Xuseen Taajirow,gudoomiyaha ururka Suxufiyinta qurba joogta Somaliyeed ee SEJASS Saciid Xasan Anteeno iyo qaar kamid ah agaasimayaasha iyo Suxufiyiinta ku dhaqan dalkani kenya.

Bilowgii barnaamijka ayaa Agaasimaha wakalada wararka soomaaliyeed ee SONNA Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-cadaala waxa uu sharaxaad ka bixiyay heerarkii kala duwanaa ee uu soo maray xeerka cusub ee saxaafada Soomaliya iyo sida loogu baahanyahay in Suxufiyiinta Soomaliyeed ay uga qeyb qaataan Hirgelinta xeerkan.

Wasiir ku xigeenka warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiisa C/laahi Colaad Rooble iyo agaasimaha wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA C/raxmaan Yuusuf Shiikh Al-Cadaala ayaa waxa ay ka mid ahaayeen gudigii dib u eegista ku sameeyay xeerka saxaafada Soomaaliya.

“Xeerkani waxa uu xooga saarayaa sadax arrimood oo ay ka mid yihiin in suxufiga loo sameeyo shuruurc iyo astaan u gaar ah iyo sharci difaacayo qofka suxufi ah,hadii labada dhinac midkood uu xad gudbo halka loo noqonayo oo ah gudiga madaxa banaan ee la sameeynayo”Ayuu yiri agaasimaha wakaalada Wararka SONNA C/raxmaan Yuusuf Al-Cadaala.

Barnaamikan dooda ahaa oo suxufiyiinta ku sugan Kenya loogu sharaxaya xeerka cusub ee saxaafada Soomaaliya  ayaa sidoo kale waxa ay wariyayaasha ka dhiibteen Aragtidooda, iyagoona su’aalo dhowr ah oo ku saabsan qodobada xeerka saxaafada weydiiyay wasiir ku xigeenka iyo agaasimaha SONNA,iyagoona si kooban jawaabo uga bixiyay su’aalihii ay weydiiyeen wariyaasha.

Wasiir ku xigeenka  wasaarada warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska xukuumada Soomaaliya Cabdullaahi Colaad Rooble oo gabagabadii hadalo dar daaran ah u jeediyay suxifiyiinta,waxa nauu balan qaaday in wasaarada ay kala shaqeynayso suxufiyiinta wixii suura gal ah oo ku aadan sidii wax looga badali lahaa qodobada ku qoran xeerka saxaafada.

“Aayad quran ah ma ahan xeerka oo aan waxba laga badali Karin,waxayna ku xirantahay mas’uuliyiinta howsha gacanta ku heyso,hadii  ay saxufiyiintu wax suurta gal ah sheegaan wasaarada waxay ka shaqeynaysaa sidii wax looga qaban lahaa”Ayuu yiri wasiirka ku xigeenka Warfaafinta C/laahi Colaad Rooble.

Xeerkan cusub ee Saxaafada Soomaaliya oo heerar kala duwan soo maray,isla markaana bishii Janaayo ee sanadkan uu saxiixay madaxweynaha jamhuuriyada Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay waxaa  sidii loo hir galin lahaa ka dooday Suxufiyiiinta ku dhaqan Kenya.

 

Mogadishu, March 22, 2016 – Xukuumadda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag ay u cambaareynayaan weerarka argagaxiso ee ka dhacay maanta caasimadda Brussels ee dalka Belgium.

Waxaa dhab ah, in argagaxisadu ay u beegsaneyso dadka rayidka ah si bahalnimo ah oo marna aan cafis geli karin, waa tilmaan weyn oo tusineysa heerka ay ka gaareen bani’aadanimo-xumo iyo xushmad darro .
rabshad kasta oo ka dhan ah dadka rayidka ah waxaa loola jeedaa in la aragagaxiyo iyaga iyo qarankooda , gebi ahaan waa wax baas oo shar ah .

Xukuumadda Soomaaliya waxa ay si adag uga shaqeyneysaa dhabar-jebinta argagaxisada gudaha xuduudeena iyo gobolka intiisa kale . argagaxisadu waa goodin khatar ku ah dunida, oo si adag u saameeyay muwaadiinta Soomaaliya iyo Belgium , sidaa darteed waxaan barbar taagannahay,isbaheysina la nahay Shacabka iyo Xukuumadda Belgium . waxaan la qeybsaneynaa tiiraanyada iyo dhibta gaaray saacadaasi mugdiga ah.

Waxaan tacsi u direynaa qoysaska,saaxiibada iyo kalgacalka dhammaan dhibanayaasha rayidka ah ee uu saameeyay falkaasi murugada leh ee sharta ahaa.

Weerarada argagaxisada ee aan macnaha laheyn marna tabar darri iyo cabsi gelin uma keeni doonto Shacabka iyo Xukuumadda Belgium, ee waxa ay xoojin doontaa oo ay mideyn doontaa jawaab-celinta adduunka uu ka bixiyo falkaasi dambiga weyn ee argagaxiso .

Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay la leedahay Belgium xiriir laba geesood aad u xoogan , waxa aanu hiigsaneynaa iskaashi balaaran oo dhinacya badan leh oo labada dal dan wadaag u ah oo ay ka mid ah tahay amniga .

Wararka ka imaanaya Magaalada Brussels gaar ahaan Garoonka Diyaaradaha  Zaventem ayaa sheegaya in ay ruxeen  Laba qarax oo waaweyn, iyadoo qaraxyadu ay ka dheceen goobta ay adeegsadaan dadka dhoofaya waxaana ku dhintay 13 halka ay ku dhaawac meen 35 kale.

Qaraxa kale ayaa ka dhacay  goob tareennada laga raaco oo u dhaw xarumo ay Midawga Yurub leeyihiin, iyadoo Xarumaha tareennada  oo idil la xiray, halkaasi oo ay ku dhinteen 15 qof halka 55 kalena ay ku dhaawacmeen.

Dadkii ku sugnaa Qeybta Duulimaadka Garoonka Diyaaradaha Brussels ayaa laga daad gureeyay garoonka,  waxaana la baajiyay duulimaadyadii Diyaaradaha.

Qaraxyadani waxay imanayaan afar maalmood kaddib markii magaalada Brussels lagu qabtay Salax Cabdisalam oo ahaa ninkii ugu muhiimsanaa ee loo raadinayay qaraxyadii Paris ka dhacay bishii November.

Ra’iisul Wasaaraha Belgium Charles Michel ayaa ka codsaday shacabka inay muujiyaan midnimo oo aysan ka wel welin qaraxyada dhacay.

Afhayeenka wasaaradda amniga dalka C/kaamil Macalim Shurki, ayaa sheegay in wasaaradu si weyn u soo dhaweynayso qorshaha lagu sugayo amniga iyo xasiloonida magaalada Muqdisho.

Magaalada Muqdisho ayaa labo qeybood loogu qeybiyay ciidanka amniga gaar ahaan nabad sugida iyo booliiska, xaafadaha ku teedsan wadooyinka Wadnaha, Sodonka iyo Warshadaha ayaa ammaankeeda waxaa si buuxda ula wareegay nabad sugida, halka wadada dheer ee Maka-Almukarama  ay amnigeeda sugi doonaan booliiska sida uu sheegay afhayeenka.

C/kaamil, ayaa sidoo kale sheegay in howlgalo amniga lagu adkeynaayay ay ciidanka amniga ka sameeyeen degmooyinka gobolka Banaadir kuwaas oo uu ku tilmaamay in ay wax badan kaga duwan yihiin kuwiii hore loo sameyn jirey.

“Howlgalada waa ku guri guri loo baarayo oo la hubanayo guriga iyo dadka degan waxaa ay yihiin, waana kuwo socon doona”, ayuu yiri C/kaamil.

Afhayeenka wasaaradda amniga dalka ayaa dadka heysta hubka sharci darada ay ugu baaqay in ay isa soo diiwaan geliyaan, isagoo ilaalada madaxda ku adkeeyay in ay qeybtooda ka qaadaan xaqiijinta amniga xaafadaha ay degan yihiin.

Muqdisho, 5 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u daah-furey barnaamijka wadashaqeynta gobolka iyo degmooyinka gobolka Banaadir ee xoojinta amniga caasimadda.

Kulankan ballaaran oo ay ka soo qeybgaleen madaxda gobolka Banaadir, guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka, taliyeyaasha ciidammada gobolka, iyo mas’uuliyiin kale ayaa Madaxweynaha waxaa uu ka jeediyay khudbad uu ku dhiirigelinayo shacabka inay si dhow ula shaqeeyaan laamaha amniga, maamulka gobolka iyo degmooyinka si looga adkaado cadowga.

“Waxaan dagaal kula jirnaa cadow caalami ah oo khatar ku ah amnigeena iyo jiritaankeena. Cadowga Al Shabaab ee aan la dirireyno wuxuu haatan hadafkiisu yahay xasuuqa shacabka, taana waxaa daliilu ah ficiladooda ay sida arxan-darada ah ugu beegsanayaan shacabka Soomaaliyeed. Dagaalkan waxaan uga guul gaari karnaa inagoo si wadajir u wajahna, dadaalkeenanan meel isugu geyna’’, ayuu yiri Madaxweynaha.

Madaxweynaha ayaa xusay in doorka gobolka Banaadir ee dhinaca amniga caasimadda aanay ahayn arin cusub ama go’aan hadda uun la gaaray, balse ay tahay arin horey qaanuunka ugu xusneyd oo haatan si wanaagsan loo qeexay, isagoo sheegay in doorkaasi ay la socdaan mas’uuliyad iyo isla xisaabtan.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in go’aamadii dhowaan ka soo baxay Golaha Wasiirrada ay ahaayeen kuwo dhaxal gal ah oo wax ka taraya xoojinta amniga magaalada Muqdisho.

“Go’aamada la gaarey ee dhaxalgalka ah waxaa ka mid ah in la yareeyo gawaarida hubeysan ee magaalada dhex wareegaya. Waa inaan wacyigeena amniga kor u qaadno, feejignaan dheeri ahna aan muujino . Hanjabaadaha cadowga yaaney idin niyad jebin, taa bedelkeedana waxaan shacabka ugu baaqayaa inay ciidammada la shaqeeyaan oo ay soo wargeliyaan mar kasta oo ay arkaan waxyaabo ay ka shakiyaan, amaba wax u dhimi kara amniga qaranka’’.

Waxaa uu Madaxweynaha sheegay in wiilashii Soomaaliyeed ee ka tirsanaa ciidammada amniga ee ku dhintey weerarki ugu dambeeyey ee kooxaha nabad diidka ay la fuliyeen Muqdisho ay ahaayeen shuhado difaacayey shacabka iyo qaranimada Soomaaliya.

“Wiilashan waxay u dhinteen si ay u badbaadiyaan hooyooyinka iyo aabeyaasha Soomaaliyeed. Dhiiggooda ayay ku bixiyeen inay cadowga ka hor istaagaan inaan la waxyeeleyn dad rayid ah oo noloshooda raadsanaya. Waan ka xumahay inay jiraan dad wax ka sheegaya wiilashaasi sharafta ku dhintey, waxaana si cad u sheegaya in kuwa wax ka sheegaya ciidammadeena duruufaha adag ku shaqeynayaa inay yihiin kuwo u adeegaya danaha Al Shabaab’’.

Waxaa uu dhanka kale Madaxweynaha sheegay in dowladda ay muhimad gaar ah siineyso daryeelka ciidammada, dadaal kastana ay ku bixineyso in xaqa ay leeyihiin iyo daryeelka ay mudan yihiin ay helaan.

“Way dhacdaa in mar mar mushaharka uu ka soo daaho ciidankeena, hadana waxaan mar walba xaqiijinaa in mushaharaadka ka daahay oo dhan la siiyo. Sidaad wada ogtihiin dowladdeena dhaqaale ku filan ma haysato.Dhowaan booliska waxaa la siiyay mushaharaad dhowr bilood ka soo daahay. Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeedna, waa la siinayaa wixii mushaharaad ah ee ka baaqdey. Waxaan farayaa Wasiirrada Gaashaandhigga, Amniga iyo Maaliyadda inay qalabka warbaahinta ay bulshada warbixin kaga siiyaan xaaladda daryeelka ciidammada si meesha looga saaro wararka kutiri-kuteenka ah ee la faafinayo’’.

Madaxweynaha ka hor waxaa halkaasi hadalo ka jeediyay Wasiirka Amniga Qaranka Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa magaalada Muqdisho, Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale.

Munaasabad ka dhacday Xarunta Ciidanka Amisom ee Soomaaliya ayaa wasiira amniga Gudaha Mudane Cabdirasaaq Cumar Maxamed  waxa uu Midowga Yurub kala wareegay Deeq isugu jirta gaadiid doomo iyo Qalabka Isgaarsiinta ciidanka oo loogu talagalay Ciidamda Booliiska Soomaaliyeed.

Munsaabada waxa kale lagu Bogaadiyay Mashaariicda lagu tababarayo Ciidanka Booliiska ee ay Fulinayso Qaramadada Midoobay isla markaana ay maalgalinayso Midowga Yurub.

Ku xigeenka wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa sheegay in talaabadan ay qeyb ka tahay Dhismaha Hay’adaha Amniga ee Soomaaliya.

Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya Michael Jorfen de’orso  waxa uu tilmaamay deeqdan ay qeyb ka tahay deeqo kale oo ay ugu talagaleen Ciidanka Booliiska SOomaaliyeed.

Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Cabdirasaaq Cumar Maxamed ayaa ugu Mahad Celiyay Midowga Yurub Taageerada Ay  Siinayaan Soomaaliya, waxaana uu ciidamada Boliiska uu ku amray in si deg deg ah qalabkani ay ugu shaqeeyaan umadda Soomaaliyeed.

Midowga Yurub oo taageeraya Hay’adda Miina Baarista u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa wada dadaala Lagu taageerayo Ciidamada Booliiska Gaar ahaan Kuwa loo tababaray Miina Baarista.

Kulanka Baarlamaanka ee maanta oo soo bilowday saakay ayaa goor dhow oo maqribnimadani ah soo gaba gaboobay, kaasi oo ay hortageen Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, Wasiirka Amniga Gudaha C/risaaq Cumar Maxamed, Taliyaha Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Qaranka Ee NISA Gen C/raxmaan Tuuryare islamarkaana su’aallo lagu weydiinayay.

Kulanka baarlamaanka ee maanta ayaa ahaa mid xasaasi ah oo ka duwan kulamadii hore oo ay yeelan jireen golaha baarlamaanka, waxaana aad diirada loogu saarayay ammaanka dalka iyo qorshayaasha lagu horumarinayo xaqiijinta amniga.

Inkastoo Saxaafadda ay dibad joog ka eheyd kulankaasi oo waqti badan qaatay oo labada gelin ee maanta ay ku shirsanaayeen xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa xildhibaanadu waxa ay ahaayeen kuwa su’aalla la xiriira ajanadaha maanta ee amniga weydiinayeen Ra’isul Wasaaraha iyo Mas’uuliyiinta kale ee dhinaca ammaanka.

Kulanka oo goor dhow soo gaba gaboobay ayaa waxaa lagu balamay maalinimada berito oo ah labada galin ay sii wadanayaan xildhibaanada kulankooda su’aallo weydiinta ah.

Bogga Hambalyada

Xayesiin

A/C. Waxaan idiin heynaa Biraha Cagafyada (tractors Parts).

Cagafyadaas oo kala ah: Fiat, Ford, John deere,New Holland, iyo kuwa kale oo badan.

Dalabkaaga waxaad kusoo diri kartaa E-mailkaan: geeddow@gmail.com

Xeyeysiis Ganacsi

  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN