illegal buy accutane onlineWelcome to Cadale site

Ku soo dhawaaw Bogga Cadaleomeprazole cheap online

cheap prevacidDaawo Quruxda Cadale

Group creation
G

dekedda cadale oo dib u habeeen lagu sameyhaayo

DAKADDA CADALE OO DIB U HABEYN  EY KU SAMEYHEYSO DOWLAD GOBOLEEDKA HIRSHABEELEbuy accutane america

Akhriso Liiska Musharaxiinta u taagan Madaxweynaha Soomaaliya

Guddiga Qaban qaabada Doorashada ayaa ku dhawaaqay inay isdiiwaan galiyeen 24-Musharax oo u taagan q..buy benicar hct 40 25.

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Oo Muqdisho Kula Kulmay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”, Guddoomiye ..order celexa line.

XAFLAD TAAGEERO AH OO LAGU QABTAY WADANKA NETHERLAND

XAFLAD TAAGEERO AH OO LAGU QABTAY WADANKA NETHERLAND Waxaa xalay oo taariikhdu eheed 04/01/2017 lag...

Horumarinta Qorshaha Qaranka ee Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo laga hadlayo

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo daaqa ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Hay’..can you buy a hiv test kit.

  • dekedda cadale oo dib u habeeen lagu sameyhaayo

    vrijdag 10 februari 2017 00:00
  • Akhriso Liiska Musharaxiinta u taagan Madaxweynaha Soomaaliya

    zondag 29 januari 2017 00:00
  • Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Oo Muqdisho Kula Kulmay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban

    zondag 15 januari 2017 00:00
  • XAFLAD TAAGEERO AH OO LAGU QABTAY WADANKA NETHERLAND

    donderdag 05 januari 2017 00:00
  • Horumarinta Qorshaha Qaranka ee Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo laga hadlayo

    woensdag 28 december 2016 00:00

Mario Balotelli oo ka maqnaan doono Half finalka ee Confederations Cup oo kooxdiisa talyaaniga ay la ciyaari doonaan kooxda Isbeyn.seroquel xr for sale

Balotelli oo ah weerarka ay ku dhaartan Qaranka talyaaniga ayaa ku dhaawacmay ciyaartii u danbeysay ey la ciyaareen kooxda Barasiil oo waddankooda lagu qabtey Confederations Cup, ciyaartoos oo ay ku dhamaatey 4-2 oo halkaasna ku guuleysatey kooxda Barasiilbuy depakote online.

Sida ay la tahay taqtarka kooxda qaranka talyaaniga, iney suurta gal tahay in Balatolli ciyaarta ku xigto uu ciyaari karaayo haddey u gudbaan (finaalka).

melatonin dogs saleQore: C/qaadir Geeddow

cheap viagra sale 

Waa Maxay cudurka sonkorowga ?

 buy eos lip balm ontario

buy benadryl-d online 

use of cystone tabletsHaddii aad qabto sonkorow sannado badan iyo haddii lagu yiri sonkorow baad hadda qabtaa, keligaa ma tihid. Inta u dhaxaysa 170 – 180 malyan oo qof ayaa qaba sonkorow dunida. Xogta hoose ayaa kaa caawimi doonta garashada sonkorowga iyo sida loogu noolaado horumar adigoo qaba.

order cialis online overnightQoraalkan waxaan uga jawaabi doonnaa su’aalahaan hoos ku qoran:

• WaaMaxaySonkorow?
•SideeBaanuDareemDoonaaSonkorowga?
•SideeBuu Dhakhtarku Ku Ogaanahayaa Inaan Sonkorow Qabo?
• Sidee Baa Loo Daweeya Sonkorowga?
• Maxaa Keena Sonkorowga?
• Ma Waxaa Jira Hal Nooc Kabadan oo Sonkorowga ah?
• Caruurtaydu Ma Ku Dhici Doonaa Sonkorowgu?
• Ma Jirta Daawo Sonkorowga?
• Maxaan Kalo u Baahanahay iInaan Barto Xukunka Sonkorta?

Waa Maxay Sonkorow?

buy augmentin genericSonkorowgu waa cudur uusan jirku si haboon uu isticmaali karin cuntada quwad ahaan. Unugyada tirada badan ee jirka ku jira waxay u baahan yihiin shidaal ay ku noolaadaan oo ku koraan.

Jirku wuxuu u jejebiyaa cuntada aad cunto inta badan nooc quwad ah oo loo yaqaan sonkor (glucose). Glukoos waa eray kale oo la yaqaan sonkorta. Insuliin waa hormoon ku caawiya sonkorta inuu ka wado dhiigga oo geeyo unugyada jirka.
Insuliinka jirka waxaa sameeya beeryarta (Pancreas). Qof ma noolaan karo Insuliin la’aan.

Sonkorowga, waxaa jira hal dhibaato ama ka badan oo insuliinka ah. Kuwaas waxaa ka mid ah:coumadin discount coupons

• Beeryarta oon insuliin samayn (Nooca 1 sonkorowga)
• Beeryarta oon samayn insuliin ku filan, ama jirka oon isticmaali karin insuliinkii uu sameeyey (Nooca 2
sonkorowga).

Sidee Baan u Dareemi Doonaa Sonkorowga?

benzac ac wash buy onlineQof walba si gooni ah ayuu uga jawaabaa sonkorowga. Qaar ka mid ah calaamadaha digniinta ee sonkorowgu waa:

• Biskood soo daaha (tartiib)
• Awood darro (awood la’aan ama kacsi la’aan)
• Fursad culays (kordhid ama lumid)
• Aragti caad leh
• Kaadi tiro badan
• Oon
• Noog xad dhaaf ah / daalid
• Hurgun jirka ah iyo cuncun


Dadka qaarkood ma oga inay sonkorow qabaan waayo ma qabaan calaamadaha digniinta. Sonkorowgu dhakhso ayuu soo baxaa, asagoon digniin lahayn. Mararka kale si aayar ah ayuu u soo baxaa, dhawr bilood.
lamictal buy cheap

Sidee Buu Dhakhtarku Ku Ogaanahayaa Inaan Sonkorow Qabo?

Waxaa jira dhawr dariiq oo dhakhtarku u baari karo hadaad sonkor qabto. Waxaa ka mid ah:

Baaridda Dhiigga

Baaridda dhiigga ee ugu caansan oo la sameeyo si loo helo haddii aad qabto sonkorow waa heerka sonkortaada. Haddii aad soomantahay heerka sonkortu waa 126 ama ka badan, inta badan sonkor baa la tuhmaa. Dadka aan qabin sonkorowga waxay leeyihiin in sonkorta markaad waxba cunin ay ka yartahay 110. Baaritaan dhiigag kale ayaa la samayn. Inta badan waxay u baahan yihiin inaadan cunin ama cabin waxba habeenkii. Maalinta xigta waxaad u aadi doontaa xaafiiska ama shaybaarka baaritaan dhiigag socda 2 ama 3 saacadood.

Baaritaan Guud

Dhakhtarku mararka qaarkood wuxuu kaa heli karaa calaamadaha sonkorowga korkaaga asago samaynaya baaritaan.

Calaamadaha iyo Sumadaha Sonkorowga:

Asago kula hadlaya, dhakhtarku wuxuu heli kara inaad qabto dhawr calaamadood oo sonkorow ah sida kabuubyada ama gubasha cagaha iyo lugaha iyo kacsi la’aanta.
Isticmaalka baaritaanka dhiigga, baaritaan jireed iyo weydiinta calaamadaha digniinta iyo sumadaha, dhakhtarku wuu ogaan doonaa haddii aad qabto sonkorow.

Sidee Baa Loo Daweeya Sonkorowga?

Natiijada daaweynta noocyada sonkorowga oo dhan waa inaad heerka sonkorta ku haysa sida ugu dhaw caadiga (heerka qiyaasta 80-120). Si loo sameeyo tan waa cuntada laysu dhelli tiro, daawada (insuliin ama tan afka / kiniin) iyo jimicsi ayaa loo baahan yahay.

Aad bay muhiim u tahay in aad loo barto sonkorowga inta aad awoodo. Meelaha ugu muhiimsan waa cuntada, daawada iyo dhaqdhaqaaqa. Barashada sonkorowgu waxay kaa caawimaysa helida xogta, xirfadda iyo isku filaanshaha aad u baahan tahay. Wax badan ood ka ogaato sonkorowga, si wanaagsan ayaad u xadidi doontaa.

Maxaa Keena Sonkorowga?

Qofna ma yaqaan waxa keena sonkorowga oo saxa ah. Waxaanu ognahay in sonkorowga uusan ahayn cudur fudud. Waxaa jira sababo badan oo keena. Cilmi baarista waxaa lagu helay dhowr sababood oo qofka gelin kara khatar weyn si u qaado sonkorowga. Khatarahaas waxaa ka mid ah:

• Kolostrooka HDL oo le’eg ama ka yar 40 iyo/ama heerka triglyceride oo ka weyn 20 mg/dl
• Dhiig kar le’eg ama ka koreeya 140/90
• Taariikh qoys ee sonkorow (Dhaxal)
• Walaac iyo walwal (cudur, dhaawac)
• Fayrus (nooca I sonkorowga)
• Daawooyinka qaarkood (steroids)
• Dhibaato sistamkaaga difaaca (nooca I sonkorowga)
• Cimri (40 sano iyo ka kor)
• Aad u cayilan iyo/ama fadhiya
• Qabitaan sonkorow inta Uurka leedahay ama dhalid cunug ka culus 90lbs.
• Midabka (sonkorowgu wuxu ku badanyahay Madowga, Isbaanishka, iyo Maraykan dhaladka ah)

Ma Waxaa Jira Hal Nooc Kabadan oo Sonkorowga ah?

Haa, waxaa jira noocyo badan oo sonkorowga ah:


• Nooca I Sonkorowga
• Nooca II Sonkorowga
• Sonkorowga Shinka Mellitus
• Liiska hoose wa qodobo ka mid ah noocyada ugu badan sonkorowga. Nooca 1 Snkorowga
• Waxaa loogu yeeri jiray sonkorowga ku tiirsan insuliinka ama sonkorowga Dhallin yarada ee Mellitus (JODM)
• Inta badan wuxuu ku dhacaa inta ka horaysa 30
• Ma samayn beeryartu insuliin
• Inta badan waa miisan yaryahay
• Laga helay 5-10% dadka qaba sonkorowga Nooca 2 Sonkorowga
• Waxaa loo aqoon jiray sonkorowga Mellitus ee Dadka waaweyn (AODM)
• Inta badan wuxuu dhaca da’da 40 ka dib
• Xooga insuliin ah bay beeryartu samaysa
• Qofku inta badan miisan weynyahay
• Waa nooca ugu caansan sonkorowga. Waxaa laga hela 80-90% dadka sonkorowga qaba. Sonkorwoga Shinka Mellitus (GDM)
• Wuxuu dhacaa Uurka
• Haweenka inta badan culus
• Heerka sonkorta caadi bay ku noqota inta badan marka cunuggu dhasho
• Khatarta in uu gudbo nooca sonkorowga II hadhow nolosha (khaasatan haddad culustahay iyo/ama aad fadhido)
• Noocyada kale ee sonkorowga waxaa ku jira Dhaawaca Dulqaadka Sonkorta (IGT) iyo sonkorowga la socdaan xaalada ale.

Dhakhtarkaaga ayaa kuu sheegi doona nooca sonkorowga aad qabto.

Caruurtaydu Ma Ku Dhici Doonaa Sonkorowgu?

Inkasto sonkorowgu isu maro reeraha, waxaa jira fursad aad u yar in caruurtaadu Qaadan.
Fursadda caruurtu ku qaadi karto Nooca I ee sonkorowga waa:
2% haddii hooyadu qabto
6% haddii aabuhu qabo
5% haddii labada waalidba qabaan
Fursadda ay caruurtu ku qaadayso noca sonkorowga 2 waa 50% haddii hal ama 2 waalid qabaan. Aad bay caadi u tahay in nooca sonkorowga 2 uu reer isu maro. Sababtan darteed, reerkii leh taarikh sonkorowga nooca 2 waa inay yareeyaan isirrada khatarta ah.
Luminta culayska, haddii aad u culustahay, ayaa ugu muhiimsan.

Daawo ma leeyahay ?

 Ma laha daawo sonkorowga, laakiin waxaa lagu xakameyn karaa:
◦ Cunto qaadasho
◦ Jimicsi ama cayaar
◦ Daawo
• Dhakhtarkaaga iyo kooxda daryeelka caafimaadka ayaa kaa la shaqayn doona adiga iyo reerkaagaba si
aad u barato sida fiican loogu noolaado sonkorowga.
• Cilmi baarista sonkorowgu waxay u shaqaynaysa si loo helo daawo. Waxaa kaloo jira shaqo la qabtay oo
lagu soo saaray tallaal Nooca I sonkorowga.

• Waxaan kugu caawimi doona si aad wax badan uga barato sonkorowga. Weydiiso cashiro dheeraad ah
iyo dariiqado loo barto sonkorowga.

Xigasho: SomaliDoc
Waxaa idin soo diyaariyey: Dayib

 

 

Talaado, May 28, 2013 (HOL) — Waxaa maanta xarigga laga jaray dhisme casri ah oo laga dhisay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Dhismahan  oo muddo labo sano ah lawadey, waxaa iska leh shirkadda Iftin Group.

Dhismahan oo noqonaya xarunta dhexe ee Bankiga iyo xawaaladda Iftin, ayaa xaflad ballaaran oo xarigga looga jarayey -oo isla dhismahan dhexdiisa lagu qabtay- waxaa kasoo qayb galay maamulka sare ee Shirkadda Iftin iyo madax ka socotey dowladda Puntland.

Mas’uuliyiintii xafladdaas kasoo qayb galayna waxaa kamid ahaa: madaxweyne ku-xigeenka Puntland, wasiirka amniga, wasiirka maaliyadda, Wasiirka ganacsiga, wasiirka dekedaha, guddoomiyaha gobolka Bari  iyo maamulka rugta ganacsiga iyo wershedaha Puntland.

Sidoo kale, waxaa goobta ku sugnaa in badan oo kamid ah isimada iyo madax-dhaqameedka deegaanada Puntland, ganacsato iyo marti-sharaf kale oo ka kala socdey qaybaha kala duwan ee bulshada.

Ugu horeyn waxaa goobta ka hadlay guddoomiyaha guud ee shirkadda Iftin Group Aadan Cabdilaahi Ilka-case, wuxuuna si kooban uga warbixiyey sababta ku kaliftay in dhisme noocan oo kale ah ay dalka ka dhistaan iyo weliba ujeedada ugu weyn ee ay arintaas ka leeyihiin.

 

Mudane Aadan Ayaa sheegay in ujeedada koowaad ee ay shirkaddu dhismahan ka lahaydi ay tahay, sidii uu dhiiri gelin ugu noqon lahaa ganacsatada kale, islamarkaana uu saldhig dhexe ugu noqon lahaa shirkadda Iftin oo horay xarunteeda u weyni ay ahayd dalka Imaaraadka.

Inj. Cabdirisaaq oo ka socdey shirkadda qaadatay qandaraaska dhismaha gurigan ee Mubaarak, ayaa isna dhankiisa sharraxaad kooban ka bixiyey waxa uu kaga duwan yahay dhismayaasha noocan ah ee sanadihii u danbeeyey dalka laga hirgeliyey.

Injineerka ayaa xusay in dhismahani uu yahay kii ugu horeeyey ee noociisa ah ee dalka oo dhan laga taago, islamarkaana uu ku qalabeysan yahay tiknoolojiyaddii ugu danbeysey dhinaca dhismaha. Waxyaabaha uu sida gaarka ah farta ugu fiiqay waxaa kamid ahaa: qalabka dab-demiska, kaamirooyinka ilaalada,  korontada iyo qaboojinta.

Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin oo isna ku hadlayey magaca isimmada ayaa arintan ku tilmaamay tallaabo soo dhoweyn mudan, isagoo sheegay in shakhsiyan uu isagu si aad ah ugu farxay ayna sharaf u tahay in uu kasoo qayb galo xaflad lagu daah furayo dhisme noocan oo kale.

 

 

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Jeneraal Cabdisamed Cali Shire oo isagu dhismahan si rasmi ah xarigga uga jaray, ayaa ku booriyey ganacsatada – gaar ahaan kuwa gobolka Bari- in ay maalgashtaan mashaariicda noocan oo kale maadaama ay iyaguna faa’iido ka helayaan dalkana ay horumar u tahay.

Dhismahan oo ka kooban saddex dabaq ayaa ah mid aad u bilicsan, waxaana iska leh shirkadda Iftin Group oo isugu jirta dhowr qaybood oo kala ah: xawaalad, Bangi iyo qaybta maalgashiga dhismaha.

 

Xigtey, Maxamed Salaad Xaaji Dirir, Hiiraan Online
Dit e-mailadres wordt beveiligd tegen spambots. JavaScript dient ingeschakeld te zijn om het te bekijken.
Puntland, Soomaaliya




M1410014.jpgTalaado, May 28, 2013 (HOL) — Shir ay kasoo qaybgaleen wufuud kakala timid caalamka oo isugu jira ganacsato,siyaasiyiin iyo shirakado Soomaali ah iyo ajaanib leedahay ayaa ka furmay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Shirkan oo ay soo qabanqaabisay hay'ada Hanvard qaybteeda qaarada Afrika ayaa loogu magacdaray maalgashiga Soomaaliya.

Waxaa qabanqaabiyayaasha shirkan ay ku tilmaameen in ujeedkiisu yahay dib u dhis iyo maalgashi ballaaran oo laga sameeyo Soomaaliya, loona gogol xaaro sidii ay dalka u maalgashan lahaayeen shirkadaha ajaanibta iyo kuwa maxalliga ahba.

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalkan Kenya oo furay shirka ayaa ku tilmaamay soo qabanqaabiyayaashii inay dalkooda wax wayn u qabteen dawlada Soomaaliyana ay garab taagantahay qorshaha lagu doonayo in lagu maalgashado Soomaaliya.

"Soomaaliya waxay diyaar u tahay inay soo dhaweyso cidwalba oo doonaysa, inay maalgashi ka samaysato" ayuu yiri Cali Ameeriko.

Ambassador Maxamed Cabdi affey oo jagooyin kala duwan kasoo qabtay dalka Kenya oo isagu hogaaminayay qaybtii koowaad ee shirka ayaa ku tilmaamay Soomaaliya inay tahay waddan istiraatiji u ah ganacsiga iyo maalgashiga gobolka.

M1410005.jpg"Soomaaliya maantay waxay gashay marxalad cusub, waxayna diyaar u tahay inay u fududeeyaan cidwalba oo doonaysa inay halkaa ka samaysato maalgashi, waxaanan ku boorrinayaa dadka Keenyaanka ah inaan fursadaas looga hormarin" ayuu yiri Affey.

Maxamuud Axmed Xasan Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya oo isna kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay in bogga cusub ee Soomaaliya ay bilowday inuu yahay mid rajo wanaagsan u xambaarsan gobolka iyo wadamada caalamka.

"Soomaaliya waa waddan xudun u ah ganacsiga gobolka iyo caalamkaba, waxayna maalgashiga dalkeenu noqonaysaa mid ay ka faa'iidaan dhammaan shirkadaha caalamku" ayuu yiri wasiirku.

Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliland Maxamed C/laahi Cumar oo khudbad ka jeediyay shirweynaha maalgashiga Soomaaliya ayaa ka sheekeeyay fursadaha ballaaran ee maalgashi ee ka jira Soomaaliland.

"Somaliland labaatan iyo labo sano ayay ku jirtay xasillooni buuxda, waxayna soo dhawaynaysaa cidii doonaysa inay maalgashadaan dalkeena" ayuu yiri Maxamed C/laahi.

M1410072.jpg

Safiirka dawlada ingiriiska u jooga dalka Soomaaliya Ambassador Matt Baugh oo shirkaasi ka hadlay ayaa isna ku tilmaamay dawlada ingiriisku inay tahay saaxiib ay Soomaaliya leedahay, isagoo tusaale u soo qaatay shirkii London ee dhawaantan dhacay iyo furitaanka safaarada Britain ee magaalada Muqdisho oo ahaa tallaabooyin lagu taageerayay shacabka iyo dawlada Soomaaliyeed.

Xassan Nuur oo ah madaxa hay'adda Hanvard qaybteeda Afrika oo hay'adoodu ay shirkan qabanqaabisay ayaa sheegay in kasoo qaybgalka ballaaran ee shirka ay muujinayso in lagu guulaystay ujeedkii shirka oo ahaa in la isu keeno dhammaan dadka uu khuseeyo maalgashiga iyo dib u dhiska Soomaaliya.

"Dhammaantiin waad ku mahadsantihiin imaanshihiina, shirkaani wuxuu tusaale u yahay horumarka dhaqaale ee aynu doonayno inaanu dalkeena gaarsiino, waana guul" ayuu yiri Xassan.

Shirkan oo socon doona ilaa iyo maalinta barri ah  ayaa lagu soo bandhigay shirkado kala duwan oo doonaya inay dhawaan ka hawlgalaan Soomaaliya, kuwaasoo soo bandhigay qaar kamid ah adeegyadooda iyo badeecadaha ay iib geeyaan.

Xigtey, Axmed C/samad, Hiiraan Online

Degmada Cadale waxey ka mid tahay Degmooyinka ugu taariikhda dheer Soomaliya . waxeyna ku taalaa xeebta badweynta Hindiya meel Xamar u jirto boqol iyo kontan kiilometer uguna aadan qorax soobaxa. Degmadaas waxaa lagu yaqaan markii aad u dhawaato inaad arkeysid geedo dheedheer oo ah nooca cawbaarka loo yaqaano oo degaankaasu caan ku yahay.

Dalxiiska iyo degmada Cadale

Degmada Cadale waa mid aad ugu fiican dhinaca dalxiiska waxeyna leedahay xeeb aad u dheer,u quruxbadan isla markaasna aan wasaqeysneyn waxey leedahay furddo dabiici ah oo arkeysid markii aad takto jid dheer oo carro ah oo baddaa dhex gelaayo ilaa hal kiilomitir iyo nus oo haddii aad qaadid baddu reedahaaga socoto, waxey kale oo leedahay meelo aad waadiyo u qabtid oo badda ka go'an dadkuna ku dabaalo karaan iyagoon la kulmin wax khatar ah,meeshaas baddu cawadii ey biyaha ku shubtaa maalintiina waa ka naqataa sidaas daraadeed maalinwalbo biyo cusub aa meesha soo galo.

 Taariikhda degmada Cadale:

Degmada Cadale qarniyadii lasoo dhaafay waxey ka mid eheed furdooyinka ey dadka Soomaalida ah wax uga soo degijireen kuwaas oo kakala imaajiray wadamada Carabta iyo kuwa Afrikada Bari, waxaana laga rarijiray waxyaalaha ey wadamadaas u baahanyihiin sida xoolaha malaayga iwm.Badda Cadale waxaa laga helaa noocyo badan oo malaay ah oo weliba si dhibyar aad ku soo dabo kartid.dhica berriga geed gaab waxaana soomaalidu u taqaanaa deex. Waxaad meeshaas ku arkeysaa meel xoogaa tilaabo ah u jirto xeebta iney joogaan xoola duurta dadku ugaarsaso oo noocyo badan leh. Dadka deegaankaas ku dhaqan waxey kala yihiin xoolo dhaqato iyo malaay gadato. Xoolaha ey dadkaasu dhaqdaan waxey isugu jiraan: Geel, Lo' iyo Iri, Iriga oo u kala baxo Iricad iyo Ido, waxowna degaankaasu caan ku yahay dhaqashada Idaha oo markii qof marti ah ow tago lagu martiqaado wan jar ah taasoo micnaheedu tahay wan aad u cayilan, dhinaca kale waxey Soomaalidu ku maahmaahdaa "lax iyo laxaw meel islama galaan" laxdaas aad maqashay waa midda ku dhaqan deegaankaa ee daaqdo cowska gumxirka loo yaqaano ee degmadaas iyo ruumanka ku yaalo ey caanka ku yihiin.Dhinaca kale gumeysigii talyaaniga waxow qabsashadii degmadaas kala kulmay halgan dheer oo dadkii degaankaasu lagaleen, makii dambe oo ow qabsadayna waxow u bixiyay magaca ah Italo oo ow kaweday Itaaliyadii yareed taasoo ku timid markii ow layaabay quruxda degmadaas.Kedib xurnimadii degmadaasu wexey kamid naqatay degmooyinkii la ilaabay ahmiyadii eylahaayeen Abaartii dabadheer iyo degmada Cadale.

Wakhtigii xukunkii M.Siyaad waxey kamid naqatay Degmooyinkii loogu talagalay in ladejiyo dadkii ku ceyroobay abaartii daba dheer ee gobolada dhexe qabsatay sannadkii 1975. Waxaana meeshaas cadale ladejiyay qoysas asalkoodi hore ahaa xoolo dhaqato oo ku tabaaloobay abaartii loona jiheeyey inay kaluumeysato noqdaan. Waxaan xasuustaa in mar aan kamid ahaay wafdi kormeer ahaay oo kasocday xisbiga iyo ururada bulshada ee degaankaas loo diray si ey u soo hubiyaan howlaha kaluumeysatada aa waxaa qado sharaf noo suubiyay guddigii dan wadaagta oo wxaaa meeshaas lakeenay hilib aad u badan oo ido kali ah, markaasaa madaxii wafdiga yiray martiqaadka waxaan u maleyheynay in ow malaay naqdee maxey tahay cadiintaan, waxaa u jawaabay madaxii danwadaagta oo dhahay "waa ku fiicneed hase ahaatee waxaa najiitay dhaqanka dadka deegaanka oo ah in qokii Cadale lagu marti qaado oon ido cadiintood la siin ow lamid yahay qof aad lamartiqaadin. Dhaqdhaqaaqa dhaqaale Dib unoqo [ top ] Kedib xirmadii furdada Xamar Cadale wexey ku soo naqatay furdo ahaanteedii waxaana kasoo degijiray badeecooyinka ka kakala yimaado wadamada Carabta, Jabuuti, Afrikada Bari iyo kuwa kaleba, waxaana laga dirijiray waxyaalaha banaanka loo diraayay sida malaayga,xoolaha iwm.Cadale waa degaan aad ahmiyad uguleh dhinaca dhaqaalaha, bulshada.Waxaan ka cudurdaarahaa inaan hadda heyn masawir Cadale ah laakin aan rajeyhaayo inaan helo markaasna aan dadka u soo gudbidoono. Waa mahadsantihiin. Taariikhdaan waxaa laga soo miguuriyay Qaran press Halkee Ka Yimid Magaca Cadale…? Cadale waa degmo ka tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe, waxay ku taalaa Xeebta Badweynta Hindiya, waxayna Muqdisho dhinaca Waqooyi uga beegan tahay ilaa 180Km. Cadale waxay ka mid tahay degmooyinka caanka ka ah Xeebaha Soomaaliya, waxayna aas aasantay xilli hore oo aan si sax ah taariikhdeeda loo hayn. Magaca ay leedahay degmadani ee Cadale wuxuu iska saaran yahay labo eray oo gaagaaban, iyadoo midka hore yahay “Caday” iyo “Leh”, waxaana loo jeedaa goob Caday leh oo ay ka buuxaan geedaha lagu rumeysto. Cadale ka hor intii aan la aasaasin waxay ahayd goob ay ku yaalaan teendhooyin yar yar oo ay leeyihiin dadka Kalluumeysato ah oo ka shaqeysan jiray Xeebaha ku dhow dhow degmada Cadale. Cadale waxay caasimad u ahaan jirtay dadka ku nool deegaanada ku dhow dhow maadaama ay ahayd magaalo weyn tan iyaga ugu dhow. Sanadkii 1307 ee Hijriyada ayaa waxaa deegaanadaas ciidamadii Talyaaniga ee gumeystaha kula dagaalamay dadka deegaanka, inkastoo haddana jabhad halkaas laga aas aasay oo ka horjeedday Talyaaniga aysan muddo dheer shaqeyn oo ay mar dambe burburtay. Degmada Cadale waxay horey u ahaan jirtay magaalo ay deggan yihiin waddaado fara badan, iyadoo ka mid ah magaalooyinkii ugu masaajidyada badnaa xilliyadii hore. Dadka deegaankaasi deganaan jiray waxaa ka mid ahaa Sheekh Axmed Sheekh Abiikar Xasan (Sh. Axmed Wacdiyow), wuxuuna Sheekhaasi ahaa wadaad aad uga soo horjeeday imaanshihii Talyaaniga ee dalka Soomaaliya, wuxuuna isku dayey in uu si awood ah uga hortago gumeystihii Talyaaniga. Sheekh Axmed Wacdiyow oo reer Cadale ahaa waxaa jira Gabayo fara badan oo uu ka tiriyey gumeystihii Talyaaniga iyo sida uu uga soo horjeedday, waxaana ka mid ahaa gabayadiisii: Soomaaliyaan u dagaalamaynaa, dalkeena ballaaran u daafacaynaa, kuwa dulmaaya la dood galaynaa, dabeylka mowdku intuu I daadihin, hilibka duud cunin deebna uu noqon, duruyadaada dab looma aasee, kuwa dambaan u dariiq falaynaa, kufriga soo dagay diidda leenahay. 

Pagina 31 van 31

Bogga Hambalyada

Xayesiin

A/C. Waxaan idiin heynaa Biraha Cagafyada (tractors Parts).

Cagafyadaas oo kala ah: Fiat, Ford, John deere,New Holland, iyo kuwa kale oo badan.

Dalabkaaga waxaad kusoo diri kartaa E-mailkaan: geeddow@gmail.com

Xeyeysiis Ganacsi

  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN