illegal buy accutane onlineWelcome to Cadale site

Ku soo dhawaaw Bogga Cadaleomeprazole cheap online

cheap prevacidDaawo Quruxda Cadale

Group creation
G

dekedda cadale oo dib u habeeen lagu sameyhaayo

DAKADDA CADALE OO DIB U HABEYN  EY KU SAMEYHEYSO DOWLAD GOBOLEEDKA HIRSHABEELEbuy accutane america

Akhriso Liiska Musharaxiinta u taagan Madaxweynaha Soomaaliya

Guddiga Qaban qaabada Doorashada ayaa ku dhawaaqay inay isdiiwaan galiyeen 24-Musharax oo u taagan q..buy benicar hct 40 25.

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Oo Muqdisho Kula Kulmay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”, Guddoomiye ..order celexa line.

XAFLAD TAAGEERO AH OO LAGU QABTAY WADANKA NETHERLAND

XAFLAD TAAGEERO AH OO LAGU QABTAY WADANKA NETHERLAND Waxaa xalay oo taariikhdu eheed 04/01/2017 lag...

Horumarinta Qorshaha Qaranka ee Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo laga hadlayo

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo daaqa ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Hay’..can you buy a hiv test kit.

  • dekedda cadale oo dib u habeeen lagu sameyhaayo

    vrijdag 10 februari 2017 00:00
  • Akhriso Liiska Musharaxiinta u taagan Madaxweynaha Soomaaliya

    zondag 29 januari 2017 00:00
  • Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Oo Muqdisho Kula Kulmay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban

    zondag 15 januari 2017 00:00
  • XAFLAD TAAGEERO AH OO LAGU QABTAY WADANKA NETHERLAND

    donderdag 05 januari 2017 00:00
  • Horumarinta Qorshaha Qaranka ee Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo laga hadlayo

    woensdag 28 december 2016 00:00

seroquel xr for saleMuqdisho, June 30, 2016….Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke. Kulanka Golaha ayaa guud ahaan looga dooday Sharciga Genderka oo dhawaan ay qaar kamid ah Culima’udiinka Soomaaliyeed dhaliileen qodobo ku jira.

buy depakote onlineRa’iisul Wasaare Sharmaarke ayaa soo dhaweeyey culumada sheegayna in Golaha Wasiirada oo wada muslimiin ah aysan diinta gaf ku sameyn karin, sidoo kalena xusey in culumada iyo dawladda muhiim tahay in ay iska arkaan arrimahan oo kale ka hor inta uusan gaarin Saxaafadda.

melatonin dogs saleRa’iisul Wasaare Cumar ayaa sheegay in si wanaagsan loo dhageysan doono baaqa culumada Soomaaliyeed, lana ogaan doono qaladka ay arkeen.
isagoo xusay in ansixinta xeerka Genderka ka hor la hubiyay in ay san ku jirin qodobo ka hor imaanaya Shareecada Islaamka iyo Qaanuunka u yaala dalka.

Golaha Wasiirrada ayaa guddi u saarey arrinta la xiriirta Buugga Genderka ee walaaca ay ka qabaan Culimadu, waxana ay guddigan ka wada shaqayn doonaan in la isla eego guud ahaan qodobada uu ka kooban yahay si meesha looga saaro wax walba oo walaac keeni karacheap viagra sale.

buy eos lip balm ontarioSheekh Bashiir Axmed Salaad Guddoomiyaha Majmaca Culimada, ayaa Xukuumada uga mahaceliyay fursada ay u siiyeen in ay Golaha hor yimaadaan, wuxuna tilmaamay in xukuumada ay isku raaceen in diinta la wada ilaalin doono, aadna ay uga xunyihiin sida loo fasirtay bayaankoodii.

—DHAMAAD—buy benadryl-d online

Prime Minister’s Media Office
Mogadishu, Somaliause of cystone tablets

Xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay in si qalad ah loo turjumay go’aankii dhowaan Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ay meel mariyeen, Kaas oo qeeyaya siyaasadda Qaranka ee Jandarka,order cialis online overnight

Wasiirka Warfaafinta dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay bayaan ay Hay’ada Culimada Soomaaliyeed ay ka soo saartay siyaasada Jandarka ee Wasaarada Haweenka soo diyaarisaybuy augmentin generic.

coumadin discount couponsWasiir Maareeye, ayaa sheegay in si qalad ah loo Fasirtay qodobada ku jira siyaasadda Qaranka ee Jandarka, isagoo tilmaamay in Golaha Wasiirada qodoban oo kale marka ay meel marinayaan in marka horaba ay ka fiirsadaan.

benzac ac wash buy onlineShalay ayay aheyd markii Hey’ada Culimada Soomaaliya ay ka soo horjeesatay sharci dhowaan ay soo saartay Wasaarada Haweenka xukuumada Soomaaliya, kaasi oo ku saleysnaa sharciga Haweenka, iyadoo dhowaan ay meel mariyeen Golaha Wasiirada Soomaaliya.

lamictal buy cheapWaxaana Hey’ada Culimada Soomaaliya ay sheegtay in sharcigaas qodobada qaar ee ku jira ay ka soo horjeedaan Shareecada Islaamka.

Munaasabadda dhagax dhigga cusbitaalka oo loogu tala galay hooyada & dhallaanka degmada Warsheekh ayaa waxaa ka qeybgalay, maamulka degmada iyo xubno ka socday qaybaha Kala duwan ee bulshada ku nool degmada Warsheekh.

Dhaqaalaha dhismaha cusbitaalka oo ay iska iska kaashanayaan qeybaha bulshada ee ka soo jeedda degmadaasi, ayaa waxaa si wadajir ah u dhagax dhigay, Gud.Degmada Warsheekh Axmed Xuseen Axmed iyo Sh.Qaasim Sh.Cabdi Ow Cumar, oo ah Shiikha Degmada Warsheekh.

Sh Qaasim Qaasim Sh Cabdi, ayaa ugu horeeyntiiba hadalo duco, guubaabo iyo mahadnaq isagu jiray u  jeediyay dadkii gacanta ka geeystay Biloowga Dhismaha Cusbitaalka.

Jawaahir Baarqab, oo ah guddoomiyaha ururka haweenka gobalka Banaadir oo kamid ah masuuliyiintii ka qeybgashay xafladda dhagax dhigga ayaa sheegtay in faa’ido weyn uu Cisbitaalku u leeyahay ka warqabka xaaladda caafimaad ee hooyada iyo dhallaanka degmada.

“Wadada dheer ee aan soo marnay oo gabdhaha marka la qaado ay ku dhimanaayeen oo marna meel la geeyo, Jowhar ama Xamar ay ahayd meesha ugu dhow, Maanta waa alle mahaddii ay Hooyada Soomaaliyeed ee degmada Warsheekh ku nool ay heshay baahidii iyo Xuquuqdii ka maqneyd” ayay tiri Jawaahir.

Gudoomiyaha degmada Warsheekh Axmed Xuseen Shiidka, oo soo gabagabeeyay xafladda dhagax dhigga cusbitaalka, ayaa sheegay in uu maamulka gacan ka geeysan doono hubinta dhaqaalaha la soo aruuriyay si loogu dhammeeystiro Mashruuca dhismaha Cusbitaalka.

“Degmada Warsheekh maanta kadib waxa ay leedahay cisbitaalkii hooyada iyo dhallaanka waxaan rajeneynaa in si dag dag ah ku soo dhamaado dhismaha Cisbitaalka maanta la dhagax dhigay, degmaduna arrintaan si gaar ah ayay ahmiyad ugu leedahay, dhaqaalaha lasoo uruuriyayna waxey ku bixi doonoon sidii loogu talagalay”. Ayuu yiri Mudane Shiidka.

Magaalo Xeebeedka Warsheekh, waxa ay qiyaastii 75Km dhinaca Waqooyi uga beegantahay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, Waana dhul Deexeed sidoo kalana dadkeedu dhaqaale ahaan ku tiirsanyahay Dhaqashada Xoolaha nool iyo Kalluumeysiga.

 

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya , guddoomiyaha Barlamaanka iyo Ra’iisul wasaaraha, ayaa magaalada Muqdisho uga qeyb-galay munaasabad lagu soo bandhigayey qorshaha dowladda ee saddexda sannao ee soo socota.

Madxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Barlamaanka, Mudane Maxamed Cismaan Jawaari, Ra’iisul wasaaraha Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke, Ra’iisul wasaare ku xigeenka Mudane Maxamed Cumar Carte, Xafiiska Q.M ee Soomaaliya, wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan dowladda Soomaailya, ayaa ku sugnaa madasha lagu soo bandhigayey Qorshaha dowladda ee saddexda sanno ee soo socota.

Qorsha Qaran oo ay soo diyaarisay wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ayaa soo socdey muddo sanad bar, wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta Soomaailya, mudane Cabdullaahi Sheekh Cali, ayaa sheegay in faa’iidada uu leyahay qorsha in uu yahay in dalka laga saaro marxalad dhaqaale yari.

Wasiirka Qorsheynta ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Cali Ceynte, ayaa sharraxaad faah-faahsan ka bixiyey ahmiyadda barnaamijka Qorshe Qaran, waxa uu sheegay in nuxurka ugu weyn uu yahay sidii loo kobcin lahaa dhaqaalaha dalka, meeshana looga saari laha saboolnimada, qorshahaanna lagu howlgalo doono muddo saddexda sanno ee soo socota.

Mr Pater oo ah ku xigeenka Ergeyga Xafiiska Q.M ee Soomaaliya, ayaa sheegay in caalamka qorshahaan Soomaaliya uu kula shaqeyn doono, isla markaana ay soo dhoweynayaa sida loo diyaariyey qorshaha dowladda ee saddexda sanno.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali, ayaa sheegay in u jeedada qorshaan loo sameeyey in ay tahay sidii loo dhisi lahaa sharuucda iyo hey’adaha kala duwan ee dowladda, Xukuumadduna ay ku guuleysatay in ay dadajiso arrintaan.

Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari”, ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay guul weyn gaartay mar haddii uu dalku yeeshay Qorshe adduunka ay nagula shaqeeyaan.
Madaxweynaha J. Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Xikmadda ugu weyn ay tahay in Qorshahaan lagu sameeyey Wadatashi loo simman yahay, hasa ahaayeen muhiimaddu ay tahay in dadka ay akhbalaan qorshaan si uu u hirgalo.

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wasaaradda Qorsheynta faray in lagu daro Qorshaha, dabbagalka iyo qiimeynta si look ala ogaado hirgalinta, fulinta iyo caqabadaha ku yimaada qorshaha dowladda ee saddexda sanno.

Soomaaliya ayaa qorshe u gaar ah yeelaneysa ku dhowaad muddo laga joogo soddon sannadood, waxaayaba ugu waa weyn ee la rajeynayo qorshahaanna waxaa ka mid ah in isbaddel Dhaqaalaha uu dalka ku yimaado, si nolosha iyo horumarka dalka u xoogeystaan.

Advertisements

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Beesha Celi Cumar ee dalka Sweden ayaa waxay dooratay hoggaan cusub,  kaddib shirweyne ay beesha ku yeelatay Magaalada Gothenburg ee dalka Sweden.

Furitaanii shirweynaha ayaa waxaa aayado qur’aan ah iyo wacdi kasoo jeediyay Shiikh C/raxmaan Shiikh Muxyaddiin Celi, wuxuuna ku dheeraatay muhiimadda ay leedahay wadajirka, isu kaalmeysiga samaha iyo weliba in la iskula dhaqmo sabar iyo dulqaad. Shiikha ayaa ugu dambeyntii kula dardaarmay dadkii shirweynaha kasoo qeybgalay Alle ka cabsi iyo cibaado Alle loogu dhawaado.

Intaas kaddib wuxuu shirweynaha warbixinno ka dhegeystay ergooyin ka yimid magaalooyin kala duwan oo dalka Sweden ah, iyadoo dhegeysiga warbixinnada kaddibna la gudagalay doorashada hoggaanka jaaliyadda, iyadoo guddoomiyaha Jaaliyadda beesha Celi Cumar ee dalka Sweden loo doortay Dr. Cali Axmed Hiraabe iyo 10 xubnood oo kale oo la shaqeyn doona.

Guddoomiyaha cusub ee Jaaliyadda Dr. Cali Axmed Hiraabe ayaa markii xilka loo doortay kaddib waxaa soo gaaray hambalyo iyo bogaadin ka immaaneysay Jaaliyadaha Beesha Celi Cumar ee ku nool dalka Sweden dibaddiisa.

Gabagabadiina waxaa shirka laga soo saaray Bayaan ay qodobadiisa ka mid yihiin:-

  1. In laga wada shaqeeyo midnimada beesha Gudaha iyo dibaddaba.
  2. In reer Sweden kaalin mug leh ku yeeshaan Caawimaadda dadka gudaha ku jiro ee u baahan kaalmada, si gaar ahna looga caawiyo Biyaha, Caafimaadka iyo Waxbarashada.
  3. In si joogto loola socdo Hawlaha muhiimka ah ee ka socdo gudaha, kuwaas oo kala ah arrimaha bulshada ,siyaasadda ,dhaqanka iyo dhaqaalahaba.
  4. Beeshu waxa ay ku baaqaysaa in ay mar walba hesho xuquuqda dastuuriga ah ay ku leedahay bulsahada dhexdeeda.
  5. Waxaan ku baaqeynaa in Soomaali isu samirto, si xaq ahna loogu qaybiyo wax aka dhexeeyo.
  6. Guddiga la doortay, waxeey hawsha wedi doonaan muddo sanad ah, oo ka bilaabato maalinta la doortay.

jaaliyadda-celijaaliyadda-celi1jaaliyadda-celi2Jaaliyadda-celi3jaaliyadda-celi4jaaliyadda-celi5jaaliyadda-celi6jaaliyadda-celi7jaaliyadda-celi8jaaliyadda-celi9Jaaliyadda-celi10jaaliyadda-celi11jaaliyadda-celi12jaaliyadda-celi13jaaliyadda-celi14

 

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Sooamlia, Mudane Maxamed Aadan Ibraahim “Farkeeti” iyo wafti uu hogaaminaayay ayaa magaaladda Nairobi kulan socday 30 March-5-ta April la yeeshay wafti ka socday Hay’ada Sanduuqa Caalamiga Adduunka ee loo yaqaano (IMF)

Ugu horayntii wafdiga IMF oo uu hogaaminaayay Mr. Rogerio Zandamela ayaa aad u soo dhaweyey horumarada dhanka maamulka maaliyadda ee dowlada Soomaalliya ay ku talaabsatay mudooyinkii ugu dambeeyey.

“Tan iyo sanadkii 2012, dowladda Soomaaliya waxay ku talaabsatay horumar wax ku ool ah oo ku aadan dib-u-dhiska hay’adaha dhaqaale ee dalka iyo dib-u-soo noolaynta adeegyada dowladeed. Inkastoo horumarkaas baaxad leh la gaaray, hadana amniga dalka wali waxaa ka jira caqabado, sidaas daraadeed Hay’adaha dowladda waxay u baahan yihiin dib-u-habayn baaxad leh, ii loo joogteeyo dib-u-dhiska Soomaaliya waa in lahelaa taageero horumarineed oo joogto ah”

 “Inkastoo ay xaalado adag dalka ka jiraan, hadana dadaalka dowladda waa mid mira dhalaya. Horukaca dhaqaalaha 2015tii waxaa lagu qiyaasay 3.7 boqolkiiba, halka sicir bararka 1% lagu qiyaasay. Si kastoo ay tahayba, dhibaatooyinka dagaalku keenay ayaa wali caqabad ku ah kor u qaadista dakhliga dowladda iyo gaarsiinta dadka adeegyada dowladda” ” ayuu yiri mr. Gogerio Zandamela

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomalaiya mudane Maxamed Aden Ibraahim Farketi ayaa xusay in dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay la tacaalida dhamaan dhibaatooyinka dalka ka jira ayna xaqiiijinayso dadaalka loogu jiro hufnaanta maamulka iyo maaliyadda ee dalka, xoojinta adeegyada maaliyadeed iyo dib-u-noolaynta nidaam maaliyadeed oo isla xisaabtan ku dhisan.

“Si dadaalka dowladda ay wado loo dhiiro geliyo, dowladdu waxay heshiis dayn cafin ah la gashay hay’adda Sanduuqa Caalamiga ah (IMF) kaas oo ka bilaami doona May 2016. Heshiiskaan oo fulintiisa looga baahan yahay dowladda Soomaaliya wuxuu horseed u noqon karaa in daynta Soomaaliya lagu leeyahay oo gaaraysa 5.4 Billion oo Dollar, qaarkeed laga cafiyo” ayuu yiri Wasiir Farkeeti.

Heshiisku waxuu dhanka kale diiradda saarayaa xoojinta siyaasadaha kor u qaadidda habsami u socodka maamulka maaliyadda, xoojita hay’adaha dowladda, kaabidda horumarka hay’adaha dhaqaalaha ee dalka, wax ka qabashada lacagta Shilling Soomaaliga oo duugoowday, xoojinta awoodda Bankiga Dhexe oo uu ku yeelan karo ilaalinta Xawaaladaha iyo Bankiyada gaarka loo leeyahay ee dalka.

Hadaba fulinta heshiiskaan ayaa Soomaaliya u saamaxaya in ay hesho taageero dhaqaale iyo maalgalin heer caalami ah. Wuxuuna u horseedayaa in ay heshiisyo laba-geesood ah oo Soomaaliya la gasho wadamada deeq bixiyayaasha dunida. Shirka ayaa sidoo kale diirada lagu saarayey sidii Soomaaliya looga cafin lahaa daymaha lagu leeyahay wuxuuna gogol xaar u ahaa shir 12-ka April ka dhacaya magaaladda Washington ee cariga Maraykanka kaas oo dhex mari doono Hay’ada Caalamiga ee Sanduuqa Aduunka iyo Dowaladda Soomaaliya.

Ugu danbayntii Wasiirka ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka mahad celinayso heshiiskaan oo ku qotoma bilawgii dayn cafinta Soomaaliya ee ay la gashay IMF taas oo ku dhiiro gelinaysa wadamada deeq bixiyayaasha iyo hay’adaha dhaqaalaha ee aduunka in ay garab istaageen Soomaaliya si loo xaqiijiyo yididiilada dalka uu ugu jiro hanashada hawlaha qaran.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale, oo xalay shir saxaafadeed ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay arimo dhowr ah oo xaaladda gobolka quseysa.

Mudane Yuusuf, guddoomiyaha gobolka, ayaa sheegay in wixii hadda ka dambeeya aan la ogolaan karin in magaalada lagu dhex wato gaari aan laheyn taariko lambar ha wato shacab ama mas’uul dowladeed.

Guddoomiyuhu waxaa kale oo uu sheegay in shacabka degan magaalada Muqdisho looga baahan yahay in ay qaataan teesare minishiibiyo ama warqada aqoonta ee dowlada hoose ee Xamar si loo soo celiyo nidaamka dowliga ah.

Sidoo kale guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa intaa ku daray in barnaamijka “hal dollar ku dhiso dalkaaga” uu meel wanaagsan uu marayo isla markaana dhismaha waddooyin laami ah oo barnaamijkaas lagu hirgeliyay gebagebo ku dhow yihiin.

“Arinta canshuuraha guriyaha waa mid muhiim u ah horumarka dalka hadda waxaa noo taala liaa 400,000 oo dollar laguna dhisi doono waddooyin laami ah oo uu kamid yahay waddada wadnaha, canshuurta waxaa qaada dowlada hoose iyo wasaaradda maaliyadda,” ayuu yiri Jimcaale.

Ugu dambeyn waxaa uu sheegay in amniga gobolka Banaadir wax badan laga qaban doono isla markaana shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay gacan ka geystaan sugidda amniga magaalada Muqdisho.

Waxa magaalada  muqdisho lagu qabtay  xuska maalinta caalamiga ah ee u adeegsiga  isboortig horumarka,nabadda iyo maalinta ciyaartoyda Soomaaliyeed.

Munaasabadan oo   ka dhacday  garoonka Banaadir  ee magaalada Muqdisho waxaa ka soo qeyb galay  mas’uuliyiin ka socotay wasaaradda dhalinyarada iyo isboortiga,   guddiga Olombikada, madaxda xiriirada, ururada,masuuliyiin ka socotay hey’adaha qaramada midoobay ee dalka ku sugan ciyaartoyda qeybaha kale gedisan ee  xiriirada dalka, ciyaartoyda 17 degmo ee gobolka Banaadi, iskuulada, kooxaha hidaha dhaqanka iyo Banda Muusika.

Ciyaartoyda  oo garoonka soo buux dhaafiyay ayaa garoonka ku soo maray socod  ayagoo xiran labiska  ay astaanta u leedahay koox waliba waxaana    muusik  soo jiitay dadweynihii garoonka ku sugnaa    garaacay  kooxda ciidanka booliska Soomaaliyeed Banda Musika.

Ugu  horeyn waxaa khudbahada daah furay guddoomiyaha Ururka Ciyaartoyda Soomaliyeed,  Xasan Axmed Barre, waxuuna yiri  “farxad ballaaran ayay u  tahay in bahda isboortiga ay ku kulmaan munaasabda   6-da April  oo  laba munaasabad oo qaali ah  kulmisa  islamarkana ay wax weyn iska bedeleen sanadkii hore, si  qaranka Soomaaliya qeybahiisa kal gedisan loo horumariyo,”.

Xogahayaha Guud ee guddiga Olombika Soomaaliyeed, Duran Axmed Faarax,   oo munaasabadda ka hadlay   ayaa waxaa uu faahfaahin dheer ka bixiyay   qaabka ay munaasadan iyo kuwii ka horeeyay ku bilowdeen waxaa uuna tilmaamay in la ansaxiyay sanadkii 2013 guddiga olombikada uu sanadkii seddexad oo xiriir ah qabanayo.

Guddoomiye ku xigeenka  Arimaha Bulshada gobolka Banaadir, Iimaan Nuur Iikar, oo isna ka hadlay goobta ayaa sheegay ay muhiimad gaar ah leedahay in ciyaartoyda Soomaaliyeed isu soo bax balaaran oo sanadle  ah yeeshaan.

Ugu dambeyn waxaa xaflada soo xeray  Wasiir ku xigeenka wasaaradda dhalinyarada iyo isboortiga, Cusmaan Aadan Dhuuboow,  waxaa uuna sheegay in xafladan  si wanaagsan loo soo agaasimay  wasaaraduna ay qaadan doonto doorka ay ku leedahay horumarinta isboortiga  gaar ahaan  helida garoomo lagu ciyaaro oo muhiim u ah kooxaha dalka oo ay dhibaato ka hayso dhanka garoomada.

IMG_8149

IMG_8180IMG_8191IMG_8197IMG_8208DSC03756

DSC03733DSC03737DSC03740DSC03742DSC03746DSC03691DSC03713DSC03718DSC03648DSC03655DSC03713DSC03655DSC03648DSC03691DSC03733DSC03737DSC03740

Hayada Qaramada Midoobay ee caafimaadka ee WHO ayaa sheegtay in cudurka macaanka uu gaaray heerkii ugu sareeyay, iyadoo ku dhawaad kow iyo tobankii qof uu hal qof uu saameeyay adduunka.

Waxay sheegtay inay jireen afar boqol iyo labaatan iyo laba milyan oo cudurka qaba 2014-kii, taasoo ah afar jibaar inta ay ahayd 1980-kii.

Warbixinteedii cudurka macaanka ee adduunka, WHO ayaa sheegtay in cudurka uu keenay hal milyan iyo bar dhimasho 2012-kii, waddamada soo korayana uu cudurka ku badanayo.

Sida ay sheegayso xogtii ugu danbaysay, waddamada galbeedka Pacifiga ayay ka jirtay dhimashada ugu badan ee cudurka macaanka.

Madaxweynaha Jmahuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Xalay Magaalada Muqdisho uga qeyb galay Munaasabad lagu qabtay Xarunta Dowladda Hoose ee Xamar oo looga hadlayay barnaamijka dalkaada dhiso ayaa sheegay in Xalay Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya iyo kuwa Midawga Afrika ee AMISOM ay qaadeen Dagaal ka dhan ah Al-shabaab,kaas oo lagu qaaday Qeyb badan oo ka mid ah Gobolada Dalka ee ay ku sugan yihiin Shabaab.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Howlgaladaas waxii ka soo baxa Maanta lala wadaagi doono Warbaahinta, islamarkaana Dagaalka Al-shabaab uu socon doono ilaa laga soo Afjaro.

“Al-shabaab waa Cadawga Koowaad ee Ummadda Soomaaliyeed ma dhaafayaan Qof weyn iyo Qof yar midna,ma dhaafayaan Culimo iyo Hooyo Soomaaliyeed iyo Caruur intaba,waa in la iska qabtaa oo lala Dagaalamaa Dhamaan Ummadda Soomaaliyeed oo isku duuban”ayuu yiri Madaxweyne Xasan.

“Dad Masaajid lagu Tukanayo Salaadii Alle Qarxiyay waxa laga sugayo waa Maxay,diin laawayaal aan Xishooneyn. Dowladda Soomaaliyana wey soo Afjari doontaa inta ka harsan Shabaab”ayuu hadalkiisa sii raacsaday Madaxweynaha Soomaaliya.

Waxaana uu tilmaamay madaxweynaha in ay rajeynayaan dagaaladaasi ay ku qaadeen ururka Al-shabaab ay ka guuleysan doonaan.

Madaxweynaha ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in aysan qarin Al-shabaab, waxaana uu sidoo kale sheegay in madaxda dowladda Soomaaliya looga baahan yahay in aysan xabsiyada ugu daba tagin Al-shabaab.

Bogga Hambalyada

Xayesiin

A/C. Waxaan idiin heynaa Biraha Cagafyada (tractors Parts).

Cagafyadaas oo kala ah: Fiat, Ford, John deere,New Holland, iyo kuwa kale oo badan.

Dalabkaaga waxaad kusoo diri kartaa E-mailkaan: geeddow@gmail.com

Xeyeysiis Ganacsi

  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN