illegal buy accutane onlineWelcome to Cadale site

Ku soo dhawaaw Bogga Cadaleomeprazole cheap online

cheap prevacidDaawo Quruxda Cadale

Group creation
G

dekedda cadale oo dib u habeeen lagu sameyhaayo

DAKADDA CADALE OO DIB U HABEYN  EY KU SAMEYHEYSO DOWLAD GOBOLEEDKA HIRSHABEELEbuy accutane america

Akhriso Liiska Musharaxiinta u taagan Madaxweynaha Soomaaliya

Guddiga Qaban qaabada Doorashada ayaa ku dhawaaqay inay isdiiwaan galiyeen 24-Musharax oo u taagan q..buy benicar hct 40 25.

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Oo Muqdisho Kula Kulmay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”, Guddoomiye ..order celexa line.

XAFLAD TAAGEERO AH OO LAGU QABTAY WADANKA NETHERLAND

XAFLAD TAAGEERO AH OO LAGU QABTAY WADANKA NETHERLAND Waxaa xalay oo taariikhdu eheed 04/01/2017 lag...

Horumarinta Qorshaha Qaranka ee Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo laga hadlayo

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo daaqa ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Hay’..can you buy a hiv test kit.

  • dekedda cadale oo dib u habeeen lagu sameyhaayo

    vrijdag 10 februari 2017 00:00
  • Akhriso Liiska Musharaxiinta u taagan Madaxweynaha Soomaaliya

    zondag 29 januari 2017 00:00
  • Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Oo Muqdisho Kula Kulmay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban

    zondag 15 januari 2017 00:00
  • XAFLAD TAAGEERO AH OO LAGU QABTAY WADANKA NETHERLAND

    donderdag 05 januari 2017 00:00
  • Horumarinta Qorshaha Qaranka ee Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo laga hadlayo

    woensdag 28 december 2016 00:00

Gudoomiyaha gudiga hirgelinta doorashada dadban ee Dalka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada muqdisho,ayaa sheegay qaabka ay u dhacayso doorashada iyo xiliga doorashada.

Cumar Maxamed Cabdulle dhegey ayaa sheegay in Doorashada xubnaha Aqalka sare ee dalka ay dhacayso 25 September sidoo kale Doorashada Xildhibaannada waxay dhacaysaa 24 September-10 October ee Sanadkaan 2016

Ugu danbeyntii Gudoomiye Cumar dhagay ayaa ku dhawaaqay Doorashada Gudoomiyaha Barlamaanka   waxuuna sheegay in ay dhici  doonta 25 October , Sidoo kale waxuu halkaa ka sheegay in Doorashada Madaxweynaha JFS  ay dhacayso 30 October ee Sandkan.

Muqdisho, 7 August 2016 (Villa Somalia)— Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo madaxda xubnaha ka ah Madasha Hoggaamiyeyaasha DFS iyo Dowlad Goboleedyada ayaa maanta kulamo la qaatey guddiyo kala duwan oo ay ka wadahadleen arrimaha doorashada iyo amniga qaranka.

seroquel xr for saleMadasha ayaa ugu horeyn kulan la yeeshay Guddiga Diyaarinta Doorashada ee Heer Federaal oo uu horkacayay Guddoomiyaha guddigaasi Cumar Maxamed Cabdulle.

buy depakote onlineMadaxda madasha ayaa warbixin ku saabsan jadwalka doorashada ka dhegeystey guddiga, waxaana ay guddiga ku bogaadiyeen hawsha ay hayaan.
Waxaa sidoo kale madaxda madashu ay kulan la yeesheen Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka ee goleyaasha qaranka, iyagoo ka wadaxaajooday sidii qoondada haweenka loo meel marin lahaa.

Hoggaanka madasha ayaa sidoo kale kulan muhiim ah la qaatey Guddiga Amniga Qaranka oo ka warbixinayey xaaladda amniga dalka iyo diyaargarowga doorashadamelatonin dogs sale.

cheap viagra saleShirka Madasha Hoggaamiyeyaasha DFS iyo Dowlad Goboleedyada oo toddobaadkii hore furmay ayaa galey maalintiisii afraad, iyadoo ay ka qeybgalayaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke, Guddoomiyaha Baarlamaanka, Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari, Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka, Maxamed Cumar Carte, iyo madaxda dowlad goboleedyada Puntland, Koonfuur Galbeed, Jubbaland iyo Galmudug.

buy eos lip balm ontarioWaxaa garoonka Maracana ee magaaladda Rio de Janeiro, Brazil ka dhacday xafladda furitaanka ciyaaraha sanadkan ee olimbiga.

buy benadryl-d onlineWaxaa munaasabadda lagu soo bandhigay dhaqanka dalkaasi iyo sida ay u kala duwan yihiin qowmiyadihiisa.

use of cystone tabletsCiyaartooy matalaysa in ka badan laba boqol oo dal ayaa hor maraya dadka garoonka ku sugan.

order cialis online overnightQaban qaabiyayaasha ciyaarahan ayaa rajeynaya in tartamada ay sare u qaadi doonaan dareenka dalkan wajahaya dhaqaale xumida iyo xiisadda siyaasadeed.

Inkastoo ay ka tiro badnaayeen dadka ciyaaraha ku faraxsan, ayaa haddana waxaa dibedbaxyo sameeyay dad ka caraysan kharashka lagu bixiyay martigelinta ciyaarahanbuy augmentin generic.

Waxaa ammaanka guud ahaan Rio sugaya kumannaan ciidan ah, iyadoo qiyaastii 25-kii mitirba lagu arkayo askari ku sugancoumadin discount coupons.

benzac ac wash buy onlinexigasho Midnimo

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka madasha wadatashiga Qaranka oo ah kii ugu dambeeyay shirar ka dhacayay dalkeena Soomaaliyalamictal buy cheap.

Shirkan waxaa ka qeybgalaya madaxda maamulgoboleedyada dalka ka jira iyo madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana looga arrinsanayaa arrimo la xiriira dhameystirka hannaanka doorashooyinka dhawaan ka dhici doona dalka.Waxaana lafilaa in looga hadlidoono qodobada kala ah:

Go’aan ka gaaridda iyo howlgelinta guddiyada doorashooyinka 2016:

Dhammeystirka iyo howlgelinta Guddiga Doorashada Dadban ee heer gobol (SIEIT)

Ansaxinta tirada oday-dhaqameedyada tagaya goobaha dorashooyinka aay ka dhacayaan (elder Mapping by State)

Musharaxiinta haddi kursi hal qof keliya u soo tartamo maxaa laga yeelaayaa?

Ansaxinta waajibaadka shaqo (TOR) Guddiga xallinta Khilaafaadka iyo Magacaabida xubnaha guddiga.

Dhisida iyo soo gudbinta Aqalka Sare ee Dowlad Goboledyada dhisan ugu dambayn. Tusaale bisha September 1-da, 2016

Go’aan ka gaaridda hannaanka iyo goobta lagu soo dooranayo xubnaha labada aqal ee Somaliland; Shabellaha-dhexe & Hiiraan.

Guddiga matalaadda xubnaha Aqalka Sare gobolka Banadir iyo howl-galintooda

Dhammeystirka iyo howlgelinta Guddiga (Task Force-ka) ka shaqayn doono amniga dorashooyinka

Habraac lagu xaqiijinaayo qoondada Haweenka ee 30% ee laba aqal ee Barlamaanka. Waxaa Madasha u soo bandhigaya farsamada lagu hubin karo qoondada dumarka Guddiga Safiirada Idman (Good will Ambassadors)

Go’aan ka gaarista iyo soo bandhigidda Qorshe howleedka waqtiyeeysan iyo Miisaaniyadda Doorashooyinka 2016.

Abuukaate Cumar Maxamuud Cabdulle oo ah guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban oo maanta shir saxaafadeed ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa faahfaahiyay holwaha guddiga horyaala oo ah qabashada doorashada sanadkan 2016.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in guddiga oo ka kooban 22 xubnood loo qeybiyay guddiyo kala duwan oo ay kamid yihiin; guddiga warbaahinta iyo wacyelinta, guddiga xalinta khilaafaadka, guddiga amniga iyo guddiyo oo dhammaan ka wada shaqeeya hirgelinta doorashooyinka dalka.

“Gudiiga shaqadiisa ma ahan qofka xildhibaan noqonaya iyo kan aan noqoney ee waa fududeeyaha howlaha doorashooyinka dalka” ayuu yiri guddoomiyaha.

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka dadban Abuukaate Cumar Dhagey ayaa sidoo kale sheegay in doorashada sanadkan 2016 aysan jirin sharci dalka u yaala oo lagu shaqeynaayo hase ahaatee ay ku shaqeyn doonaa heshiiyadii madasha wadatashiga qaran ay wada saxiixeen.

Intii shir saxaafadeedka uu socday ayaa guddoomiyaha waxaa la weydiiyay waqtiga doorashada la qaban doono iyo hadii uu jiro dib u dhac waqtigii loogu talagalay doorashada, isagoo sheegay in sida ay doorashada u dhacayso iyo waqtiga la qaban doono maalmaha soo socda la kala ogaan doono.

Guddoomiyaha ayaa intaa ku daray in waxyaabaha guddigan uu ka shaqeyn doono ay kamid tahay sidii guud ahaan maamulada dalka ay ugu qabsoomi la heyd doorasho lagu kalsoon yahay oo hufan.

Abuukaate Cumar Dhegey, ayaa sidoo kale sheegay in guddigan federaalka ee doorashooyinka dadban ay sidoo kale la shqeyn doonaan guddiyada doorashooyinka ee dowlad goboleedyada.

“Guddigan waa mid madax banaan oo ka shqeynaya hirgelinta doorashooyinka dalka, isla markaana wada shaqeyn la leh dhammaan dowlad goboleedyada iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed ee wanaaga jecel” ayuu hadalkiisa ku daray.

Dowladda Turkiga ayaa uga mahadcelisay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed taageerada ay u muujiyeen walaalooda Turkiga kaddib inqilaabkii dhicisoobay ee laba todobaad ka hor ka dhacay dalkaasi.

Danjiraha dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Bekar oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta safaaradda Turkigu ku leeyahay magaalada Muqdisho, ayaa soo dhaweeyay go’aanka dowladda Federaalka Soomaaliya ay dalka uga saartay shaqaalaha hey’adda Nile, isagoo tilmaamay in arrintaasi ay ka wada shaqeeyeen labada dowladood ee Turkiga ee Soomaaliya.

Danjiraha ayaa hoosta ka xariiqay in dugsiyadii waxbarashada ee ay maamuli jirtay hey’adda Nile dib loo furi doono bisha Augost, isagoo ugu laabqaboojiyay ardaydii wax ka baran jirtay dugsiyadaasi ineysan ka welwelin waxbarashadooda.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in bukaannada ku jira Isbitaalka Deva loo wareejiyay isbitaalka  Rajeb Dayip Erdogan Ex Digfeer, wuxuuna ballanqaaday in dhawaan dib loo howlgelindoono Isbitaalka Deva.

“Waxaan shacabka Soomaaliyeed uga mahadcelinayaa taageerada ay noo muujiyeen, iyo dibadbaxyada ay ku diidayeen inqilaabkii dhicisoobay, taasina waxey muujineysaa in xiriir qoto dheer uu u dhexeeyo labada dal” ayuu yiri Danjire  Olgan Bekar.

Danjiraha ayaa soo hadalqaaday dadaallada ay dowladdiisu ugu jirto iney miradhal noqdaan wadahadallada u dhaxeeya dowladda Federaalka iyo maamulka Soomaaliland.

“Soomaaliya waxaan ku eegnaa hal waji mana aqoonsanin baasaboorka maamulka Soomaaliland, Fiisooyinkana waxaan ku siinaa warqado, baasaboorkaasina wuxuu agteena ka yahay teestaro aqoonsi oo kale ah” ayuu yiri Danjiraha Turkiga.

Wuxuu tibaaxay in maamulka Soomaaliland ay ka codsadeen iney joojiyaan howlihii hey’adda Nile ay ka heysay halkaasi, isagoo caddeeyay ineysan weli ka helin wax jawaab ah.

 

Daraasad dhawaan la sameeyey ayaa sheegaysa in shimbiraha dadka ku hogaamiya halka ay shinnidu joogto, iyo dadka malabka raadsanaya ee dalalka ka hooseeya saxaaraha in ay wadahadlaan.

Shinbirahaas oo loo yaqaanaa shinbir malab ama buli ayaa dadka hor duula oo ku hogaamiya halka ay shinnidu malabka ku samayso, dadku marka ay malabka ka miirtaan ayay surta ama kabarta uga tagaan oo shimbirahaasina malabka ka cunaan.

Laakin arrinta yaabka leh ayaa ah in marka ay shimbiruhu dhawaaqaan ay sugaan in ay maqlaan dhawaaq kale oo dadka ka imaanaya sida lagu qoray the journal Science. tijaabo laga sameeyey Mozambique ayaa arrintaas lagu ogaaday.

Richard Wrangham oo ka tirsan jaamacadda Harvard ayaa sheegay in shimbirahan aysan jeclayn dhawaaqa aadka u dheer ama aan caadiga ahayn, ayna sidaas uga doorbidaan bani’aadamka xayawaanka kale.

Waxaa la xaqiijiyey, kaddib markii la duubay, in marka shimbirahu ay wax hagayaan loogu dhawaaqo “brrrr-hm” ayagoo qofka u imaanaya 66%, marka la barbar dhigo 25% sida ay uga jawaabaan dhawaaqyada kale.

Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda faderaalka Soomaaliya talaadadii 19-kii julay 2016, ayaa kulan isugu yeertay gudigga la talinta mashruuca Adeegga maagelinta gaarka ah ee hormarinta gobolada, oo ka kooban Wasaaradda Maaliyadda, Maamul goboleedyada dalka ka jira iyo masuuliyiin matalaysa  Gobolada Banaadir iyo Shabeellaha Dhexe, kulankaasi oo ujeddkiisu ahaa sidii ay talo ay uga  bixin lahaayeen sida mashruuca loo gaarsiin karo Gobolada, iyada oo baahiya ay ka imaanayaan dadaka deegaanka.

Mashruuca Adeegga Maalgelinta Gaarka ee hormarinta Gobolada (Special Financing Facility for Local Development) wuxuu daba socdaa hawlahii uu bilaabay mashruucii SFF ee ay maalgelisay Dowladda Nowray oo howshisu la soo gaba gabeeyay 31/12/2015.

Ujeedada mashruuca waa dib-udhiska kaabayaasha dowladda dadwaynaha (Public infrastructure) iyo tayeeynta awooda wax qabad ee hay`adaha maamul goboleedyada. Mashruuca waxaa dowladda Soomaaliya ka taageeraysa bangiga Aduunka iyo Qaramada midoobay xafiiska Nada-dhiska (peace building) Hirgelinta mashruuca waxaa hoggaaminaysa Wasaaradda Maaliyadda ee Dowaldda faeraalka Soomaaliya, gaar ahaan waaxda fulinta mashaariicda (project implementation Unit)

Wasiirka Maaliyada mudane Maxamed aadan Ibraahim Fargeeti oo furay kulanka gudiga  ayaa sharaxaya  muhiimadda Barnaamijkaan, oo ay ka mid tahay in uu shaqo abuurid u samaynayo dadka deegaanka, in uu gacan ka gaysanayo dhismaha hay`adaha maamulka, sidoo kalana uu dhiiri galinayo shirkadaha ganacsi ee deegaanka laga fulinayo.

“Ahmiyada barnaamijkaan uu leeyahay waa tira  badan, mid wuxuu salka ku hayaa xasiloonida wadanka waan la soconaa ilaa iyo dhowr iyo labaatan sano wadanku in uu bur bur ku jiray  degaan kasta waxaa uu u baahan yahay in la hormariyo  dadku markay hormar arkaan waxaa meesha ka baxaysa colaadii badneed, “ayuu yiri wasiir fargeeti .

Gudoomiyaha Gobolka Baay oo matalayay maamulka Koofur Galbeed, Rashiid Cabdulaahi  oo ku hadlayay magaca maamul goboleedyada  ka soo qeyb galay kulanka ayaa sheegay in ay aad u soo dhawayanyaan mashruuca , uuna gacan ka gaysanayo hormarka dalka, Shaqo abuurka, tayeynta maamulada, isaga oo balan qaaday in ay gacan ka gaysan  doonaan fulinta mashruucaan, ay u muujin doonaan wada shaqeyn haboon.

 

Ciyaartooy ka kala timid gobollada dalkeena ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho si ay uga qayb galaan tartanka horuyaalka  kubada cagta goballada dalka  Soomaliyeed oo maanta ka furmi doono caasimadda dalka ee Muqdisho.

Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda Soomaaliya  ayaa sheegay in ciyaaraha gobollada dalka ay maanta si rasmi ah uga furmi doonaan garoonka kubbadda cagta ee Banaadir.

Wasiir Nuux ayaa sidoo kale ballanqaday in tartanka kan xiga lagu qaban doono garoonka weyn ee muqdisho oo hadda ah xero ay si ku meel gaar ah ay u daggan yihiin ciidamo katirsan AMISOM

Wasaaradda isboortiga dalka ayaa xustay in ay ku rajo weyn tahay qabashada tartamo intaan ka mug weyn oo ilaa degmooyinka dalkoo dhan ay ka qayb gali doonan

Dhanka kale duqa Muqdisho ayaa sharaxay ahmiyadda maamulka gobolka Banaadir ay ugu fadhiso marti galinta tartan ay ka qayb galayaan maamulada dalka ka jira si loo xoojiyo is dhexgalka bulshada Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xeer uu soo saaray ku magacaabey duddiga doorashooyinka dadban ee heer Federaal oo dib u habeyn kooban lagu sameeyay xubnihiisa.

Guddigan ayaa waxaa uu ka kooban yahay 22 xubnood oo magacyadooda ay hoos ku xusan yihiin:

1. Cumar Maxamed Cabdulle
2. Mustaqiim Wayd
3. Maxamed Kaynaan
4. Saciid Jaamac Cali (Qoorsheel)
5. Nafisa Geeddi Santuur
6. Maxamed Cali Diiriye
7. Cabdiraxmaan Sheekh Mucaawiye
8. Deeqa Yaasiin Xaaji Yuusuf
9. Saciido Maxamed Musciid
10. Aweys Abuukar Sokorow
11. Sahra Cabdi Xuseen Jaamac
12. Burhaan Cilmi Xirsi
13. Cabdicasiis Sheekh Xuseen Dayib
14. Cabdulllaahi Cali Aadan Garoon
15. Salaad Cali Ibraahim Catoos
16. Aadan Cabdinaasir Maxamed
17. Cabdullaahi Salaad Yarow
18. Yaasiin Cabdi Jaamac
19. Axmed Maxamed Saciid
20. Fardowsa Maxamed Ducaale
21. Aamina Cabdullaahi Dheeroow
22. Raaxo Maxamed Janaqow

Waxaa la baabi’iyay xeer kasta oo kan ka horreeyay oo ka hor imaanaya magacaabistan cusub.

Guddigan waxaa hawshiisu noqon doontaa dejinta qorshe hirgelin oo faahfaahsan iyo jadwalka doorashada (kalandarka doorashada) iyo inuu ku dhawaaqo taariikhda ay dhacayaan doorashooyinka sannadka 2016.

Bogga Hambalyada

Xayesiin

A/C. Waxaan idiin heynaa Biraha Cagafyada (tractors Parts).

Cagafyadaas oo kala ah: Fiat, Ford, John deere,New Holland, iyo kuwa kale oo badan.

Dalabkaaga waxaad kusoo diri kartaa E-mailkaan: geeddow@gmail.com

Xeyeysiis Ganacsi

  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN