illegal buy accutane onlineWelcome to Cadale site

Ku soo dhawaaw Bogga Cadaleomeprazole cheap online

cheap prevacidDaawo Quruxda Cadale

Group creation
G

dekedda cadale oo dib u habeeen lagu sameyhaayo

DAKADDA CADALE OO DIB U HABEYN  EY KU SAMEYHEYSO DOWLAD GOBOLEEDKA HIRSHABEELEbuy accutane america

Akhriso Liiska Musharaxiinta u taagan Madaxweynaha Soomaaliya

Guddiga Qaban qaabada Doorashada ayaa ku dhawaaqay inay isdiiwaan galiyeen 24-Musharax oo u taagan q..buy benicar hct 40 25.

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Oo Muqdisho Kula Kulmay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”, Guddoomiye ..order celexa line.

XAFLAD TAAGEERO AH OO LAGU QABTAY WADANKA NETHERLAND

XAFLAD TAAGEERO AH OO LAGU QABTAY WADANKA NETHERLAND Waxaa xalay oo taariikhdu eheed 04/01/2017 lag...

Horumarinta Qorshaha Qaranka ee Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo laga hadlayo

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo daaqa ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Hay’..can you buy a hiv test kit.

  • dekedda cadale oo dib u habeeen lagu sameyhaayo

    vrijdag 10 februari 2017 00:00
  • Akhriso Liiska Musharaxiinta u taagan Madaxweynaha Soomaaliya

    zondag 29 januari 2017 00:00
  • Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Oo Muqdisho Kula Kulmay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban

    zondag 15 januari 2017 00:00
  • XAFLAD TAAGEERO AH OO LAGU QABTAY WADANKA NETHERLAND

    donderdag 05 januari 2017 00:00
  • Horumarinta Qorshaha Qaranka ee Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo laga hadlayo

    woensdag 28 december 2016 00:00

Guddiga Qaban qaabada Doorashada ayaa ku dhawaaqay inay isdiiwaan galiyeen 24-Musharax oo u taagan qabashada xilka madaxweynaha, iyadoo la soo gaba gabeeyay diiwaan gelinta Musharaxiintaseroquel xr for sale.

buy depakote onlineHalkaan ka Akhriso Magacyada Musharaxiinta Rasmiga ah.

Sheekh Shariif Sheekh Axmed
2. Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke.
3.  Cabdiqaadir Cosoble Cali.
4.  Maxamuud Maxamed Culusow.
5.  Maxamuud Axmed Nuur Tarsan.
6. C/naasir Cabdulle Maxamed.
7.  Bashiir Raagge Shiiraar
8.  Maxamed Cali Ameeriko
9.  Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole.
10. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
11. Saciid Cabdullahi Dani
12. Cabdiraxmaan Cabdishukuur Warsame.
13.  Jibriil Ibraahim Cabdulle.
14.  Saciid Ciise Maxamuud.
15. Cali Xaaji Warsame
16. Xasan Sheekh Maxamuud.
17. Maxamed Cabdirisaaq.
18. C/llaahi Cali maxamed (Cadow Cali gees)
19. C/llaahi Ciilmooge Xersi.
20. Xaaji Maxamed Yaasiin.
21. Axmed Maxamed Cabdi.
22. Zakariye Maxamed Xaaji Cabdi.
23. C/llaahi Cali Xasan.
24. Maxamed cali Jabarti.
musharixiinta-1

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”, Guddoomiye ku xigeenka koobaad Mudane C/weli Sheekh Ibraahim Muudeey, Guddoomiye ku xigeenka labaad Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo uu wehliyo Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Mudane C/kariin Xaaji Cabdi (Buux) ayaa maanta kormeeray xarunta guddiga hir gelinta doorashooyinka dadban ee heer Federaal ayagoo guddiga kala hadlay dhameystirka doorashooyinka.

Guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee heer federaal AVV Cumar Dhageey oo ugu horeyn kulanka ka hadlay ayaa warbixin ka siiyey Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya heerarkii kala duwanaa ay soo marsiiyeen hirgelinta doorasho dadban iyo maareynta kuraaska harsan waxaana uu dhinaca kale guddoonka ku wargeliyey in ay soo diyaariyeen habraaca loo marayo bedelka kuraasta hadii Xildhibaan geeriyoodo ama is casillo kaasi oo ah in dib loo qabto doorashada kursigaasmelatonin dogs sale.

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo khudbad ka jeediyey kulanka ayaa ugu horeyn bogaadiyey shaqada guddigan ay soo qabteen, sidoo kalena waxa uu ammaanay iney soo raaciyeen habka loo marayo buuxinta kursiga la banneeyo waxaase uu ugu daray iney muhiim tahay in la cadeeyo in kuriga ay gabar ku fadhiday aan rag lagu bedeli karin in lagu muujiyo, sidoo kale waxa uu ka hadlay dhameytirka kuraasta muranka uu ka jiro ee Shanta ah oo uu xusay in ay biyo kama dhibcaan tahay in guddiga heer federaal howshaasi dhameystirkeeda ay mas’uuliyad ka saaran tahaycheap viagra sale.

buy eos lip balm ontarioGuddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo gebagebadii kulanka ka hadlay ayaa u mahad celiyey guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban heer federaal iyo heer dowlad goboleed, baarlamaannada dowlad goboleedyada, ciidammada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa midowga Afrika ee AMISOM waxaana uu dhanka kale u jeediyey codsi guddiga doorashooyinka, odayaasha dhaqanka iyo cid kasta oo saameyn ku leh dhameystirka doorashooyinka dadban taasi oo ah arin saameyn ku leh doorashada Madaxweynaha dalka.

Kulankan ayaa noqonaya kulankii ugu horeeyey ee ay si wadajir ah Guddoonka cusub ee Golaha Shacabka oo dhowaan la doortay ay ula qaataan guddiga doorashooyinka dadban waxaana ay bilow u tahay howsha loo ig maday Guddoonka cusub ee Golaha Shacabkabuy benadryl-d online.

use of cystone tablets 

XAFLAD TAAGEERO AH OO LAGU QABTAY WADANKA NETHERLANDorder cialis online overnight

Waxaa xalay oo taariikhdu eheed 04/01/2017 lagu qabtay magaalada Beverwijk ee wadanka Netherland (holanda) xaflad quruxbadan oo si ah aad loosoo agaasimay looguna talagalay in tahniyad loogu diro Dotoresa xidhibaan Mina Xasan Maxamad Shibis oo kamid naqatay xildhibaanada cusub ee Golaha Shacabka  heer Qaran ee Jamhuuriyadda Feedaraaka Soomaaliya xafladda waxaa soo qabanqaabiyay jaaliyadda soomaalida ee dalka Holan waxaana kasoo qeybgalay dad aad u tirabadan oo wejiyadooda farxad ka muuqatay,waxeyna isugu jireen  culamaaudin, waayeelo,dhaliyaro iyo hooyooyi.

Waxaa munaasabadda lagu furay aayado Quaanka kariimka ah kamid ah kedina waxaa la akhriyay muxaadaro kusaabsaneed waano iyo alla ka cabsi.intaas kedib waxaa loogudbay tahniysdihii dadkii kasoo qeybgalay xafladda qaarkood intii tahniyadaha diridooda lagu jiray waxaa iyadana khadka telefoonka soo gashayXildhibaan Dr. Mina Xasan Shibis oo u mahad celisay dadkii xafladda soo qabanqaabiyay iyo kuwa kasoo qeybgalayba, waxeyna balan qaaday iney si daacada ugu shaqeyndoonto dadka iyodalkaba.buy augmentin generic

coumadin discount couponsIntii ey xafladda socotay waxaa isagana khadka  teleefoon kula waramay Cismaan Muxidiin Shatax magaalada Neirobi ku sugnaa una mahadceliyay dadkii soo abaabulay xafladda iyo intii kasoo qeybgashaba.

Kedib markii khudbadaha lasoo gabagebeeyay waxaa waxaa loo gudbay qeybtii madadaalada waxaana goobta soo galay barbaarta gaashaman ow hogaamihaayay waayeel Cabdulle Indhabuur. Kedibna waxaa la gudagalay musikadii iyo cashadii loogu talagalay kasoo qeybgalayaasha xafladda.benzac ac wash buy online

lamictal buy cheap 

 



Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo daaqa ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Hay’adda cunada iyo beeraha u qaabilsan Qaramada Midoobay ee FAO ayaa soo qaban qaabisay shir looga hadlayay horumarinta qorshaha Qaranka ee Xanaanada xoolaha Soomaaliya ee seddaxda sano ee soo socota oo ay ka qeyb galeen Wasaaradaha xanaanada xoolaha ee Dowlad Goboleedyada iyo sidoo kale qubaro dhinaca xanaanada xoolaha ah.

Shirkan ayaa waxa uu daba socdaa laba shir oo bartamihii sanadkan ka dhacay magaaladda Muqdisho, kuwaasoo Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ,Dhirta iyo daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha xanaanada xoolaha ee Dowlad Goboleedyada ay uga hadleen sidii ay u wada shaqeyn lahaayeen Dowladda Dhexe iyo dowlad goboleedyada iyo in si wadajir ah looga wada shaqeeyo qorshaha xanaanada xoolaha Soomaaliya ee seddaxda sano ee soo socota,waxaana shirka maanta furitaankiisa goob joog ahaa Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Wakiilada ka socda Dowlad Goboleedyada ee shirka joogay ayaa ka hadlay muhiimada shirkan uu yahay iyo sidoo kale sida Wasaarada Xanaanada Xoolaha ee dowlada dhexe iyo kuwa maamul goboleedyada ay uga wada shaqeyn karaan horumarinta xanaanada xoolaha soomaaliya.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha ,dhirta iyo daaqa ee Dowladda Soomaaliya Maxamed Cumar oo shirka furay ayaa ka hadlay muhiimada shirkan uu leeyahay oo uu tilmaamay in ay ka soo bixi doonaan hanaan Qaran oo ku aadan qorshaha lagu horumarin karo Xanaananda Xoolaha dalka.

Xildhibaan Cabdinaasir Siciid Muuse iyo Xildhibaan Sadiiq Warfaa oo labadaba  ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku amaanay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee dowlada dhexe iyo kuwa maamul goboleedyada sida ay uga go’antahay ka mira dhalinta qorshaha horumarinta Xanaanada Xoolaha.

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Saciid Xsueen Ciid ayaa tilmaamay in qodobada ka soo baxa shirka ay noqon doonaan kuwa horseeda horumarinta Xanaanada Xoolaha, lana dhaqan gelin doono.

Shirkan oo socon doona mudo laba cisha ah ayaa lagu sii amba qaadi doonaa qodobo dhowr ah oo ka soo baxay shirarki horey loogu qabtay Muqdisho,  waxaana ka qeyb galayaasha ay ka hadli doonaan horumarinta qorshaha Qaranka ee Xanaanada xoolaha Soomaaliya.

Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) oo kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho intii u dhaxeysay  15 – 24 Disembar 2016-ka ayaa ahaa kulankii ugu waqtiga dheeraa, waxaana kulanka laga soo saaray war murtiyeed ka kooban dhowr qodob.

Madaxda Madasha ayaa isku raacay in 18 xubnood lagu kordhiyo Aqalka Sare, iyadoo maamul walba la siiyay min saddex xubnood.

Waxaa kaloo Madasha ay isla garteen in 11-kii kursi ee la laalay, dib loogu celiyo doorashadooda, halka 11 kalena la fasaxay.

Hadaba war mutiyeedka Madasha ka soo baxay halkan hoose ka akhriso:-

. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana ka soo qayb galay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka, Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari; Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke; Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka, Mudane Maxamed Cumar Carte; Madaxweynaha Puntland, Mudane Cabdiweli Maxamed Cali-Gaas; Madaxweynaha Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam; Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan; iyo Madaxweynaha Galmudug, Mudane Cabdikarin Xuseen Guuleed, Madaxweynaha Hirshabeele, Mudane Cali Cabdullahi Cosoble iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo iyagu si gooni ah loo casumay si aay warbixin u siiyaan MHQ.

1. Ujeedada Kulanka.

1.1 Kullankani wuxuu daba socday kullankii madasha ee lagu qabtay magaalada Muqdiso, taarikhdu markay ahayd 7dii-8dii Disember, 2016, ujeedadiisuna tahay go’aan ka gaarista iyo dhameystiridda arrimaha ka harsan dooroshada dadban ee golaha sharci dejinta qaranka ee 2016ka.

1.2 Muddadii kulankan socday MHQ waxay la kulantay warbixinnona ka dhegeysatay hay’ado kala duwan oo ay ka mid yihiin Danjirayaasha iyo deeq bixiyeyaasha u fadhiya wadamooda Somalia ee uu hogaaminaayo Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, GFHDD oo uu hogaaminaayey guddomiyahooda, Mudane, Avv Cumar Maxamuud Cabdulle, Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo isna uu hoggaminaayey guddomiyaha guddiga, Mudane Abririzaq Barre Jamac.

1.3 MHQ waxa ay sidoo kale waqti siisay xallinta saami qaybsiga aqalka sare ee Barlamanka Soomaliyeed.

1.4 Muddadii uu kulanka socday MHQ waxa ay si qotto dheer uga hadashay wax ka qabadka abaaraha dalka soo food saarey.

2. Dhageysiga warbixinnada guddiyada loo xil saaray fullinta dooroshooyinka dadban.

2.1 Madasha waxay kulamo dhowr ah la yeelatay Guddiga Federalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD) ugana xog waramay heerka howlihiisa marayaan iyo natiijooyinka ka soo hoyday degaan doorashooyinka dalka oo dhan. Ka dib markii MHQ iyo GFHDD ay si qotto uga wada xaajoodeen arrimaha uu soo bandhigay guddiga islana meel dhigeen, madaxda madashu waxay ammaan iyo bogaadin u jeediyeen guddiga sida wacan uu u fuliyey xilkaan qarameed ee loo xil saaray iyadoo la ogsoon yahay in ay ku shaqaynaayeen daruufo aad u adag.

2.2 MHQ waxay guddiga ka codsatay in kuraasta dooroshooyinkooda dhimman yahiin in aay degdeg u soo afjaraan.

3. Dhageysiga warbaxinnada GXKHDD.

3.1 MHQ waxay GXKHDD ka dhegeeysatay xog waran tifaftiran kuna saabsanaa 22 kursi ooy dacwadahooda aay dhageysteen dacwooyinkaas oo mid mid MHQ iyo Xubnaha Guddiga si qooto dheer isaga xog wareysteen isuna falanqeeyeen.

3.2 Guddiga waxa ay madasha u sheegeen 11 ka mid ah kuraasta muranka ka taagnaa ay dib u falanqeeyeen xalna ka gaareen, oo hadda ay fasaxeen, 11ka kalena ay go’aamiyeen in doorasho dib loogu celiyo.

3.3 MHQ iyo Guddiga waxay markaas ka dib wadajir uga baaraangdegeen nuxurka dacwooyinka 11 ka kursi guddigu dib u celiyey. Isu xogwaran ka dib Madashu:

a. Waxaa u soo ifbaxay xowliga degdegga ah ay ku socoto hirgelinta doorashada in dhageysiga iyo ka gungaaridda dacwadaha guddigu u helin muddo ku filan oo waqti xadidan lagu dhameystirayo;

b. Waxa soo ifbaxay in haddii Guddigu haysan lahaa xogta iyo macluumadka dheeriga ah ee lagu helay iswareysiga MHQ iyo guddigu is dhaafsadeen in go’aanka guddigu uu ka duwanaan lahaa midka ay hadda gaareen.

c. Waxaa si cad u muuqatay in marxaladda go’aan ka gaarista guddigu la tixgelenin xaaladaha amniga, siyaasadda ku xeernaa kursi kasta iyo duruufaha degaan-doorasho walba u gaarka ahaa.

d. Waxa iyana jirta in go’aanada iyo qaabka go’aan gaaridda guddiyada dooroshooyinka dadban ay ku kala duwan yihiin.

3.4 Haddaba, Madashu:

a. Ayaadoo tixgelisay macluumaadka dheeriga ah ee kor ku xusan haddii guddigu haysan lahaa u gaari lahaa go’aan ka duwan midka ay kursiga dib ugu celiyeen;

b. Garwaaqsatay in ay danta ku jirto in la yareeyo khilaaf iyo is qabqabsi hor leh ka dhalan kara ku noqoshada naatijada doorashada;

c. Tixgelisay daruufihii adkaa ee doorashada loo soo maray iyo in la dhowraariyo guuliha qaranka ka gaaray doorashooyinka 2016ka ee laga fuliyey dalka;

d. Fiiro gaar ah u yeelatay dhibaatada guud ee ku iman karta, dib u dhac iyo xasilooni darro ku timaada habsami u socodka dhameystiridda doorashooyinka qaran.

3.5 Sidaas daaraadeed MHQ waxay guddomisay

a. In in kuraasta muranka gashay oo Guddiga Xallinta Khilaaftka Doorashooyinka hakiyey uu isla guddigan dib-u-eegis ku sameeyo ayadoo gundhig iyo qaddarin looga dhigayo macluumaadkii dheeriga ahaa ee kusoo ifbaxay xog-is-dhaafsigii iyo isu xog-warrankii dhexmaray xubnaha Madasha iyo xubnaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka;

b. In dhammaan musharrixiintii Guddiyada doorashooyinku ka hakiyeen xaqa siyaasadeed ee ka qaybgelidda doorashooyinka waa laga cafiyey hakinta xuquuqdooda siyaasadeed oo way ka qaybgeli karaan tartanka doorashooyinka;

c. Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal iyo Heer Dawlad Goboleed iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka waxaa laga codsanaya in ay sida ugu dhakhsiyaha badan ee suurtogalka usoo dhamaystiraan hawlaha doorashoyinka weli ka dhiman oo mid walba hor yaal.

4. Dib-u-eegista Qoondaynta kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka.

4.1 MHQ ayadoo tixgelineysa cabashada kasoo noqotay Maamullada Dawladaha Goboleed qaarkood iyo beelo aan horey aan uga mid noqono wax qaybsiga Aqalka Sare Madashu waxay guddoomisay in tirada kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka oo ahayd konton iyo affar (54) lagu kordhiyo sideed iyo toban (18) kursi oo sidaas tirada guud ee kuraasta Aqalka Sare noqoto toddobaatan 72 kursi.

4.2 Sideed iyo tabanka kursi la kordhiyey waxa si siman loogu kala daray Dawld-Goboleedyada waxaana loo qaybiyey sida soo socota:

Magaca———Tirada kuraasta hore—-Tirade kuraasta la kordhiyey—Wadarta
1. Somaliland——–11 kursi————–3 kursi————————-—14 kursi
2. Puntland———-11 kursi—————3 kursi————————-—14 kursi
3. Galmudug——–8 kursi—————-3 kursi————————-—11 kursi
4. Hirshabeelle—–8 kursi—————-3 kursi————————-—11 kursi
5. K/Galbeed——-8 kursi—————-3 kursi —————————-11 kursi
6. Jubbaland——-8 kursi—————-3 kursi————————-—-11 kursi

Wadart————–54——–————18—————-———————-72

4.3 Sidded iyo tabanka Kursi ee la kordhiyey waxaa soo magacabaya Madaxweynayaasha Dawladaha Goboleedyada, waxaana Xeer Madaxweyne ku soo saaraya Madaxweynaha Jumhuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha MHQ.

4.4 Madaxda Madasha Qaranku waxay soo dhoweynaysaa baaqa siyaasiyiinta iyo waxgaradka Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya (Somaliland) ee la xiriira in hay’adaha dawladda ee dhismaya 2016-2020 xil weyn iska saaraan oo mudnaanta koowaad la siiyo ka miro dhalinta wadahadalada u socda Soomaaliya iyo Soomaaliland, iyo in laga wada xaajoodo saami qaybsiga awoodaha siyaasadeed.

4.5 Saddaxda kursi ee loo kordhiyey Gobollada Woqooyiga Soomaaliya ee Somaliland waxaa soo magacaabaya R/Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaliya oo la tashaday Odayaasha Dhaqanka Beelaha Samaroon, Ciise iyo Fiqi-Shinni.

4.6 Madaxweynayaash Dawladaha Goboleedyada iyo R/Wasaare ku-Xigeenkuba waa in ay xubnaha ay soo magacaabeen usoo gudbinaya Madaxweynaha Jumhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ugu dambayn 28 Diseembar 2016.

4.7 Guddiga Heer Federaal ee Doorashooyinka Dadban iyo Guddiga Fulinta Doorashooada Xubnaha Aqalka Sare ee Gobollada Woqooyiga Soomaaliya ee Somaaliland waxaa la faraya in ay si degdeg ah u dhammaystiraan ugu dambaym 30-ka Diseembar 2016.

5. Xilhaynta Guddiyada Doorashooyinka Dadban

5.1 Guddiyada Doorashooyinka Dadban ee Heer Federaal iyo Heer Dawlado Goboleed iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo mudda xilhayntooda ku ekeyd 31.12.2016 waxaa xilhayntooda loo kordhiyey ilaa iyo inta ay kasoo gebageboobeyso kuraasta ka dhiman doorashoyinka Dadban ee Golaha Shacbiga iyo Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka.

6. Xaaladda Abaaraha Dalka soo foodsaaray

6,1 MHQ waxay si qottadheer u darseen xaaladda abaaraha dalka soo foodsaaray oo durba dadka iyo duunyada saamaysay, loona baahan yahay in si degdeg ah loo abaabulo gurmad iyo ka hortagga abaaraha.

6.2 Deseembar 18, 2016 MHQ waxay hay’adaha dawladda ku hawl leh ka hortagga aafooyinka dabiiciga ka dhegeysatay warbixin ku saabsan xaaladaha iyo ilaa heerka ay abaartu dalka saamaysay. MHQ waxay haddiiba:

(a) Magacaaday oo dhistay Guddiga Farsamo oo loo xilsaaray Gurmadka iyo ka hortagga abaaraha oo si degdeg ah u hawlgala, xubnihiisuna ka koban: Xafiiska Madaxweynaha, Xafiska Ra’iisul Wasaaraha, Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federalaynta, Xafiiska ka hortagga iyo Maareynta Masiibooyinka iyo xubno ka socda dhammaan maamul goboleedyada Dawladaha Goboleed ee xubnaha ka ah Federalka Somaliya.

(b) In Dowladda Federalka Somaliya iyo xubnaheeda dowlad goboleedyada ay hormuud ka noqdaan isku tashi ummadeed iyo in la abaabulo qaybaha kala duwan ee bulshada iyo qurba joogta Soomaaliyeed, si ay ugu gurmadaan walaalahooga abaartu saamaysay.

(c) Madaxda Dowladda Federalka Soomaaliya iyo Madaxda Dowladaha goboleed ee Xubin ka ah Federaalka Soomaaliya waxay wadajir 21-kii Deseembar 2016 baaq gurmad degdeg ah ugu jeediyeen dhammaan Danjirayaasha dalalkooda ku mattala Soomaaliya, dalalka aan walaalaha nahay, Beesha Caalamka iyo Hay’adaha Samafalka Caalamiga ahba laga codsaday inay in gurmad degdeg ah lasoo gaaraan gobollada dalka abaaruhu saameeyeen lasoo gaaraan kaalin muuqatana ka geystaan.

7. Munaasabadda dhaarinta xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka

7.1 MHQ waxay go’aamisay in munaasabadda dhaarinta xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka la qabto maalinta talaadada 27 Diseembar 2016, taas oo ka dhici doonto Akademiyada Booliska Soomaaliyeed (Scuola Polizia).

1. Mahadcelin.

8.1 MHQ waxay mahadnaq u jeedineysa dhammaan Maamullada Dawladaha Goboleed ee xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya sida habsamida xilkasnimada leh ay Magaalo Madaxyadooda uga suurtogeliyeen una fuliyey qabashada doorashooyinka dadban ee 2016 si naba iyo xasilloni ku dheexan.

8,2 Waxay kaloo si gaar ah ugu mahad iyo bogaadin u jeedinayaan dhammaan xubnaha Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Federaal, Guddiga Xallinta Khilaafaadka iyo Guddiyada Doorashooyinka Heer Dawalad Goboleed sida wacan ay xilkooda qarameed u fuliyeen, hawlaha doorashooyinkana u maamuleed si mihnadyahannimo ku dheehan.

8.3 MHQ waxay gallad iyo qaddarin iyo mahadcelin gaar ah u jeedineysa dhammaan Ciidammada Qalabka-Sida sida hufan oo waddanimada ku dheehan ay amniga doorashooyinka qaranka u sugeen ayagoo weliba duruufo adag ku shaqaynayey. Waxay sidoo kale Madashu mahad iyo bogaadin u jeedineysa dadweynaha Soomaliya guud ahaan iyo odayaal dhaqameedka bulshada Soomaaliyeed iyo ergooyinka doorashooyinka dadban oo ka wakiilka ahaa dadweynaha soomaaliyeed.

8.4 Gunaanadkii, Madasho waxay Beesha Caalamka, oo uu hoggaaminaayey Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay M.ne Michael Keating, ugu mahadcelineysa taageerada joogtada ah iyo talooyinka siyaasadeed iyo farsamo oo ay had iyo jeer la garabtaagan yihiin Dawladda Soomaaliya.

Dhamaad

Kusoo dir bamlalyadaada : info @ cadale.com

Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Donald Trump, ayaa xaqiijiyay in madaxa Exxon Mobil, Rex Tillerson, uu u magacaabay in uu noqon doono xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka.

Mr Trump ayaa ku ammaanay Mr Tillerson, oo 64 sano jir , wuxuuna ku tilmaamay inuu ka mid yahay "hogaamiyayaasha ganacsiga ee sameeyay heshiisyada caalamiga ee guusha gaaray"

Mr Tillerson ayaa la sheegayaa inuu xiriir fiican la leeyahay madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, iyadoo taasi walwal galinaysa xisbiga Dimoqraadiga iyo qaar ka mid ah xisbiga Jamhuuriga.

Magacaabida Mr Tillerson ayaa u baahan inuu Senate-ku ansixiyo.

Maalmo ka hor ayaa waxaa soo baxay in sirdoonka Maraykanka ay aaminsan yihiin in Ruushka uu caawiyay doorashada Trump, iyadoo lagu eedeynayo inay ku lug lahaayeen kombutaro la jabsaday.

Sirdoonka USA: 'Ruushkaa faragelin sameeyay si uu u sare ugu qaado Trump'

Muran soo kala dhex galay Trump iyo saraakiil sarsare

Trump: Putin ayaa ka hoggaan fiican Obama

Xoghayaha arrimaha dibadda ayaa ah diblomaasiga ugu sareeya, ee masuulka ka ah in la hirgaliyo siyaasadaha arrimaha dibadda ee dowladda.

" Shaqada Rex Tillerson ayaa astaan u ah riyada Maraykanka", ayuu sheegay Mr Trump.

" Tayada adkaysigiisa, qibradiisa iyo fahamka siyaasada arrimaha dibadda ayaa ka dhigaysa qofka ugu fiican ee loo doorto xoghayaha arrimaha dibadda".

Mr Tillerson ayaa sheegay in magacaabida ay u tahay sharaf, isagoo sheegay inuu la wadaago Mr Trump aragtidiisa in la soo celiyo aaminaadii xiriirka arrimaha dibadda ee Maraykanka iyo in la adkeeyo ammaanka waddanka".

Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Donald Trump, ayaa xaqiijiyay in madaxa Exxon Mobil, Rex Tillerson, uu u magacaabay in uu noqon doono xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka.

Mr Trump ayaa ku ammaanay Mr Tillerson, oo 64 sano jir , wuxuuna ku tilmaamay inuu ka mid yahay "hogaamiyayaasha ganacsiga ee sameeyay heshiisyada caalamiga ee guusha gaaray"

Mr Tillerson ayaa la sheegayaa inuu xiriir fiican la leeyahay madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, iyadoo taasi walwal galinaysa xisbiga Dimoqraadiga iyo qaar ka mid ah xisbiga Jamhuuriga.

Magacaabida Mr Tillerson ayaa u baahan inuu Senate-ku ansixiyo.

Maalmo ka hor ayaa waxaa soo baxay in sirdoonka Maraykanka ay aaminsan yihiin in Ruushka uu caawiyay doorashada Trump, iyadoo lagu eedeynayo inay ku lug lahaayeen kombutaro la jabsaday.

Sirdoonka USA: 'Ruushkaa faragelin sameeyay si uu u sare ugu qaado Trump'

Muran soo kala dhex galay Trump iyo saraakiil sarsare

Trump: Putin ayaa ka hoggaan fiican Obama

Xoghayaha arrimaha dibadda ayaa ah diblomaasiga ugu sareeya, ee masuulka ka ah in la hirgaliyo siyaasadaha arrimaha dibadda ee dowladda.

" Shaqada Rex Tillerson ayaa astaan u ah riyada Maraykanka", ayuu sheegay Mr Trump.

" Tayada adkaysigiisa, qibradiisa iyo fahamka siyaasada arrimaha dibadda ayaa ka dhigaysa qofka ugu fiican ee loo doorto xoghayaha arrimaha dibadda".

Mr Tillerson ayaa sheegay in magacaabida ay u tahay sharaf, isagoo sheegay inuu la wadaago Mr Trump aragtidiisa in la soo celiyo aaminaadii xiriirka arrimaha dibadda ee Maraykanka iyo in la adkeeyo ammaanka waddanka".

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa sheegay in 15-ka bishaan uu furmi doono fadhigii ugu horreeyey ee Barlamaanka cusub, isagoo dhanka kalena ku baaqay in si deg-deg ah loogu gurmado dadka ay abaaraha saameeyeen.
Madaxweynaha J. Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa farriintiisa ku biilaabay, tacsi uu diray ummaddiisa, taas oo ku aaddan dhibaatooyinka ay argagixisada u geysteen, ciidammada ammaanka Soomaaliya ayuuna ku ammaanay doorka fir-fircoon ee ay ka taagan yihiin, ka hortagidda nabad-diidka.
Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa sheegay mar kale in dagaalka Soomaaliya ku jirto uu yahay mid caalami ah kana dhan ah argagixisada, shacabka Soomaaliyeed ayuu madaxweynuhu ugu baaqay in ay qeybtooda ka qaataan dagaalkaasi.
Madaxweynaha J. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Soomaaliya 47-sanno kaddib  ay doorashooyin ka dhacayaan,  taasoo lagu gaaray biselyn siyaasadeed oo dadka Soomaalida ah ay sameeyeen, waxa uu ku ammaanay dowlad gobolleedyada iyo guddiga arrimahaasi ku howlahan sida ay u guteen waajibaadkooda.
Dhan kale Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa sheegay in fadhigii ugu horreeyey ee Barlamaanka labada aqal ee cusub uu furmi doono sida qorshuhu yahay 15-ka bishaan, gacantana lagu hayo howshaasi, isagoo faray maamulka Barlamaanka in ay dadajintaan qabsoomidda kulankaasi oo ay dhaarinta xildhibaannada  ay ka mid yahay.
ugu dambeyn madaxweynaha Jamhuuriyadda, ayaa  farriin muhiim ah u diray dadka Soomaaliyeed oo yiri  “gobollada Jamhuuriyadda oo dhan waxaa ka jira abaaro xooggan, waajib ayeeyna nagu tahay inaan gurmad u fidinno dadkeenna,  waxaan ugu baaqayaa bulshada Soomaaliyeed qeyb walba in ay u istaagaan badbaadinta dadkeenna gaajada u dhimanaya.
hadalka madaxweynaha, waxaa soo baxay xili Soomaaliya ay wajaheyso labada xaaladood ee uu ka hadlay ee doorashooyinka oo ah horumar weyn iyo abaaraha oo ah xaalad liidata, aadna u adag, taas oo Soomaalidu uga dhigan tahay in ay muujiyaan ad adeyggii looga gudbi laha.
Pagina 1 van 31

Bogga Hambalyada

Xayesiin

A/C. Waxaan idiin heynaa Biraha Cagafyada (tractors Parts).

Cagafyadaas oo kala ah: Fiat, Ford, John deere,New Holland, iyo kuwa kale oo badan.

Dalabkaaga waxaad kusoo diri kartaa E-mailkaan: geeddow@gmail.com

Xeyeysiis Ganacsi

  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN
  • KU XAYEYSIISO BADEECADAHAAGA  HALKAAN